Sign in to follow this  
hamza

jiritanka qaran nimada soomaaliyeed

Recommended Posts

hamza   

Soomaaliyey, jiritankena baa iminka ciriiri ku jira. jiritanka wax ka horeya malaha. Balse,maynu ku heshinu mas'aladan ee jiritanka soomaaliyeed. Hasiyeshe, ma'aragna horta waxyalaha ino dhexeya ayna ka marmi kareynin marna? heedhe, qaran kasta waxa jira shey tiir dhexed u ah uu ku taaganyahay. taasna wa sir qarsoon. Baadi nin an lahayn bay ag joogta, had iyo goorba waxaa nagu haboon inaan tiir dhexed kaas baadi goobno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarannimo dadkii lahaa duminayaan xal looma helayo. Soomaali iyadaa diiday inay danahooda dhamaystaan oo ay iyagu heshiiyaan waxaanay ka door bideen in kolba dowlad mala'awaal ah loogu soo dhiso dal kele ........

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qaran somaaliyeed oo jira aragtidayda waxaa ka horeeya in marka hore rag la helo.

meel cruur iyo dumar ku tabaaloobeen hadaad aragto rag baan jirin allah yarxam

 

dumarkii iyo caruurtii qayb xalbaa loo helay gaalaa qaaday dhulkooda kusoo dhaweeyay,dhaqankoodana bartay

ilaa ay su'aalo qariib ah ay ku waydiiyaan. sida ducadayda maxaa loo aqbali waayay oo kale iyo kuwa kasii daran

 

eedaasna hooyada iyo gabadheedu ma lahane waxaa iska leh marxuumkaas mootan allah yarxamu.

 

hadaba soomaalida xalka laga sugayan waa un sadex

1-mid dhalanteedsan

2-mid isla dheer

3-mid is dhexyaala

 

midka dhalanteedsan dal waa hore la aqoonsaday ayuu aqoonsi u doonayaa oo ku daalay waa la yaab

midka isla dheer igu dayda, oo sidayda u taliya, oo cid kale ma taliso. calanka ma lasoo baxaa misa waa iska dayaa waa yaab

kan xabada dhabarka jabisay oo kii ku dhuftay oo indha beelay ag fadhiyo oo dawlad qaran baan ahay wali lasoo taagan waa yaab

Share this post


Link to post
Share on other sites
hamza   

xubnoyinka dawladu ka kobantahay ee dadka,dalka iyo dintaba loga adego logana daneya.

 

xubnoyinkan oo ah barlamanka,garsoorka, wizaradaha oo si sax ah loo haul galiyo. sharciga xubnahane lagu kala wado uu noqdo mid shacabka soomaaliyeed xagisa marna dinta an qilafn. desturka wa inu ahada mid loo wada dhanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
hamza   

oba hiloowlow;685335 wrote:
tiir dhexaadkaas waa somaliweyn oo midowdo....

saxib ruun ayaad ku shegtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Tiir dhaxaadku waa diinta Alle in aay Soomaalidu bartaan iyo cilmiga kalaba oo jaahilnimada ka baxaan. Markaay jaahliga ka baxaan baay fahmi karaan qiimaha dalkoodu leeyahay iyo farqiga u dhexeeya Soomaalinimo, qaranimo, qabiil , iyo wadaninimo. Qofku waxuu fahmi karaa macnaha erayadaas kor ku xusan markuu yahay qof wax garad ah, dalkiisu qiima la leeyahay, wadani ah, oo aqoon iyo karti leh. Soomaalida hadii la oran lahaa kuligiin Soomaaliya ka soo taga oo kamp qaxooti oo wadan kale ku yaal soo gala waay yeeli lahaayeen, waayo dalkooduba qiimo uguma fadhiyo marka see lagu midaaynayaa? Waa Bilaahi taawfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismahaan;685721 wrote:
Tiir dhaxaadku waa diinta Alle in aay Soomaalidu bartaan iyo cilmiga kalaba oo jaahilnimada ka baxaan. Markaay jaahliga ka baxaan baay fahmi karaan qiimaha dalkoodu leeyahay iyo farqiga u dhexeeya Soomaalinimo, qaranimo, qabiil , iyo wadaninimo. Qofku waxuu fahmi karaa macnaha erayadaas kor ku xusan markuu yahay qof wax garad ah, dalkiisu qiima la leeyahay, wadani ah, oo aqoon iyo karti leh. Soomaalida hadii la oran lahaa kuligiin Soomaaliya ka soo taga oo kamp qaxooti oo wadan kale ku yaal soo gala waay yeeli lahaayeen, waayo dalkooduba qiimo uguma fadhiyo marka see lagu midaaynayaa? Waa Bilaahi taawfiiq.

