Sign in to follow this  
nuune

ila qosol aan innaba caadi aheyn

Recommended Posts

nuune   

Nin tuug ah ayaa bari wuxuu arkey geed ay shinni ku xoonsantahey, tuugii wuxuu markiiba soo qaatey masaar, caws iyo dab, geedkii buu dhakada ka korey si uu malabka uga soo gurto durbaba.

 

Ninkii malabka iska lahaa ayaa wuxuu arkey tuugii oo geedka dushiisa saaran, wuxuu yiri war maxaad geedka dushiisa ka qabanaysaa

 

tuugii baa yiri

 

"war inaan geedka dushiisa ku yara leyrsadaan rabaa"

 

oo maxaad masaarta ku falaysaa

 

"laamaha naqa lah ayaan ariga ugu soo jarayaa"

 

oo cowskana maxaad ku falaysaa

 

"waan ku dul fariisanayaa si aysan maradu iiga wasakhoobin"

 

oo dabkana maxaad ku falaysaaa

 

"taas jawaab looma hayo" :D tuugii ayaa saas hadlkiisi ku khatimey.

 

 

Beeni raad maleh bey Soomaalidu ku maahmaahdaa, tuuggii beentiisi meel wey gaarsiin weyday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lol@ Cawaale, mar labaad ayaan akhris ugu dhaqaaqay!, oo sidaaseyba Cawaale kuugu baxday!, wax ban sheegi lahaa laakiin (Axtarimu aldumaashiyatii)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Saaxiibkey Cawaale maxaad ii kashiftey ayuu i leeyahay :D

 

sxb wey inaga dhaxeesaa bahasha, dhaaxaad na qarxisey anaguba tiibo talyaani tooka bartooka waaye taano ha iga siin teesaraha lee keen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Anna bal middaan aan tuurto,

 

Waxaa la yiri: Koo aa doobnimo ku raagay, markaasuu is tusay in hal naag ku filnayne laba hal mar isla guursado, Dadkiisiina saas ka dhaadhiciyey, iyagana waa la qadanaatay waase ku qancin waayeen! qir & qir ayagoo kala taagan, ayaa Gabar caqli badan garoob-na ah maqashay warkii, markaasey tiri: ii geeya ninka, markey keligood noqdeen ayay tiri, laba naag dhibkooda & masruufkooda & marashadooda maxaad ku falee?, wuxuu u sheegay inuu bestiis yahay hal keliyana ku filneyn! waxay u sheegtay in ey iyadu 2 alaab leedahay!, Qosol & qabiltu nikaaxahaa, wa tazwiijahaa aa ka dhacday meesha!, habeenkii markii laysu yimid oo uu tuurtay uu yiri: kii kalaan rabaa!, waxay ku jawaabtay in kii horoo hamuun qaba kan kale uusan diyaar noqonayn!, wuxuu ku noqdo, oo ku noqdoba iyaduna ay u lahayd kanaa weli kuu baahan, uu af-gambow u dhacay!

 

Subaxdii ayuu soo kacay isagoo kii kale raba, waxayse ugu jawaabtay: mar hadaad seexatay waa kaa gubatay, waana kii hore inaad ku laabataa! saas ayuu usbuuc dhan ku jiray, mar uu nafta u yaabay uu yiri: waxaan ku riyooday Abtigey oo xanuunsan, riyadeydana run ayay noqotaaye aan soo fiirsho bal Abti, haye ee soo dhaqso illeyn mid kalaa ku sugaayee!.

 

Saaxiibkaa Abti ayuu u tegay, wuuna uga sheekeeyey waxa meesha ka raacay & tabtuu ku soo fakaday!, maalmo markuu joogay Abti ayaa yiri: saan ceeb waayee reerkii ku laabo, isna waayahay ayuu yiri isagoo caga jiidaya, markuu cabbaar soo socday buu arkay Orgi bursanaaya Ri', markaasuu yiri: 'Orgiyoow war yaa ka joog ku yiraahda, Wallaahi in Abtigeeya jirran lagaa keenaayo'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Gabadh kubweynta ah ayaa nin doob ah lagu daray. Subixi mar Alla markay qureecda keento ayaa lugta lagu dhegi jiray. Markay weelka qaado gurigana ku noqoto sido kale lug qabasho ayey u ahayd. Qadada markay keento misina lugta ayaa lagu dhegi jiray. Markay weelka rafacdo gurigana kusoo noqoto ayaa misana lugta la qaban jiray. Casarkii markay tahay maba uuna seegi jirin halka habeenkii oo dhan ay gabadhu silic ku nool ahayd.

