Sign in to follow this  
nuune

Sheekooyin nafaqeysan - goos goos ah

Recommended Posts

nuune   

Waa sheekooyin goos goos ah, maldahan oo nafaqa leh smile.gif

 

 

Waxaa la yiri afar gabdhood baa reerkoodi ka tagey oo doontey rag guursada, markey dhowr bari socdeen bay gabdhihii u yimaadeen reera meel dagan, sida caadada dhaqanka Soomaalida aheyd gabdhihii waa la soo dhaweeyey, neefna waa loo qaley oo lagu sooryeeyey, goor danbe habeenkii baa hilbihii oo wali kulul loo keenay gabdhihii, markaas baa gabdhihii middood cad hilib ah kala soo baxdey xeeradii, sey faraha ka gubatey oy tiri:

 

 

"kululaa kama naallee!"

"naa ma kaadsan karnee inoo kala goo" bey tiri tii labaad

"naa kor saar ha kanfafee" bey tiri gabadhii sadexaad.

 

 

Markii ay gabdhuhu sidaas ku wada hadlayaan raggii doobabka ahaa wey maqlayaan hadalka ayagoo meel ugu dhuumanaya, raggu waxey garteen in gabadhii koobaad ay samirxuntahay, tan labaadna ay hunguri xuntahay, tan sadaxaadna ay ugu garaad badantahay kuligood.

 

 

Midkii ugu geesisanaa ragga ayaa gabadhii sadexaad halkaas ku guursadey, labadii kalena wey iska tageen ayagoo raadinaya rag guursada :D

 

 

Stay tuned for more

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaa la yiri nin baa bari socdaaley oo afadiisi uga tagey reerkoodi, markaas bey afadiisi la saxaiibtey nin kale oo gurigeedi ugu yeeratey, ninkii reerka lahaa baa dhowr bari kadib soo galay aqalkoodi si uu u nasto daalkii dheeraa safarka :D

 

isla markii naagtii baa waxey aragtey saaxiibkeed oo ku soo scodo guriga illeen waa xiligii ay ballansanaayeen maalin walba, odeygeeduna uu yimid xilli xun iyo goor xun waqti xun, si ay saaxiibkeed ugu baaqdo oy u tiraahdo ninkeygi ayaa yimid bey isku daydey, saaxiibkeed baaqii iyo tilmaantii gacanta waa fahmi waayey illeen waa nin meel u cadahay :D

 

 

Ninkii saaxiibkeed ahaa guriga waa ku soo dhawaadey, isla markiiba kal iyo mooye ayay soo qaadatey si ay wax dadgdag ah u sameeso ninkeedana u ogaan xogteeda ay qarsaneysay.

 

halkii bey badar ku tumatey kashii iyo mooyihii kuna heestay hees-hawleeddaan macaan ee nafaqeysan:

 

 

"Sheerku sheerkii waa yahay

shalay la isu sheegay

laakin sheybkii sheedda lahaa

shiilaqaabta jiifa"

 

 

halkaas ayay ku farsameysay sirteedi iyo xogteedina qarisey saaxiibkeedna meeshii buu iska laabay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Affar..

Waxaa la yiri afar gabdhood baa reerkoodi ka tagey

and

 

"kululaa kama naallee!"

"naa ma kaadsan karnee inoo kala goo" bey tiri tii labaad

"naa kor saar ha kanfafee" bey tiri gabadhii sadexaad.

Tii affaraad eey maa cunay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ :D:D eey baa cuney, Nice catch, maba aan eegin, tirada afar unbaa ii muuqatey inaan afar gaarsiiyo xaawaleyda ayaan rabaa dhawaan, halkaas baa ii cadeed niyahow :D

 

 

ee waa saddex gabdhood bey ahaayeen(will edit soon)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Nuune, Maxaa xadfan? :D mise qalinkaa kaa boobay,

 

Tan labaad waxay ahayd der cuno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D

 

 

PS: Sheekooyinka waxaa laga soo sal guuriyey ama qorey Axmed Cartan Xaange sanadka markuu ahaa 1988.

 

 

Waan soo wadaa sheekooyin kaloo nafaqeysan balse maldahan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gheelle.T:

Affar..
quote:Waxaa la yiri afar gabdhood baa reerkoodi ka tagey

and

 

"kululaa kama naallee!"

"naa ma kaadsan karnee inoo kala goo" bey tiri tii labaad

"naa kor saar ha kanfafee" bey tiri gabadhii sadexaad.

Tii affaraad eey maa cunay?
:D:D Waa qabatee.

 

Anigaba waa wareersanaa, oo indhaheyga moodayba. Saas i dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa wax markii horeba uu soo xaday nuune, waxay ku qaadanee inuu soo helo tii afraad for a while..

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Abbaay maa iska kee sugtid hee intaa dhiitiska ku jiro waa soo wadaayee sheekooyinka :D

 

Wlcme back Xaajiyo Wiilo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa nuune bax nooh, haddii aan imid xitaa meesha aad joogto waad isoo dhawayn waysay... nin xun aad tahay nooh.. :mad:

 

 

Go figure:......

 

 

;

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

MMA come on, haddii aan wax keenaayo wax fiican ayaan idin keenaa maahee califalaax kaliya maan idin quuraa. London ayaan joogaa aqayaartiina midna kama haayo i don't know why? Anyone...?????

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wiilo, see camalkaa adi, ani iyo Tuujiska aa soo dhaw hadaa kugu soo gaarno dalaq camal see waaye intaada bixin, and this saturday waa ogahay inaa da girls isla baashaaleesiin smile.gif

 

 

MMA, LOL@calfallaax, yaa ogaado maxaad buuma buluug isku taagtey kii xarriijimaha madoowga iyo buluuga lahaan jirey markaa yareed, buumahaas magaciisa aa ii gooyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

quote:Originally posted by Gheelle.T:

Affar..
quote:

Waxaa la yiri afar gabdhood baa reerkoodi ka tagey

and

 

"kululaa kama naallee!"

"naa ma kaadsan karnee inoo kala goo" bey tiri tii labaad

"naa kor saar ha kanfafee" bey tiri gabadhii sadexaad.

Tii affaraad eey maa cunay?
:D:D
Waa qabatee.

 

Anigaba waa wareersanaa, oo indhaheyga moodayba. Saas i dheh.
No Waa tanaa...

 

Kululaa kama naalee

ma kaadsan karnee ka la goo

naa kumbe haanta biyood

naa kor ka saar ha kafafee...tan lee laga guursaday gabdhahii, kuwii kale dhuuni nimo waa loo geli waayey....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Thanks Indhoos, waa ogaa inaa mid hilmaansanaa iyo inee gabdhaha afar ahaayeen smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this