Sign in to follow this  
nuune

Quruxda Afka Soomaaliga

Recommended Posts

nuune   

^^ :D haye sxb, ii baashaal, make sure inaad lug ama leg midkood un keento, sakkaarka hakuu danbeeyee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiye:

"F" buujimo u duuban tahay ee soo dhajiyeen....

Inaa lilaahi, wa'inaa ileyhi raajicuun! War qosolka dheer naartaa lagu galaa aan maqlay ee maa naga deysid...Dhagahaa idilaaci rabay qosol dartiis...

 

Maxaa ku keentay 'cook' ee eheyd inaad dhahdo? At least nolol fiican ii camir, like summer vacation in naloo geyn jiray 34ta wadan aad sheegeyso!!!! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ hada ka hor Tuujiska waa ninka ku dhahay Marx waxaad tahay sida "f" oo kale, yacni f-ta tuur malahoo si fiican u fiiri :D Marx asbaabihii uu ooga tagay sol eftaas aa ka mid ah :D

 

 

f buuujimo eheheh

 

 

aan ku noqono quruxdii afka Soomaaliga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^lol@F buujimo u duuban tahay.

 

kuwaan isku xarfo ma ahan laakin waxay ku jiraan waxyaaba iga yaabiya ee luqadda.

 

Sir iyo Caad

Dhac iyo Boob

Tab iyo Xeelad

Xoog iyo Jajuub

Xamar iyo Xamar-Daye(Madiino camal nooh) ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Tuujiye:

 

Ismahaan KK luqad eesan aqoon ma jiraan..aduunkaan aad u jeedid 34 wadan ee cook kasoo ahaan jirtay marka qoftaan waa culustahay yeesan kuu ganban....

 

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

war iyo wacaal

dheg iyo dhaban

dhaqan iyo dhaqaale

hadal iyo hunguri

dhig iyo udub

dhays iyo dhaleed

inan iyo inan( :D )

beled iyo baadiye

bur iyo bahal

talo iyo tusaale

nin iyo naag( :D )

arrin iyo aqool

dhur iyo dheef

gal iyo gelgelin ( biyo ku jiraan)

taag ito tabar

tawal iyo tallan

xoog iyo xeelad

tub iyo toobiye

tix iyo tiraab

qub iyo qac

qawl iyo qiil

xeer iyo xaajo

ab iyo isir

sinji iyo sawrac

boon iyo bilis

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zafir   

Cir iyo Caad

War iyo Wacaalo

Maskiin iyo Macruuf

Lab iyo Dhadig

Dhalin iyo Dhalaan

Afeef iyo Adkeysi

Muufo iyo Maraq

Sug iyo Liis

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Zafir, kaalay wax waa la camirtaa ayaa qalad ka fahantay aan u maleynaa.. tan kadaree waaye see camal abti?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

OMG, waxaan soo xasuustay too Soomaaliya noo shaqeyn jirtay hees ey heesi jirtay habeenkey amiijaheeda (amichetto) arkeyso! :mad: :Dredface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool amiijaheeda, oo heestay u qaadi jirtey maxey aheyd, too ciyaareeso maba ahanee, bal share bal, maybe something like this:

 

hab hab isii xabadkaa

hoo hoo aan ku dhahee

hii hii iga daba dheh

haa haa aan kaaga yeersiiyee

huu huu aan isla dhahnee

 

 

wax saas camal ah,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Dhac dhac i sii

Dhakac dhac i sii

*****

Halahoo i sii

Bidix ka dhow

Midig ka dhow

*****

Shaq shaq wareejiyow hurguf

Sii u wadid sariirta lee .....

Saxar ma leh surwalka .......

*****

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Nuune grazie sxb. Mustaqbalka wa in laguu magacaabaa Madaxa Akadamiyaha Af Soomaaliga, jagadaas isku diyaari adoo shanab catiir leh oo qaamuusyo ku raran ku lahaa lolz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this