Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Somali National Games begin..Results

Recommended Posts

.Natiijada Ciyaartii Dhexmartay Gobolada Banaadir Vs Mudug

 

Waxa si toos ah maalintii labaad ka soconaya Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garoowe Ciyaaraha gobolada Soomaaliya oo ay sanadkan Marti gelineyso Dowlada Puntland ee Magaalada Garoowe .

 

Waxa galabta garoonka Mire aware ku hardamay afar kooxood kuwaas oo ka kala socday gobolada Somalia siiba gobolada Sool Vs Gedo oo iyadu aheyd ciyaartii ugu horeysay ee Galabta waxaanay ku dhamatay 3-3 Bar bar dhac, waxaana ka dib bilaabatay Ciyaartii labaad ee iyadu u dhexeysay gobolada Banaadir iyo Mudug, waxaana ay iyana ku soo dhamaatay 1-1 Bar bar dhac.

 

Maanta oo aheyd maaalintii labaad ee kulanka gobolada Soomaaliya koobka gobolada ayaa waxaa lagu qiyaasi kare in ay aheyd mid aad u xiiso badneyd islamarkaana ciyaaryahanada gobolada ay soo ban dhigeen ciyaar aad u qurux badan islamarkaana cajab gelisay dhamaan dadkii u soo daawasho tagay iyo weliba inta idaacadaha Dalka Siiba SBC International ka dhageysaneysay.

 

SBC International Live

Share this post


Link to post
Share on other sites

Todays early result;

 

Bari 2:0 Middle Juba... Bari lead the group..

 

The other game is being played as I type this... With Middle Shabbelle leading Bakool 3:1

Highest scoring games so far..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;680855 wrote:
Result: Middle Shabelle 4:3 Bakool.

Your picked loser teams yaa Duke. Mudug with the crowd and the city behind them couldn't defeat the 9 lions of Somalia aka Banadir dream killers. Bakool played well but couldn't come out with a victory. You still have time to change teams you know. lol

 

My second team is Shabelle now. Just cuz they beat Bakool. Seen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hadaba qosol wuxuu ka taaganyahay markee dhahaan Kismaayo lost to Mudug or worse to Bari...there's no way in the world that Mudug can draw against Banadir but then again there's no ciyaalka xaafada there...only kuwo Xamar sheeko ku maqlay sida aniga oo kale aa la dhahay kaalay Banadir u cayaara.

 

 

Nugaal to defeat Mudug in a penalty shoot-out for the trophy...Come On Nugaal...make Garowe proud.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this