 

Laba bilood markay saas ku jirtay ayey aroor arooraha kamid ah qureecdii laga sugaayey intay tuurtay ayey maxkamada sare ninkii doobka ahaa dacwo dheer ka gaysay. Qaadigii ayey u warantay una sheegtay inay naf la caari tahay.

 

Qaadigii ayaa dacwadii furay ka dib markii goobjooge yaashu iyo ninkii yimaadeen. Waxaa si fiican loo dhagaystay doodii gabadha oo ugu muhiimsanaa in mar alla markay guriga soo gasho ama cunto ha keento ama weel ha qaadee lugta lagu dhago kana cabsanayso inay guriga gasho.

 

Ninkii ayaa la waydiiyay arintaas iyada ah waxa ka jira. Markuu rumeeyay kadib ayaa la waydiiyay inta jeer ee ku filnaan karta wuxuuna ku jawaabay 10 jeer ugu yaraan oo kala ah laba subaxii kadib ah, laba duhurka kadib ah, laba casarka ka dib ah, labo fiidka hore ama cishaha ka dib ah iyo labo qiyaamo laylka ka dib ah( saqda dhexe.)

 

Gabadhii ayaa soo booday oo codsatay in min hal looga dhigo sidaana uu 5 jeer oo keliya ugu tago. Ninkii ayaa la ogalaysiiyay shan jeer oo wakhtiga uu rabo ah.

 

Markay maxkamdii ka tageen eey sidaaday guriga u gaadheen ayuu laba is raac ah ku dhuftay. Bacdo Qado ayuu midii sadexaad ka tuuray. Gabalkoon dhicin ayu labadii u hadhsaneyd ka turay. Habeenkii oo dhan iyo waxaa isku soo hadhay isagoon waxba hayn. Wuxuu is celiyaba oo hurdo iska keen keenaba saqdii dhexe markay ahayd ayuu gabadhii baryo kula kacay isagoo raba in shanta beri ah laba kaliya laga sii amaahiyo :D

 

Sidii kolba mid iyo labo uu u daynsanaayey ayaa waxa lagu yeeshay qaan labo sano ah, aroor arooraha ka mid ah ayey gabadhii kunoqtay maxkamadii iyadoo rabta fasax laba sano waana la siiyey ( Nin kale oo ka dab yar ayey raadsatay :D )

 

Waxay nasiib u yeelatay inay oday caano madaadshe guursato. Maalmo ka dib ayaa gabadha iyo hooyadeed is warsadeen. Hooyo asked : "Hooyo waa maxay guuur?" And the gabadha replied: "Guuri waa doob!" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ looool@ isagoo raba in shanta beri ah laba kaliya laga sii amaahiyo ... engine 4.8 turbo Diesela aya wadaadka saarna.....horta odayga marki ay u tagtay wa ay u darsan baan is lahaayo waxan filanayey iyadoo say ku qaadataba maruun xaajigii ku tiraa xabiibi qiil ii baar 5tii iyo 5tii iyo 5 kalana waa ku siiniye. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Innan & ayeeydeed oo markaa jirtay 75 sano ayaa beri wada sheekeestay:

 

innantii: Horta waa su'aale ayeeyo waxan ku weydiiyey, goorma ayeey dumarka ragga ka dhargaan o dhahaan hadda waa bas nin uma baahnin.....

Ayeeydi: Heedhe iga aamu maandhay...Allaha nagaarsiiyo waagaase!!

innantii: yaa , igu soo celi bal.... :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

lol@maruun xaajigii ku tiraa xabiibi qiil ii baar 5tii iyo 5tii iyo 5 kalana waa ku siiniye.

 

Mayee waxay ahayd inay xaajiga maxkamada gayso ooy dhahdo xaajigu shantii waajibka ahayd waa ka soo bixi la'yahay :D

