Sign in to follow this  
Wiilo

Rafnimo

Recommended Posts

Wiilo   

Waraada waad mahadsantihiin nooh...Nuune waan ka helay inta aan soo qortay nooh...Laakiin erayo aan aqoon aa ku jira nooh.

 

 

Go Figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wiilo, kistan ka daba gee halihii hore :D

 

waxaa jirtey sab, dhariguna saarnaa dab, waxaan ku iri cab, oo caanaha ka sii qab, hadii kale wey daadan gab, waxey la soo baxdey kab, markaasey igu siisey wab, waxaad tahay lab, kuuna dagi tab, waana ku qaban nab, waxaan siiyey hab, gacantey igu dhufatey jab, waxaan noqdey xab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Waxan ka xumaaday mid

in ay ial dhacdo kob

waxaan go'aansaday mid

in aan ku iraahdo mar

saa waxaan ku car

goor dambe ila dhac kob!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Nuune and Cawaale waad iga sidataan, aniga waan u soo qayilaa(U soo Fakaraa) and i will come up with something laga qaayliyay nooh...Soon.

 

 

Go Figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awal buu qaldamay shaah ninkii, koobabkow qoraye

In qiyaamo loo sii ceshaa, ma ahan qaynuune

Qalbiguu wax yeelaa markuu, qaar madow yahaye

Qarka jooji maandhey hunguri, qaadan bay wada e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this