Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Al shabaab oo su'aalo weydiinaya nin Reer baadiye video

Recommended Posts

Masha allah. At the end of the day it really doesn't matter whether the interviewer is Al-shabaab or not. This man is living in a Moslem country. And he is in hid mid 40s. The five article of Islam and the six pillars of Imaan is the most basic and elementary knowledge every believing moslem should know. If you are at the age, and you live in a moslem country with a moslem society and you die like this...Subhann laah" only allah know what his fate would be. I think is man is very, very and very lucky to have encountered this man. Because know it is incumbent upon this interviewer to educate this man about his religion. At the end of the day, your Camel or your herds won't get you to paradise, it's your deeds, and without sound knowledge one can never earn good deeds.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Tuujiye;685846 wrote:
^^ qofyahee why you getting so personal? lool I never said Wahabisism brought Islam to somalia and I never said anything negative about suufi style of teaching.

buufis aa ku haaye yarta...

 

lool dadka aan dugsiga quraanka lasoo dhigtay intee ku jiraan qaarkood mid suufi iyo nooc kale ahba.. Qiraa'ada dhoor nooc ee kula baxdaana oo ma aha midaan kiliya aad ku maqashay cajaladaha wadaadada Egypt iyo sucuudiga ee waxaan jiraan dhoor nooc oo kale. Kuligoodna waa wada sax.

 

Somali wahabi maba aheen wiligood mana eesan joogin umadaas before. Mise waxaad is dhaheysaa dadka Tajweejka wax ku aqriya kuligood waa wada wahabi? lool

 

Ismalura, dhooreyahee the wrong guy aa heysaa.. Tuujiye xer xitaa wuu lasoo digriye oo dugsi quraan nooc kastena waan soo dhigtay..kun iyo labo boqol oo jeerna intee "duubo" i dhaheen, washamsi waa la igu soo aqriyi.

 

The truth is, back in the days somalideena diinta waxaan u heysanay dhaqan ahaan oo badankeen micnaheeda asal ahaan ma aanan aqoon. Umad waxaan nahay ilaahey aad u jecel iyo diintooda maasha allah laakiin quraan la xifdinaayo laakiin micnihiina la aqoon waxba noo ma tari jirin.

 

seef labood cusub aa tahay maasha allah and you will fit in this place just fine... Nice to meet you abaayo...

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Wahabism :confused::confused::confused:

Is it Mohamed abdulwahab the Friend of humphrey?

Anyway If it's that Guy, then many ........ about him :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismalura;685840 wrote:
I don't like to take part in arguments about different sectors of diinta lakiin I can't stand the theory that Wahabisim brought Islam to Somalida." @ Tuujiye many people knew how to pray and read the Quran long before qixii ee talk for your self. Tajweedka kama fadli badna codadka kalee quraanka lagu akhriyo...there are different qira'aa styles and imitating a certain voice doesn't make you more religious.

 

@ Ismahaan abaayo subac iyo quraan la xifdiyo suufiyada unbaa laga soo gaadhay. These new wadaado cajalada unbeeyba ka dhageysan jireen quraan. I guess we have our indvidual biases lakiin aniga quraan sufiyada unbaan ku arkay.

Si fiican ayaa u hadashay. Hoo koob isbarmuuto isku qabooji. Tuujkana warkiisa ha u bixin, dhag jalaqna ha u siin, gadaal ka gaar in uu surwaalgaab seeflaboodnimo ugu noqdo rabaayee. 068.gif

 

Waraa Tuujka, shimee shuqul Barbaarta bilowday. Gabadha faraha ka qaad, waana Reer Kanadee. Yaa ku yiri Reer Kanada la hadal hortaba. Washamsi in laguugu qaado waaye, mise sida shuqul Barbaarta sameyaan waa in faraha lagaa gooyo maadaama dadka Quraanka kusoo baray u gaftay.

 

Suufi-based kulahaa. Suufi la'aantood Soomaali, Eebba ka sakoo, si sahal diinteena kuma qaadateen. Waa degnaanta, dulqaadka iyo u samirka Suufinimada diinta lagu soo wad bartay, laguna qaatay, not gardheere iyo surwaalgaab isqarxin iyo hanjabaad waxaas noo keenee. Xoog diin dad laguma gaarsiiyo.

 

Cajalka yar meesha lagu soo dhajiye haddaan ka hadlo, Barbaar ku sheegaas awalba waxaan iyo wax ka daran waa laga sugaaye. Kooda labada alif iyo ba' bartay ismoodo samada toddobaad soo taabtay. Kuwaas dad ee diin baraan iska dhaafee dadka inay ugu baxaan ka cabsanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Man of freedom, what the &%$# is Moslem? qashin yahoo is Muslim! or you trying to sound like an American? iskoronyo waaxid...

 

 

MMA, weesheeda faraha ka qaad miyaa adiga? gabar kastoo ree kanada eh adiga maa abuukaati u ah horta kaalay? Hadii suuqa aan ka baxnay xitaa jidka banaanka eh in aa noo istaagtid iyo mushabeeriyada xaq ma aha yarka... Toorabiinkaada kuuriya maa laga soo gaday mise jarmalka?

