Sign in to follow this  
Kulmiye

Have you added someone you dont know on faceboook?

Recommended Posts

Ismalura   

@ Aaliyah waxaas ka bax ee ninka iska celi anaa kula budheynee. Wax aadan fahmenynin suuba kuu dhihi karaa? See I told you you are too kind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Lol I never understand what this dude says...hes from another era :P...

 

marka dictionary miyaan so qadanna mise cid baa i sharxasa?

 

hadii kale seef la bood ma rabo in aa noqdee :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol adiga Aaliyah, waan kuu sharrixi laakin sheego afkaan kuugu sharxo, luqad qalaad sheego, waxey doonto ha ahaato, walaw aan doorbidayo Ruushka, waan ogahay inaad ku hadasho Ruushka, anigu qudheyda reer Dagestaan baan ahey smileys.gif

 

 

 

Ismalura, maanta kuma habaarayo, waayo waxaan soo ogaadey inaad tahay half-awliyo half-gibirimaanyo, hadaan ku habaarana uu aniga igu soo noqon habaarka, and yes, saaka anoo snowga luga baxsi ugu baxey baa yaanyuur iga hor timid oo qar-qarsan, xanaaq dartiis ayey lugta iiga qaniintey iyo iney rabtey iney i dugaalsato ma ogi, balse wey i xagatey, kolkaa baan ku soo xasuustey oon dhahey ma awliyadii ismalura eed shalay habaartey baa waxan ka danbeeso smileys.gif

 

marka hada kadib waa iga duco un, hadaana bilaabi ducada, Ilaahoow aad dhashaa labaatan labaatan ilmo sidii yaanyuuraha halmar, faataxa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol luqad kale oo aad jacburisid taag loma hayee somaligaaga iyo carabigaaga baan ka war hayaaye islamura baa saxsaneed in aan ku ogolaan waxaan fahamayo in aad isoo qortid...horta Af jini miyaadan ka waynaan loool

 

between what is yanyuur? lol@ sidi yanyuur labatan dhal!! Ismalura I think he just cursed you! :P..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

@ Nuune Yaanyuurtii uurka laheyd eed aniga igu habaareysay baa adiga ilaahey kuu soo diray miyaa? I should have told you in aan dhal culumo ahay ee taas ha kuu ahaato tusaale. Ducadaasna ma saxsanee si quman u soo ducee ama bari libaax baa kugu soo bixi yaanuur waa ciyaaree.

 

 

@ Aaliyah I told you ninkan in uu is sharaxa diyaar uma aha. Anigaba I can't understand him and we are supposed to be from the same side of the world marka wuxuu qarinayaa jira. Mida kale adiga yaanuur ma taqaanid miyaa? Ala maxaad Canadian noqotay hada Waa in SSC lagugu celiyo LOL. Yaanyuur is a cat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ yanyuur is a cat are you kidding me? I call it bisad!..iga qaleee and u are probably right theres more to what meets the eye :)..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Aaliyah also yaanyuur/bisad is called mukulaal, hope u knew dat, mukulaal is the most ancient one smileys.gif

Ismalura, haye qumaati baan kuugu duceen kolka, ma markab masago ah mise kildhi afka ka go'an smileys.gif,

 

 

Abbaay sitti waligaa ma ku xadreysey, I bet u did, sida iiga kaa muuqato waa horaad xuub-dhacsatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
FatB   

bisad, mukulaal, yanyuu... a cat has three names buti can only think of one name for a dog... eey, anybody got anything els

 

and why are we talking abou this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

nuune;681247 wrote:
^^ waxaasaa lagaa dhahaa xiirantii xaluskaba rucleyn jirey

Looooooooool @ xiiran smileys.gif wallee inaad haddana xiiran ku tilmaami gabadha waan u maleynaye

Aaliyah ninkan waa inaad gar u dhigataa

 

For me 3 days ago waan wada deactivate gareeye wixii aan ciwaan lahaa koley MSN noqot (facebook, tagged, twilight wap, youtube, dailymotion) war group dhan baan deactivate gareeye intaan ka eheen kan aan dul fadhinno imika

Shaqadiba waan ka shaqeyn waaye internet dartiisee

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Xaaji, you are not allowed to use my copyrighted smiles, iga qallee duqa see camal smileys.gif

 

Weyrax, sxb aniga gabadhaa we go back further in the years back in 2000

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

kkkkkkkkkk ok ugaas waan kaa yeelay oon kuu daayay smiley gaa

balse tan gabadha haddii ey taa kaa yeesho dee waa miskiin iyaduba :D

lol @ weyrax war ma kamaavi ayaad igu noqotay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^ I cant say I accepted or refused what he said since I dnt even know what he said..lol..so macalin ii noqo oo ii sharax wuxu yidhi :)

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waxaan ka baqi haddii aan fasiro wuxuu yiri ninkaa in ey balaayo tan hadda taagan ka weyn timaaddo oo gartiina akhayaarta SOL ee waaweyn ey u fariisato, kolley ma doonaayo iney arrinta saa u weynaato ee ilaahey u dhiibo talada iskana samir :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this