Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

Malika   

Waves back a decade later @ Juxa.. waan ku ficanahay abaaye, see tahay adi?

 

nuune, sidhu eeygu kuu qaniney adigo *** kortisa fadhiya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

interesting hunnu hunnu :D

 

maanta anigo shaqada ska fadhiyaan hees soo xasuuste 12 years ma maqal

 

Luuley leerta isii

makasaaso mey kiin jeeyi

liiskaaga waa la moodi

lama rooti, lama rooti, lama rooti koobkoo shaah "waa haddaad weligaa xamari dhageysatay" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Asalamu Calaykum,

 

Xamari maaha sxb, waa 'maay may'. 'lama rooti koobkoo shaahi, ma kasaaso maay kiin jeeyi' yaranteydii aan maqli jiray, illaa & haddana waa ku halqabsadaa, lakin hees miyuusig leh weli ma ku maqlin, soo post-garee link haddaa heysid, fadlan. Wa shukarn!. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

heesta xamari ey eheed Muuddeey laakiin, kistaas yar oo maay maayda aa ku jirte,

sidaaney eheyd

 

luggooyaad waddiine,

ee la cagaaran tihiine

laxaw iyo laruur maa ladugaashadaa

laqdabaad la boodaan,

lillaahi maa laabtiin ku taalee

 

wei net kuma arkin sxb, cajal ayaan ku haysan jiray 1998 ki waan raadinaayaa anigaba hadda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Macsuub?. Pitta Bread la shiiday oo cream, malab & moos lagu daray sow maaha?. Troppo qasqas waaye. Caysh & Xums, lee i maraaya ani.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this