Sign in to follow this  
wayrax

MA CABDIRIXMAAN MISE CABDIRAXMAAN?

Recommended Posts

wayrax   

C/rixmaan Guulwade oo ku sugan hatan wadanka isku taga Imaaradka Carabta ,ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u tagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya,waxuuna cadeyay C/rixmaan Guulwade in uu wax badan ka qaban doona xaalada murugsan ee Soomaaliya.

 

smile.gif Aniga iigama dheggana musharraxnimada. Magaca ayay iiga dheggan tahay?

 

 

http://www.dayniile.com/Janaayo009/20JAnaayo3.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Reer Waqooyiga magaca Cabdullaahi siday ugu dhawaaqaan aan ku qoslaa; CabdiLLaahi!

 

re: musharaxa. is this the same Cabdiraxman G-wayne? Siyad Bare's son-in-law? :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this