Sign in to follow this  
Muriidi

ma fitmaa?

Recommended Posts

Muriidi   

nin somali ah (oo ahlu quraan ah) ayaa wuxuu maalin i yiri waan aflaxay oo sharci qaxooti baan helay.wuxuuna daliil ooga soo qaadtay quraan in mu'miniintu ay wax dhaxli..

 

nacam..

 

"hee adi maxaad haysaa ?" buu i yiri

 

waan carooday oo waxaan iri Ilaahay wuxuu na yiri aayadihiisa yaanan lagu gadanin sicir raqiis ah..ee jago dawladeed maxay sheegi.

 

way igu qosleen oo waxay yiraahdeen heblaayo oogu yeera (naag magaceeda la yiraahdo "fardawso")

saasaa dariiqo ah!

 

waxaan iska iri anoon hubin : dariiqadaas xanafiyada ma waafaqsano.

nacam...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

ma fitmaa ? ..

 

barigii hore ee guumeysiga .. waxaa ciidamada reer yurub mooyee .. jiray kaniisado iyo takhaatiir .. askarta dawladdu way ka cabsan jireen oo ma aysan iman jirin kaniisadda .. daraawiishtu haeshiis bay la ahaayeen wadaaddada kaniisadda .. weliba caruur agoon ah bay hayeen ..

 

maanta .. aar maanta ...

 

waxaa yurub laga dhisi la'yahay masjid ! waxaa jooga ciidamo xabadi keentay iyo qaxooti .. siyaasado,jaaliyooyin .. qabyaaladna ha noqotee keen wixii xun ah !

 

waxay dhaheen ,kaba soo qaad dunida 3aad oo duulaan ku ah reer yurub , kuwaasoo xiriir taariikhi ah la leh islaamka , uma ictiraafsana goobahan ay dadku ku kulmaan inay tahay masjid!

waxaa shuruudo ah ,in askarahaasi aysan iman karin oo ay kaba cabsadaan .. markaa waxaa la dhihi lahaa ,aleylahay waa masjid !

 

ashraafta reer yurub wadaaddada masjiidka heshiis bay la ahaayeen .. waliba waxay wax baraan caruuraha iyo dhalinyarada ..

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

"you can't teach an old dog new tricks"

 

jiilkeenu wuxuu ka raayay(sababtoo ah wuu ka maarmay) : dawlado iyo miltari iyo ururo ganacsi iyo shirkado waaweyn , iyo mafaahiim sida "finance"

 

..etc.

 

kuwii naga horeeyay way ka cabsan jireen ..

 

mexikaanku iminka kama cabsadaan imigration'ka ! (lol)

 

hadda waxaa laga cabsadaa oo caruurteenu ay nagula yaabantahay ... iskuulada !

 

sidee looga maarmaa xitaa madrasada salafka ?!!

 

undp.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

first : maba aha somalia'da la leeyahay dagaal baa ka socda kaliya .. arrintan waa loo simanyahy nidaam dawliga e.u. arab league a.u. .. etc.

 

haa waa hadda .. everybody's expecting som'n to happen , but nobody ain't doin' nonting

 

markaan soo korayay , waxaa la ii tilmaamay sida nolol aduun loo aflaxo .. waan keenay inta Allah ii samaxay ..

 

markaan weynaday , waxaa la i yiri waxyaalahaad iskolka ku soo baratay inta ka ma socdaan .. dawlad ma jirto , kuwan police ma ahan .. tanna lacag ma aha !

intuba waa iidheh(advertisement) shaydaan !

 

yacni waxyaabo aanan jirin jirina karin oo shaydaan iidhehdiis ah .. lacag saan maa ka dhigtid .. oo dawlad saan ah maa sameysid ..

 

.. iyaa ..

 

maba loo baahno lagu lahaa waxaan oo buuq ah ..

 

hadda maadaama aad ogtahay .. oodan islahayn "talow wax fiican ma laga dhigi karaa ?"

 

.. maba loo baahana !

 

.. lacagaha suuqa daadsan waaba iidheh shaydaan , oo wax fiican maba noqoto .. waana wax aanan jiri karin , mana loo baahano ..tan "dawlad" iskalabaxday maba la sameyn karo .. hadaad isku daydidna marnaba ma fiicnaaneyso ..

 

iyagaaba ii sheegay .. waa iidheh shaydaan , ee tanna lacag ma aha .. tanna dawlad ma aha ..

 

may kuwanna police ma aha ee isdabbar !

 

caruurtaada shock sidaas ah ha la sugin ee hadda u caddee ..

 

aleelahay waa fitmo ee Allah bari inuu kaa caawiyo intaad joogto aduun.

 

nacam , iidhehdu aad bay ii dhibaysaa ..

 

hadaan mar hore ogahayna saas uun bay ii dhibi lahayd .. lakin waxaan mooday in saan loo dhaami karo ..

 

anyway ..

 

somalia (somali-weyn) waa wadaadtooyo

 

tan t.v. ka socota inoomaha dawlad ... nagama istahisho xitaa mucarid ..

 

hadda ayaa laga doodayaa jaamacadaha(university) iyo u.n. sidii muwaadin kasta .. etc.

 

1. waa in akhbaarta la sameeyo dadweynaha si nidaamsan oo isku haleyn leh wax loola socodsiiyo ..

 

mise waa fitmo ?

 

oo kaftanka foosha xun ayaynu sii wadannaa .. mar diinta lacaayo iyo mar qabyaalad iyadu aanan horumar laheyn .. xitaa internetka naag kaagama shukaamiso ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

current situation in any country 2010 ..

 

.. oo eegga ma waxaad i leedahay , lacagtaydii lacagba maahan ?

 

- war may .. xitaa madaxweynaad noqon kartaa ..

 

- madaxweyne maxay ah ? magac la iskalabaxo maxuu tari ? kuwaan wax u ma taliyaan .. ee lacagihii noo wad .

 

- war sug , ciidamo ajnabi ah u keen oo qaqabo dadka oo u tali wadanka iyo lacagta wadankaba ..

 

foreign troops ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this