Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Al shabaab oo su'aalo weydiinaya nin Reer baadiye video

Recommended Posts

Nin reer Baadiye ka yimid baadiyaha Soomaalia waxaa gacanta ku dhigay Xarakadda Al shabaab ciidamo ka tirsan oo ku sugan Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada dhexe. Ninka ayaa waxaa la weydiinaa su'aalo la xiriirta diinta iyo halka uu wax kuso bartay. Waa video aad uu cajiib badan oo aad la yaabi doontiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Inna lilaah diin dhan maba kasayo miskiim kaan baadi uu dagan yahay badi maa diin laga bartaa.

Maxaay video uga duubayaan oo funny uga dhiganayaan maay diinta baraan. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

oba sax miskimka inta yar uu yaqaan xataa waxaa baray suufi waayo salaada dhan and the basic of islam ka baba ka khaldan.Atixiyaatu siraadal mustaqiin something like that suufida ku xirta salada meeshaay Allahu akbar kaliya ku xiran lahaayeen. Sidaas oo aay tahay kan waraaysanaya waaba mid xoogaa naxariis leh at least wuu sii daayey isagii oo nool.:D

 

Rabb'anaghfirli, wa li waliday'ya, wa lil mu'minina Yawm'a yagumul hisab. sadaqa-laahul-cadiim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Salaat subaxba haduu arbaca rakacaat ku xiray, tii maqrib oo sadex ah maxaad kasugi? :D Istaqfurulaah...

 

Ilaahoow na cafi kuligeen...At some points in the video I couldn't help but laugh out loud! :( Balo idin qaaday dheh wixii su'aalaya odayga maskiinka ah...Qol su'aal laweydiiyay oo la yiri madaxaa lagaa goyn maa laga sugaa inuu jawaab quman sheego? Alloow Alle!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ayoub smileys.gif, let me explain to you about the arabaca-rakcaat of maghrib, don't you know that the only Salaat that can have 4 attaxayyaat is Salaada Maghribka, how, bal adba garo oo baaritaan ku samee, sxb, if it can have 4 attaxayyaat, then it is possible salaad maghrib to have afar rakcadood.

 

 

Koolo, this for you abbaaydeeysmileys.gifsmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

I saw this on Facebook and I couldn't help tearing up. Knowledge of the religion doesn't help if you have a rotten heart; wixii ka duubayba wax binadaam ah ma aha.

 

@ Oba I don't think it is nice to spread videos like this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The poor man is extremely fearful, you can see how his mouth becomes dry very quickly and this is not how to make da'wa. This brute force does not work and whoever made this video shows their lack of adab in teaching Islam.

 

Noonu sadex attixiyaat gartay, (ragcaddii ugu damaysay baad la kulantay attixiyaat , markaas labo rakco 2nd attixiyad then last rakco and 3rd atixiyat) laakiin affar macquul ma'aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

oba hiloowlow;684855 wrote:

This is dhaqan xumida al-shabaab? Like i've seen a friend in sol uu gabar xagga diinta kala hadlaaye siduu u hadlaaye ima cajabin

(الدين نصيحة) marka ilaah ka xishooda dadka u tartiibiya

 

oba sax miskimka inta yar uu yaqaan xataa waxaa baray suufi waayo salaada dhan and the basic of islam ka baba ka khaldan.Atixiyaatu siraadal mustaqiin something like that suufida ku xirta salada meeshaay Allahu akbar kaliya ku xiran lahaayeen. Sidaas oo aay tahay kan waraaysanaya waaba mid xoogaa naxariis leh at least wuu sii daayey isagii oo nool

:( Ismahaan imika hadda la joogo amey suufidu toosan tahay adheerey

 

Ayoub , let me explain to you about the arabaca-rakcaat of maghrib, don't you know that the only Salaat that can have 4 attaxayyaat is Salaada Maghribka, how, bal adba garo oo baaritaan ku samee, sxb, if it can have 4 attaxayyaat, then it is possible salaad maghrib to have afar rakcadood.

:D nuune

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Hehehe There is no thlatha rakacat and rakcateyn waa uun arbaca:D

(tabadaa akhrinee kulahaa lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this