Sign in to follow this  
nuune

ila qosol aan innaba caadi aheyn

Recommended Posts

gooni   

sheekooyin cajiiba;):D

 

Waxaa socotay ciyaar aad u xiisa badan muqdisho stadiom orodada 5000m iyo 10ka kun laba oday oo suuqa caano ka soo iibsaday oo doonaya inay miyigii ku noqdaan ayaa waxay la yaabeen meeshaan dadku kusii qulqulayo waa isbatiibadee,waxay goosteen inay galaan,isla markiiba waxay arkeen orod aad u xiisa badan iyo sawaxan dadweynaha ka baxaya.

 

Meesha ay taagnaayeen oo hoose nin taagan ayay weydiiyeen waxa ku kalifay in dadkaan oo aad u xuurtaysan ay ordaan.

wuxuu ug jawaabay ninkii oradka ku guulaysta wuxuu qaadanayaa bilad dahab ah.

intay yaabeen baa mid ka mida yiri ma intaan dhinax,,,, ar dhiisha ii qabo,,, orodyahaanadii buu feerta ugu qabtay ama orodkii la galy.

jiirada kowaad markuu soo galay buu dhinac u dhacay,asagoo dhulka jiifa ayaa saaxiibkiis weydiiyay ar calasow xaa dhacay?

asagoo hadalku dhib ku yahay ayuu yiri habartiin''''''''''' mahaan iyo caliyaalo ay noo laalaabeen.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

gooni;692776 wrote:
sheekooyin cajiiba;)
:D

jiirada kowaad markuu soo galay buu dhinac u dhacay,asagoo dhulka jiifa ayaa saaxiibkiis weydiiyay ar calasow xaa dhacay?

asagoo hadalku dhib ku yahay ayuu yiri
habartiin''''''''''' mahaan iyo caliyaalo ay noo laalaabeen
.
:)

Hahaha, hahahahaha. 2dii wareeg ee ugu horeyey ayuu xoog u orday, markasaa gaaskii ka dhamaaday sow ma'aha:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiil yaroo 12 jira ayaa waxaa maxkamad ku soo eedaysay inuu gabar yaroo faciisa oo dariskaa uureeyay kadib ayaa naag lawyar u aheyd intey xanaaqday maxkamada horteeda wiilkii surwaalka ka siibtay oo intay far iyo suul ku qabatay tiri ma inan yaroo beejadiisu intaa dhantahay ayaa wax uurayn karo garsoore kolkaa ayaa la ...soo daayay kadib markuu banaanka yimid buu ku yiri naagtii lawyarka u ahayd eedo waad mahasan tahay lakiin nasiib baad lahayd ee markaad gacantaada ku qabatay hadaad daqiiqad sii hayn lahayd garsooruhu xukunka si kale ayuu u ridi lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

hada ka hor aa wadanka shiinaha mid reer xamar tagay markas aa waxa ugu horeeyay mid reer waqooyi ah ...then waxoo arkay midkii reer waqooyiga oo gacantiisa mopile camal u isticmaalayo markaasu yiri sxb maxaad sameyneesa aa lagu yiri sxb gacanteeda an mopile ka dirsanaya oo wu hormaray shiinaha ...kii reer xamarka intu...u yabay uu waxuu yiri kan asne ka waal ...markaasu waraqad intuu qoray uu waraqadii afka gashtey uu ruugay ..kii reer waqooyiga inta yabyay oo yiri sxb maxaad u cuneesa kii reer xamrka aa yiri sxb ma cunaaye somalia an fakis u diraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

intay far iyo suul ku qabatay tiri ma inan yaroo beejadiisu intaa dhantahay ayaa wax uurayn karo garsoore

:D:D:D nin gaaban buu ahaa,,,, abaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Hadda ko hor baa labo oday oo reer waqooyi ah qurbaha jooga mid baa wuxuu weydiiyay kii kale war ninyahow odaygii hebel ahaa xagee jiraa beryahan maárage mid kaloo saaxiibkooda,,, naw',, war ninkii dalkii buu jiraa oo inana yar buu aroosay,,, markaasu inta qoslay yiri ma hebel,,, haayoo waliba qayladeedaa dariskii la yaabeen,,, in tuu sii qoslay buu yiri oo muxuu ku sameeyay miyuu qaniinay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadaad daqiiqad sii hayn lahayd garsooruhu xukunka si kale ayuu u ridi lahaa

;);)

 

 

sxb ma cunaaye somalia an fakis u diraa

;););)

 

 

oo muxuu ku sameeyay miyuu qaniinay

;);););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

bari waxa jirtay gabadh carmal (garoob) ah oo caruurtina ka waawaynaatay dabadeed baryahaa show waxba may arag gaadhi ayay alab soo saratay kadib wiil yar oo ilaa 18 jir ah waligiina aan waxba samayn ayay islantii casho u diratay .. isna way u dirtay waxooga baaqiyana way siisay markuu habeenkii kala badh ahaa ayay u yeedhay ..... eedo kaalay . . . way yara taataabatay meeshiina way u tilmaantay . . . hawshii waxay socotaba ilayn hore waxba umuu samayne qayluu kaga wadhay markay dee ka imanaysay isagoo leh ,,,, ALLA EEDO DABADA I QABO ,, ALLA EEDDO DABADA I QABO ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi-yow "Caanomaraaci" rag badan buu ka khasaaray ee maad meel joogtid :) Inta nabadu joogtaa ninba labo nin le'eg yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this