Sign in to follow this  
nuune

ila qosol aan innaba caadi aheyn

Recommended Posts

Som@li   

oo xaaji waxaan ku waydiiyay meeshaad ka timid dadku ma gacmaha ayay ku socon jireen

 

looooooooool, Sii wada,

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is another Xaayoow Joke.

Nin baa wiilkiisa wuxuu ku yiri. Armugaan dhinto god ha igalinina. kulayl aanan kula jiri karine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is an other Xaayow Joke.

 

Nin baa waxaa lagu yiri. war illahay ka cabso. markaasuu wuxuu yiri: xaan illaahay ka ba'shay mugaan ka cabsaayo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Ducaysane:

Here is an other Xaayow Joke.

 

Nin baa waxaa lagu yiri. war illahay ka cabso. markaasuu wuxuu yiri: xaan illaahay ka ba'shay mugaan ka cabsaayo.
:D

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOO OOOOOOL! This one got me on rolling on the floor! Ilahaay maxaa ka sameeyay markaa ka baqayo kulahaa ahaahhahah darn that dude was funny!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by Ducaysane:

Here is an other Xaayow Joke.

 

Nin baa waxaa lagu yiri. war illahay ka cabso. markaasuu wuxuu yiri: xaan illaahay ka ba'shay mugaan ka cabsaayo.
:D

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaa la yidhi nin 1964 ay wasaaradii gaashaandhiga ee dawladii soomaaliyeed berrigaa jirtey diiday inay askari qorto, ayaa 1977kii la raafay.

 

markaasuu ninkii yidhi ‘waar 1964kii, iyadoo dagaal socdo ayaa i diideene, maantana iyadoo dagaal kale socdo maxaa ii raafteen? waxaa loogu jawaabay ‘waa lagaa maarmi waayey’; dabeedna ninkii wuxuu yidhi ‘now dee hadaa is-dhiiba’.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Nin baa cid wadaad isaga dhigi jiray oo lacag uga cuni jiray si been ah, markaasey maalinkii dambe ku fahmeen...Wexey go'aan sadeen marka dambe uu yimaado iney su'aalo weydiiyaan sey u hubsadaan inka inuu wadaad dhab ah yahay ama mid iska doonaayo...Maalikuu yimid bey intee meel 'woow' (as in xarafka alifaaxmaalaha ku jira W) ugu soo qoreen bey weydiiyeen?

 

Intuu cabaar is war wareejiyay, marba si kale ufiiriyay buu yiri 'Walaan kaas horay u arag'...Dadkii qof ka mid ah baa yiri 'Ma Woow gaadaan garaneyn'...

 

Intuu halgacan sinta saartay, gacantii kalena garka ku qabtay buu wuxuu yiri 'Aduun halaga sabro haduuba woowgii sidan u ekaaday'... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

I see...very funny though, walaahi dadkii hore wax badanaa lagu cabi jiray...Midoo aa ku haayaa, soo laabo bal, hadda kama gaaree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this