Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Hiiran Online Somali Person Of The Year Award Was A Sign Of Pity From Mogadishu To Hargeisa

Recommended Posts

websitka ay aadka u akhristaan Beesha Hawaii oo degaankeedu yahay Koonfurta Soomaaliya ee Hiiran online ayaa u caleemo saaray gacan ku dhiigle Siilaanyo inuu yahay Qofka sanadka 2010 ,isaga oo ahaa madaxii hore ee jabhadii SNM oo danbiyo dagaal oo ku salaysan Isir Nacayb ka gaystay gudaha Soomaaliyaha ,gaar ahaan Gobolada waqooyi ee Soomaaliya oo ayna degin Beesha uu ka soo jeedo.

 

Websitkan ayaa horay u siiyey abaal marintan sanadihii ina soo dhaafay rag ka soo jeeda Beesha ****** sida Sheekh Shariif,Nuur Cade ,cabdulqaadir Yaxye iyo Dhiblaawe,hase ahaatee sanadkan waxay siiyeen qofka sanadka ganac ku dhiigle Siilaanyo iyaga oo uga abaal mariyey xauuqii uu ka gaystay sanadkan horaantiisa Gobolka Cayn ee Soomaaliya isaga oo kaashanaya Itoobiyaan

 

Ololahan ay wadaan qaar ka mid ah warbaahinta qaarkod ayaa ah marin habaabin iyo cuqdad Beeleed waxay ahayd maalmo ka hor markii Idaacada gabalkeedu sii dhacayo kuna caan baxday iyo madaxeeda Yabaroow qabiilka ay waraysi la yeesheen xaq jirka qabiilku dilooday ee qorka websitka Hadhwanaag news iyaga oo ku sheegay websitkaas, websitka sanadka hase ahaatee uu yahay website u ololeeya kala goynta Soomaaliya ahaana mid waqti badan siiyey dhaqan xumadii ay bulshada gobolada waqooyi iyaga oo isku duuban ku aflagaadeenayeen Hooyada qaranka Soomaaliyeed Saado Cali warsam

http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=5786 halka ka akhiriso 7 Bilood ka hor maqaalka aan ka qoray wiilka xididnimda loogu caleemo saaray inuu qoro websitka Soomali ugu fiican

 

Sidoo kale bishii dhamaatay ee sanadkii hore waxa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu qabtay xaflad loogu magac daray Somali Achievement Awards 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah qurbo joogta SNMta iyaga oo u qaybiyey abaalmarintan dad ka soo jeeda labada Beelood ee ****** iyo *****, dadka ay ku abaal mariyeen cuqdadan waxa ka mid ahaa Hadraawi oo dhowaan diiday in dugsi ay wax ku bartaan caruurta gabooye loogu magac daro , sidoo kalena websitka ugu fiican waxay siiyeeniHiiraan Online oo ay ka kaga midaysan yihiin cuqdada Beeleed.

 

Ugu danbayntii Hiiraan onlineoo u dooratay Siilaanyo Qofka Sanadka ee 2010 iyo VOA Yabaroow oo isaguna Hadhwanaag news u doortay websika sanadka waxay ku tusaysaa aqoon yarida iyo cuqdada qaar ka mid ah Hogaamiyaasha koonfureed ay u qabaan Beel ka mid ah Soomaalida taas oo ay ku guul daraysteen 20kii sano oo la soo dhaafay hase ahaatee maanta la bilaabay xulafaysi kale oo qalinka ah.Sidoo kale Siilaanyo iyo Hadhwanaag waxay ka soo horjeedeen Cayaarihii Gobolada Soomaaliya oo lagu qabtay Garoowe hadaba siday ku noqon karaan shalhsiga iyo websika ugu fiican Soomaali

Share this post


Link to post
Share on other sites

I was complaining of this selection of HOL towards siilanyo also and refuted it scholarly in my responses. Those responses of mine can be viewed below

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/50507-2010-Hiiraan-Online-Persons-of-the-Year

 

Pls skip all the other rhetoric from other posters who don't post with evidence or facts but with blind clanism which is one of the huge reasons why their politics is in isolation mode and ignored by the civilized world

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wa iska sheekadi usc/snm, nacasana dadku. 20 years wax ay sameyeen haba yarate ma jirto marku beeshenu dalka haystay guri walbo wuu iftimiyay, aduunka dhan wuu na sharfeyay, qaran ba jiray. Manta usc/snm iyo siyasigooda folxumada badan waxay keentay in hamar malin walbo dab ka jiro iyo reerka burco laga ganacsado Bosaso sida neef ari ah oo loo gudbiyo yemen iyago tahrib doonayo...taas bay idin keeneen snm iyo usc haday xaqiiqdu la taabto.

 

SHAME ON VOA AND HOL they have truly disgraced themselves and have forgotten scholary journalism but are basing their whole judgements on clan passions which is the sole reason why the country is in a mess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this