Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Anybody Knows This Guy ???

Recommended Posts

Somalina   

BOB;680345 wrote:
Jaceylbaro...adiguna qashin raadiskaan kugu nacay...I thought inaad qof caadi ah ka hadleyso markaasaad lmid xaalkiisu bariga dhexe yahay na tusaysaa!

 

Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Sax. Si fiican baad u fasirtey sida ay dadkeena u fikiraan.

 

 

JB the dude can sing n dance, why does it matter who he likes to hold hands with on the street? asaga ayey u taalaa xisaabtaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

How is being gay worse than killing people? True homosexuality is abominable sin but it between him and Allah SWT kaliya unlike murder. No reason to feel shame on his behalf qof walbe xisaabtiisa aakhiro waa gaar. Ilaahey ha soo hadeeyo is all we can say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

MZanzi;680595 wrote:
Naxal nugaleed, nin lagoosto maad leedahay wax ka qaldan maleh?

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL - Disgusting video. Reer SOL qaar baaba u doodi, war illeen tanoo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

War dadkiina inta ku jiro aa kawada xun xun willkaas!! at least he is doing something he loves and believes in... Idinka tiina ka adkaada...

 

lol@ Mzani..la goosto kulahaa lool calaashaan waa la cunaa yaah looool inama caadi matihid...

 

 

truth is, this kid could sing man and iinsha allah one day jidka toosan buu ilaah tusi doonaa... I have seen some qajac guys oo somali ah wili loosers ah madaxa loo salsalaaxayo.. Kan laakiin waa roon yahay oo wuxuuba gartay in maxamedka uu kala jaro lol

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismalura;680711 wrote:
How is being gay worse than killing people? True homosexuality is abominable sin but it between him and Allah SWT kaliya unlike murder. No reason to feel shame on his behalf qof walbe xisaabtiisa aakhiro waa gaar. Ilaahey ha soo hadeeyo is all we can say.

Islam says so, and Somali culture. Homosexuality is not between him and Allah but between him, our sword and Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Anaa aqaana igaarka, ee JByoow maxaa ka rabtaa? :mad:

 

SAY IT LOUD, SAY IT not so PROUD "HE IS GAY"! SO WHAT? Maxaa idiinkaga shan iyo toban ah? Soomaali intey dadka kale kusii jeedaan, bey toodii dhaaftaa ama iloobaan...Hadii loo tago, haduu wax utago, hadii laqaniino, haduu wax qaniino, hadii lagoosto, haduu wax goosto, bal maxaa idinka galay? Oh, let me guess, Soomaalinamadiinuu wax udhimaa miyaa? Kir!

 

Although I don't condone gaynimo, at end of the day, I have a lot more on my plate than inaan ka walwalo ama layaabo qof isaga wuxuu rabo sameynayo...Ha ahaato inuu nin ama naag raaco, dee qushigood...

 

He can sing, dance, and has the style to go with it...Marka meesha wax laga murmo ama laga sheekeeyo baaban oolin...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Mad_Mullah;680825 wrote:
Islam says so, and Somali culture. Homosexuality is not between him and Allah but between him, our sword and Allah.

You r Ethiopian, whatchu know bout my country's culture son? leave Mo alone or else...

Let the young man do his thang (all of it) lol... what a bunch of haterz!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

A lot of gabdho are coming from left and right to tell us that it aint their business if the dude in question is qajac or not. Well, girls, even though y'all don't seem to care, it is our business and it does bother us to see a fellow Farax turning that way. Not sure why the poster posted this or how he even ended up getting the link. God forbid but I am almost about to question Jaceylbaro's main intentions of searching the disgusting string.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this