Sign in to follow this  
Kulmiye

Have you added someone you dont know on faceboook?

Recommended Posts

Ismalura   

True it depends on how you use it. Mida kale it is quite a waste of time lakiin who cares? Not me...ma hadaan Cali iyo Caasho koriyaa aniga? After I do everytjing i need to I have an extra hour or two to waste and I use it on Sol and Facebook :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Yaa Ismalura, calaacashaada waxa ku jira eed sidii xeero subag ku jiro ugu heyso waa maxey, Love-ka waan arkaayee inta kale waa maxey, si bey mugdi iigula muuqdaan, markaasaa la oran nimanka Soomaalida Love waxba kama yaqaanaan, Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy ayey Reewin ku maahmaahdey smileys.gif

 

 

Aaliyah, huuno soo adigii iska dhaafey Facebook markaan ogaa mise deactivation ayaad ku sameesay, profilekaaga oo jab ah markey dadka ku arkaan keyga boqolaal ayaa kugu darsan jirtey, waxaasaa lagaa dhahaa xiirantii xaluskaba rucleyn jirey

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ waa ammaantii ugu danbeesay, wax ka danbeeyaa ma jiro, waxa ka danbeeyo waa rimoorka isjiidka ee kalbareeska, yaan lagu ileyn dee, anigu waan kuu soo duceyn smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

@ Nuune waad indha dareysay dee hadaadanba arag wax meesha ku jiro. LOL@ Nimanka Somalida jaceyl wax kama yaqaanaan baa la dhihi.... Said who? I never said that, ever.

 

@ Ailyah wax fican kumuu dhihin Nuune ee Admin u dacwoo ama better still sue him. What he said comes under a certain type of harassment

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOL Ismalura...what did he say ? anuuna admin uma dacwooda...somali waxay ku maahmaahda nin shantaada faro ka celin sharci kama celiyo ..in this case my mouth or rather my writing baan iskaga celin doona bal horta ii micneeya wuxu yidhi?? far wawayna ku qora?..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Aaliyyah;681505 wrote:
LOL Ismalura...what did he say ? anuuna admin uma dacwooda...somali waxay ku maahmaahda nin shantaada faro ka celin sharci kama celiyo ..in this case my mouth or rather my writing baan iskaga celin doona bal horta ii micneeya wuxu yidhi?? far wawayna ku qora?..

huuno adoo 16 jir ah ayaan ammaanta bilaabey, marka wax xun kuuma quuro

 

 

 

Ismalura smileys.gif ha igu dirin gabadha yaanyuur uur leh hakaa dhax baxdee,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ smileys.gif

 

 

Horta aniga iyo Ismaluraa sheeka noo socotey, indhahan aan beelay bilaash uguma kicin xuubka, ee asbaab ayaa keentay, waadna ogtahay, horta ma xasuusataa mulac, waligaa intaad duurka aadey ma soo dishey hal ama laba mulac or bulac, intaad seenta ka goysey asagoo meyd ah afkiisa intaad kala qaadey seyntii go'need afkiisa ma ku aruurisey, marka walaaleey indhaha waxa i tirey waa bahaladaas oo ka qabo illaa dhowr iyo konton xabo, jaceelna waa jiraa oo asna qeeb libaaxuu ka qaatey smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

@ Aaliyah ma hubo macanaha lakiin wax fiican in eysan eheeyn baan arkaa LOL. I guess I shouldn't get you in to a fight when I don't know the meaning.

 

@ Nuune horta maxaad ii habaartaa mar walbe beerka caaro kaa xagatay ee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this