 

lool@ innantii: yaa , igu soo celi bal.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar heedhe sheekaba sheekey keentaaYe Hadda ka hor waxaa dhacey nin isna doob ku raagey oo aan waligii waxna xitaa gabadh aan la sheekaysan ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayuu aabihii u tagey una sheegay inuu guursanayo oo waliba aanu mid kaliya guursaneyne uu 100 dumar ah guursanayo

aabihii ayaa yaabey oo ku yidhi aabo maxaa dhacey ma waxbaa inagu soo kordhey markuusuu aabo waxba mey soo kordhine ee mayee inaan guursado ayaan doonayaa xaaladu markey halkaa mareyso ayaa waxaa dhacdey in aabihii yiraahdo waayahey aabo bal waxeynu sameynaynaa habeenba mid ayaan kuu guurineynaa subaxiina waad furaysaa malinte danbe ayaa odaygii wuxuu soo helaY gabadh(Single Mom) ah oo ninkeedii ka dhintey 6 bilood ka hor oo xariifad ah dabeetan tii ayaa habeenkii loo geeyay inta loo maheriYay odaygiina la balameY oo ku yidhi waa inoo iyo bari subax si aan gabadh kale kuugu guuriya hadana tana aad furtid waayahey Iyo waayahey ayaa lagu kale tagey

ninkii habeenkii ayaa inta cirkaa la geeyay oo dhulkaa la geeyay ayuu isku dhex yaacey gabigiisuba subaxii ayaa isagoo liicaya seexday

7 subaxnimo markey gaadheY ayaa odaygii aabihii haa yimid markaasuu yidhi faaraxow ina mari markaasuu Faarah yidhi aabo (iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ looooooool@iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane

 

akhyaarta dhammaantiinba caadi ma ahan waxaad soo bandhigteen, shukran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laba nin ayaa meel cidla ah isku dilay, waxay is garaacaan oo is garaacaanba markii dambe way isku daaleen markasaa midu yiri:

 

A: War ragga kala qabtaan maqlay!

B: Amba waan maqlayee ma ila maqashay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D:D

 

Waxaan ku xasuustey labadii naagood ee is dagaalay, mid timo badan ayay laheed tii kale se midh timo kuma oolin ganbo unbey meel cidla ah iska xirney,

 

waala is galay, madaxaa la is daray, sida caadada ah, dumarku timahay is jiidaan, tii timaha laheed ayaa eber laga dhigay la xanuujiyey sidii loo jiid jiidayey timaha, tii kale nabar ma gaarin oo waa basa yuul.

 

markii la isku daalay, oo laga adkaadey tii timaha laheed baa waxay tiri,

 

"naayaa, igama aadan reeseen ee tima ayaadan laheyn"

 

tii basa yuusha ayaa tiri naa ha i caayin timo waan leeyahayee

 

oo xageed ku leedahay bey tiri tii timaha dhaadheeraa laheed

 

basayuushii baa tiri maxaa kaa galay adigu hadaad kor timo ku leedahay anaguna hoos baan ku leenahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninba la dhihi jiray Lax W**e (buuxi meelaha banaan) ayaa qabay naag la dhihi jiray Xaliimo, maalinkii dambe ayaa isagii iyo sodogii oo meel shax kuwada cayaaraya ayuu sodoggii intuu hal mar is hilmaamay ayu si aan xumaan ka ahayn ku yiri: "war heedhe Lax wa** maad naga cayaartid" "wacadale nin Xaliimo wa**y inuu lax wa**y" ayuu isna ugu jawaabay, meeshii ayaa haddee ceebti aduunka ka dhacdayo gar ninkii loo qabsaday oo haddana meel gartii la saarsho la garan waayey. Yaa gardaran ayad u maleneysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D Waxaan moodayey inuu odeyg gardarnaa, laakin ninka ayaa gar daran muxuu xaliimo meesha u keenayaa,

 

 

Waxaad isoo xasuusisey niyahow sheeka kale,

 

nin waalan ayaa meel wada ah asoo maraya ayaa wuxuu arkey diidiin(diindiin), ninkii waalnaa wuxuu la yaabay siduu u socod gaabinayo diidiinku, intuu gacanta ku soo xambaartey ayuu ku qabtey diinkii yacni fuulay, ninkii waalnaa balaayaa qabsatey intuu maagay kala soo bax bahalkaaga meesha ayuu kaga dhagay, wey isku rakkibmeen asagii iyo diinkiiba :D

 

 

asagoo wadadii rafanaya diinkiina ka laadlaado oo ay isku dhaganyihiin ayaa meesha waxaa soo marey nin reer baadiya ah oo wuxuu arkey ninkan rafaadsan, kii reer baadiyaha isma waalinba intuu aayar soo dhawaadey ayuu diinkii indhaha faraha ka galiyey sidii baa ninkii waalnaa bahalkiisa iyo diinkii u kala fuqeen,

 

ninkii waalnaa baa yaabay xeelada uu ninkan sameeyay kadibna yiri:

 

 

"alla muxuu diin wa**ey" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this