Sign in to follow this  
General Duke

Garowe today is the very heart of the Somaliworld

Recommended Posts

Garoowe:(Allpuntland)-Waxaa Maanta si rasmi ah Garoonka Kubbada cagta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed si rasmi ah uga furmay Koobkii Kubbada cagta Gobolada dalka Soomaaliya kaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay qabanqaabadiisu ka socotay Garoowe,waxaana furitaankii koobka maanta ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan Dawlada Puntland,Dawlada Kumeel gaarka ah & Kumanaan dadweyne.

 

Furitaankii koobka ka hor waxaa goobta lagu dhigay Mahrajaan ay soo qabanqaabiyeen kana qeybgaleen Ardaydayda dugsiyada Puntland & Kooxaha ka qeybgalaysa Ciyaarahan oo kala matalaya 15-Gobol oo kamid ah Soomaaliya,waxaana sidoo kale goobta lagu soo bandhigay Suugaan loogu talagalay Koobkan oo markii ugu horaysay ka dhacaya Soomaaliya mudo kabadan 20-Sano.

 

Gudoomiyaha Xiriirka Kubbada cagta Soomaaliyeed oo furitaankii Koobkan maanta ka jeediyey khudbad dheer ayaa mahadcelin balaaran ujeediyey Madaxda Puntland & Shacabkeeda oo uu ku amaanay sida ay xilka weyn isaga saaray qabashada Koobkan oo uu ku tilmaamay mid isku xiraanta dhalinyarada Soomaaliyeed fududeynaya.

 

Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo isagu maanta kasoo noqday dalka Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah u furay Koobkan,waxaana uu sheegey in tani ay tahay mid geli doonta Taariikhda Soomaaliya.

 

Cabdiqani Xayir

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Some of the regional club flags are interesting. Allah help these poor youth though they look depressing and malnourished and it's understandible why because they live in a country that is experiencing 20 years without a central government. Good luck to all of them though. I hope this tournament ends in success.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not sure what you are talking about red sea. They look like, healthy Athletes. Skinny, yes but thats a Somali trait..

15 regions coming together. Its a big day for Somalia..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this