Sign in to follow this  
Wiilo

Salaan Sare Dhammaan Reer Sol

Recommended Posts

Oz   

Waçaleykum Asálaam wiilo.

 

wlc back again and please bring back the foorjo topic back on. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Oz waad salaamantahay sxb, salaan kadib how is it going with you? Waan soo celinaynaa foorjo topic insha allaah once i sattle down, and have a cup of tea...

 

Go Figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa lagaa qaaday, abaayadiis. Soo dhawoow wacan mar kale.

 

Haye, sidii maa dabagaab u gishataa, dhagaxa u tuurtaa, oo wiil wiil camal iskaga dhigtaa, mise waa dalacday now dirac iyo baati isku taagtaa, oo aqiyaarad noqotay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Wiilo soo dhawoow.... oo shaahna noo kari ileen qofka guriga ka maqnaaa ee ku soo noqdaa shaaha kariyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Maya maya, qofka maqnaa oo soo noqdaa lookariyaa, ee shaah heel iyo qorfe iyo dhagayare iyo sanjabiil leh noogu tuur...Thnx

 

Wiilo, welcome back...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kool_Kat lol haddee waddankii gabdhahaa karin jiray ma waxaad go'aamisay inaan anigu kariyo. Bal waayahay maadaamo Wiilo ay in badan naga maqneed anaa ku tuurayo, hadhow ha i xamanina oo ha odhanin shaahu xawaashiba malahee maxuu ahaa.

 

P.S. Shaaha iyo caanaha anigu waan isku karshaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this