 

Horta beentaa ma aha, Somalia Suufi La'aantood diin maba aqbali laheen. Laakiin just because hadii ee suufi yaasha dagan yihiin oo umadal kush kush yihiin, doesn't mean they are right waraa... Ciyaalkaan gardheerayaasha ehna ma aha Cumar faaruuq oo kale ama our own SOL shiikh Nur aka kabiirka SOL..

 

MMA, hada kohor makuu sheegay in nuune uu kabiir noo noqday? just because islaamaha jiniyada uu ka saari jiray nooh...Kaas suufi iyo waxa uu yahay ilaa iyo hada makasaayi...

 

 

Layzie, kaalay adiga in aa dadka igu dirtid lee maa rabtaa markaste Jini baal baal yahee....

 

Ismalura, waa u jeedaa MMA oo iga shafweyn aa security kuu noqday..So therefor I have no choice but to wlc u again my Canadian Sista!

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ar fiiriya labadaan kadabshiir, gaad-gaatan ka eyn waxaas, waaba la qamaamaa hadii la arko gabdho xiiran.

 

 

Ismalura hala i dhaafo, waa xaafidul quraan is nacdey, aniga iyo ayada waxaan ku wada dhalaney Ceel-Cirfiid, hada ka horna maansa-lugaleey ayaan isla qalaney anagoo harraadsansmileys.gif )

 

Lyzie-Gaal yaan lala yaabin waxaa ku dhacey cudur afuufoow la dhaho marka waxaa ka fakadey xididka kala gudbiyo dhiiga daxaleestey ee loo yaqaano "malax-halloowdey oo ku dhacdey jalamad" smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

I am laughing out loud. Dadkiina Afsomali funny ah baad ku hadleysaa.

 

@ Man of freedom isku sheegow what do you by 'moslem' waa runee? Mida kale did you hear that the interviewer him self said the shahaada wrong. Leave people alone and let them worship God the way they know Him. There are better ways to teach people with out humiliating them on video.

 

@ MMA thanks my Canadian brother. I appreciate you support; waliba Canada bas ma ahee ree Muqdishona waan isla nahay ee saas u ogow :). Diinta macaankeeda wuxuu ku jiraa sufida; they are people of love and wisdom.

 

@ Tuujiye adiga anoo junior nomad ah baad welcome ta uun i heysaa ee waa maxay. It is too late to welcome me dee. PS: Maalin hore qof sidaada u hadalyaan ku arkay 'Buulo' wireless :)

 

@ Nuune islaamahad jiniga ka saareysay ee la shegayay maad ii maleysay markaan maanso lugleey kula cunayo. Seriously though why did you ignore when I mentioned magaaldaada maalin hore. Mise anaa wareersan tolow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Ismalura smileys.gif magaaladen ignore gareeyey, Jinkii baa ku soo gaarey miyaa magaciisa la oran jirey curaahdaq, waa mid laangare ah ama jiis, gabdhaha ayuuna aad uga helaa maskaxdana ka wareeriyaa, tan kale anigu magaalo aan sheegtaba ma jirto aniga waxaan iska ahey united nation cayaalka xaafada ah smileys.gif

 

 

Ar daya MMA wuxuu thanks helaayo iyo il-qalloocan oo faraanti loo galshey, kii Tuujiska ahaa wee ku taagantahey hadiiba Buulo Wireless lagu arkey ehehe, laakin waxaan ka yaabi in Ismalura ku dhacdo sidii hasha labada geed jecel labo gebi dhexdood buu waraabuhu ku gowracaa, al-xaaji waraabaha meel dheer ma jiro wey garan Ismalura smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

I watched this and i for one beleive the interviewer was brute, harsh and a times wrong and actually putting words on the poor guys mouth. He is fearful, frightened and obviously freaked out. No "Muslin should do this to another muslin-

 

2ndly, alahu ya waclam

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

muslimiinta dhamanted waxan u dardarmi lahaa in ay isku naxarisstan, li ana a diinu nasaaxa, waxan u malaynhaya in aad wada xasuusatan ninki reerbaadiyaha ahaa ee wakhtigii nabiga (s a w) asaagoo masajidka kukaajayo ay ku qayl yeen saxaabadii rasuulka (peace be upon him) rasuulka wuu diidey in lagu badh gooyo kaadida. marki uu dhamaysteyna biyo ayaa laraaciyey meeshi. illahina wuxuu dhahay,( WAQUULUU LINAASI XUSNAA)

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@NUUNE and jiinkii....

 

Nuune, jinni iyo Islamira isku meel ma maraan

 

As for ISLAMIRa, kaalay, maxaa ku daaray? you come across as a scorned woman, wallaahi I promise to undo whatever it is you think I DID, just iisheeg magaciisa and I will get to the bottom of it ya canadien

 

 

PS: Somalina, yes, thank you for pointing out the obvious, it was indeed a typo on my part and the fact that I'm living in the 21st century not the 15th century suggests otherwise, so its natural to get those 4's and o's mixed up.....and infact was referring to the hijra calendar of 1432

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this