Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Anybody Knows This Guy ???

Recommended Posts

BOB   

Jaceylbaro...adiguna qashin raadiskaan kugu nacay...I thought inaad qof caadi ah ka hadleyso markaasaad lmid xaalkiisu bariga dhexe yahay na tusaysaa!

 

Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok

Bob run baad ka hadashay laakiin xaqiiqdu waxaa weeye Soomaalidu ma arkaan khaladadka raga! Waxaa jirta maah maah soomaaliyeed oo oranaysa ''wixii xunba xaawaa leh'' taas oo aay ula jeedaan wixii xumaada oo dhan naagahaa leh, raguna waaba ceeb ka saliim. Hadii wiilasha sida gabdhaha loo bur bursado loo burbursan lahaa oo khaladka laga qaban lahaa soomaalidu intaan waa dhaami lahaayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BOB;680345 wrote:
Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn.

 

 

 

.

Peace, Love & Unity. Well said BOB..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

True about the double standard! I have always said for every gabadh oo ***** dhahsho nin ***** dhalaa jiraa but you only hear about the woman. It takes two tango, you know.

Anyways the guy can sing and dance. He is talented and I don’t see why the rumors matter! Live and let others live !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

goormee ka weynaaneysaa waxan aruurintooda@yaa JB

 

BOB you should be happy gabdhaha somaliyeed kuwooda xun (publicly) ineysan sidaas ubadneen! i mean imagine if you saw wax fadareysan men/women on daily basis? taas baa ka darnan laheyd no?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

pay me a visit and I promise to make you understand what my rant is all about!

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this