hade wadaadadii ayaaba dadka gaaleysiinaye oo gowracaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

oo jaahilnimada ka baxaan. Markaay jaahliga ka baxaan baay fahmi karaan qiimaha dalkoodu leeyahay iyo farqiga u dhexeeya Soomaalinimo, qaranimo, qabiil , iyo wadaninimo

waa caqli saliim ah masha allah.

in kastoo la yiri qof muslina jaahil ma noqdo oo wuxuu kala yaqaan xaqqa iyo baadilka dariiqa saxan iyo kan khaldan.

soomalida muslin nimadeeda waxaa kala weyn qabiilkooda aniga iyo adiguna ka mid baan nahay...... qisa dhaba

 

markay somaalidu heshiin waayeen waa tashadeen waxay ku tashadeen inay meel hotel iyo biyo shawer leh isugu tagaan dalka martida loo yahay iyo caalamkuna qarashka bixiyaan si dawladnimadoodii ay usoo ceshadaan.

caalamkii waxaa u yimid dad fara badan oo rag iyo haween isugu jira oo haybad leh dhar qurxoon oo udgoon wata,luuqada badan ku kala hadla aduukii waa yaabay!!! wuxuuna go'aan ku gaaray in qarashka laga bixiyo dakaa mutacalimiinta ah sidii dalkooda ay dawlad uga dhisi lahaayeen qaarbaa ku aroosay isla markiiba madashii qaranka soomaaliyeed ka dibna wiil ugu dhashay, masha allah wiilkiina waxaa loo bixiyay suge isla markiina maraykankaa loo qaaday asagoo laba jir ah kii dakiisa iyo dadkiisa anfaca allaha ka dhigo waa ducooyimka soomaalida lagu yaqaano.

 

see qaran loo helaa weeye mowduucu gacaliso??? waa in alle loo noqdaa kow, anigu shakhsiyan qabiilkayga waan jeclahay waayo waa dadkaygii adiguna sidoo kale lakiin waxaa ku dhex jira kuwa sharis ah ama dilaa ah sida libaaxu cidiyaha iyo ilkaha wax ugu diloo kale oo aan qaran iyo midnimo waxba ka aqoon hadii aan u sacabino oo ku magacawno mujaahid qoran soomaaliyeed oo xoog leh la heli maayo, sanseekeeduna waaba muuqdaa sida kuwa leh itoobiye hanaga soo gaarto cadawgeediibaan xalay soo qabanay, iyo anigu aan sanawi fooxa u shido, iyo maya anaa kaaga horeeyay ilahay hana asturo

aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;685809 wrote:
dee in la so celsho midnimadi waaye oo cuqdadaha la baaba'sho oo la heshiiyo sidaas baa horumar lagi gari karaaya.

 

Maba lulatee maxay leeftaa ................ (i'm sure u don't understand though) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
hamza   

qiyaana aya ka dhex aburantay soomaalida. qiyaanadi salkeeda wali lama hayo.

 

soomaali badankeda maba caafimaad qaban. sababto oo ah waa dad qaad(jaad/khat) iyo dorogadu isticmaala, maskax dooda ayna fadinin.

 

marka hadan hoos isku egno melaha khatka aad loga uno waxa ka mid ah somaliland, SSC ,puntland iyo villa somalia. taas waxa cadeyn uu ah in an laga cuuni kariin khaat melaha ayka taliyaan wadaadada.

 

hormarkeena wuxuu ku jiraa in an ika dafno shaydankan khaat la yiraado kaso dhibaato weyn ugestay bulshada soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this