Sign in to follow this  
nuune

ila qosol aan innaba caadi aheyn

Recommended Posts

Baribaa waxaa isguursaday nin reermiyi ah iyo naag reer magaal ah markay inyar isqabeen ayuu ninkii naagtii furay waxana lawaydiiyay sababta uu ufuray gabadha waxanuu kujawabay waxaan ku furay sadex sababood

 

1- naagtan boqoljeer ayaan ku idhi cali ayaa lay idhaahdaa iyana markasta oo aan soogalo xabiibi ayay tidhaahdaa ninkan xabiibi la...yidhaahdo hadonoto ee ay jeceshahay

 

2-markasta oo aan soogalo way idhunkataa waar anigu makitaabaan ahay

 

3-markasta oo aan wax cunayo hoosta ayay igasoogashaa waar ma inaan imanla ahay ayay imoodaysaa may isugto anaa usoo hambaynlahaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

3-markasta oo aan wax cunayo hoosta ayay igasoogashaa waar ma inaan imanla ahay ayay imoodaysaa may isugto anaa usoo hambaynlahaaye

:D:D,,waa rageedii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Jacaylbaro;709050 wrote:
bari waxa jirtay gabadh carmal (garoob) ah oo caruurtina ka waawaynaatay dabadeed baryahaa show waxba may arag gaadhi ayay alab soo saratay kadib wiil yar oo ilaa 18 jir ah waligiina aan waxba samayn ayay islantii casho u diratay .. isna way u dirtay waxooga baaqiyana way siisay markuu habeenkii kala badh ahaa ayay u yeedhay ..... eedo kaalay . . . way yara taataabatay meeshiina way u tilmaantay . . . hawshii waxay socotaba ilayn hore waxba umuu samayne qayluu kaga wadhay markay dee ka imanaysay isagoo leh ,,,, ALLA EEDO DABADA I QABO ,, ALLA EEDDO DABADA I QABO ...
:D

:D :D :D :D :D

 

inama cadi maaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Masweyn   

Kkkkkkkkkkkkkk wallee waxbaa ka dhacay meesha! Akhiyaarta waad ku mahadsan tihiin sheekooyinkan cajiibka ah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Masweyn   

cabdihaybe773;675402 wrote:
Waar heedhe sheekaba sheekey keentaaYe Hadda ka hor waxaa dhacey nin isna doob ku raagey oo aan waligii waxna xitaa gabadh aan la sheekaysan ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayuu aabihii u tagey una sheegay inuu guursanayo oo waliba aanu mid kaliya guursaneyne uu 100 dumar ah guursanayo

aabihii ayaa yaabey oo ku yidhi aabo maxaa dhacey ma waxbaa inagu soo kordhey markuusuu aabo waxba mey soo kordhine ee mayee inaan guursado ayaan doonayaa xaaladu markey halkaa mareyso ayaa waxaa dhacdey in aabihii yiraahdo waayahey aabo bal waxeynu sameynaynaa habeenba mid ayaan kuu guurineynaa subaxiina waad furaysaa malinte danbe ayaa odaygii wuxuu soo helaY gabadh(Single Mom) ah oo ninkeedii ka dhintey 6 bilood ka hor oo xariifad ah dabeetan tii ayaa habeenkii loo geeyay inta loo maheriYay odaygiina la balameY oo ku yidhi waa inoo iyo bari subax si aan gabadh kale kuugu guuriya hadana tana aad furtid waayahey Iyo waayahey ayaa lagu kale tagey

ninkii habeenkii ayaa inta cirkaa la geeyay oo dhulkaa la geeyay ayuu isku dhex yaacey gabigiisuba subaxii ayaa isagoo liicaya seexday

7 subaxnimo markey gaadheY ayaa odaygii aabihii haa yimid markaasuu yidhi faaraxow ina mari markaasuu Faarah yidhi aabo (iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane)

Kkkkkkkkkkk waa runtiis ileen markuu ceelka galay ayuu ogaaday xaqiiqda! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Masweyn   

Wiil yar ayaa hooyadiis maalin maalmahan ka mid ah xaflad u raacay. Xafladii markay qadar daqiiqado ah socotay ayuu wiilkii yaraa hooyadiis ku yiri hooyo kaadi ayaa i heysa! Duqdii wiilkii ayey ku tiri hooyo hada ka dib anigoo dad la joogo hadii ay kaadi ku qabato waxaad igu tiraahdaa hooyo waan heesaa markaas waan fahmi doonaa in ay kaadi ku heyso. Maalin asagoo ku sugan guriga ayey kaadi qabatay wuxuuna aaday qolkii Odayga iyo Duqda wuxuuna ku yiri hooyo waan heesaa!!! Aabihii ayaa la yaabay heesta uu wiilkiisa ku luuqeyn rabo markaasuu ku yiri kaalay aabe soo dhawow ee dhagta iga hees.....!!!??? Kkkkkkkkkkk Maxaa dhacay...???!!! Duqi dhegtiisa kaadi ayaa laga buuxiyay!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

laba nin oo waalan ayaa la yidhi halkaa fadhiista wax idiin imanaaya dhakhtar(psychatrist),oo idin eegaya inaa miyir qabtaan.Midbaa yidhi aan isa sii eegno inagu inayn waalanay iyo in kale, dabadeed midba kii kale ku yidhi sii jeeso,markuu sii jeestay ayuu labadiisii gacmood xaga dambe iska mariyay,dabadeed wuxuu yidhi soo jeeso oo sheeg waxaan ku hayo labadayda gacmood....kee kale wuxuu ku jawaabay "Landrover" baad xag dambe ku haysaa...Kii gacmaa xaga dambe ku hayay ayaa cadhooday oo yidhi,"yaa kuu sheegay, wasakh...waad arkaysay"

Share this post


Link to post
Share on other sites

this guy in bar saw pretty lady sitting at the counter,he walked into her & said hi..the lady responded yelling loud,"What!! u wana take me home without even knowing me".Ofc he came back to his seat embarrassed.While later, the lady came to him feeling guilty & trying to apologise & it was his turn,he yelled out very loud & said,"what!! u mean $200 for one hour".She hit the door.

Share this post


Link to post
Share on other sites

another guy was in subway,constantly touching his breasts.One across him asked,"wat you doing with ur chest,are you sick?".No replied the guy,"I'm trying to buy a bra for my girl friend,& see if I can come up with her size".

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

cabdihaybe773;675402 wrote:
...aabihii u tagey una sheegay inuu guursanayo oo waliba aanu mid kaliya guursaneyne uu 100 dumar ah guursanayo

...ninkii habeenkii ayaa inta cirkaa la geeyay oo dhulkaa la geeyay ayuu isku dhex yaacey gabigiisuba subaxii ayaa isagoo liicaya seexday

7 subaxnimo markey gaadheY ayaa odaygii aabihii haa yimid markaasuu yidhi faaraxow ina mari markaasuu Faarah yidhi aabo (iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane)

:D :D :D

 

walaahi maxaan qosle maanta. Thx guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this