Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

Cara.   

Xujo dhaq.

 

Iska qosqosla labadiina. Laakiin ogaada hadaad mar ka cabaadid in aad dhar dhaqi doontid ama aad wax feereenaysid ha ila yaabin inaan dhangalaaso kulul kugu dhufto. Wax inta machine lagu tuuro oo kadib is dabirayaa laga dhigaa shaqo adag, anagana waan soo rafaadnay :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Hee maya, dhar waa lasoo wada dhaqayee ilatahay aan 'Say Walaahi Crew' ka eheen, laakiin adiga feeradaa meesha keentayaan ka naxay aniga...Macbuudkoow.

 

Okey Waa tanaa xujadda...Ha dhaaran.

 

Maalmo ayaad safar soo aheed, oodan helin wax aad cunto ama cabto...Gaajo, oon, hadaad sigaar cabtit sigaar, wax walba way ku hayaa. Magaalaad timaadeen, magaalada waxaa yaala wax walba oo ay naftaadu rabtay, hilib, caano, biyo, cunto ayu nooc,LAAKIIN, hal shay bas ayaa laguu ogol yahay inaad cuntid ama cabtid.

 

Aad intaad uga fiirsadit bal sheyga intaad cuntid waxa ku hayaba kaa bi'in lahaa noo sheeg?

 

Good luck

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xujo Xujo...

 

1:) Wax Dhasho DHecaan leheen.?

2:) Geedka aduunka ugu dheer intuu ku yaalala.?

3:) Qof kula dhasoo aan walalkaa aheyn.?

4:) Wax aan is bedelin.?

5:) Wax markii la dhuuqo sii yaraanaya.?

6:) Xawaayaan caado ka imaato sidii haweenka.?

7:) Xayawaanka ugu xaarka wayn.?

8:) Wax aad qaadi kartid wuxuu qaadona aadan adiga qaadi karin.?

 

 

Yaaka jawaabi kara..? lool

 

 

^^Thx^^

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this