Sign in to follow this  
Sharmarkee

Abaal Laa'we - Salaan Carabay

Recommended Posts

^^

Xiin halka markays maryso oonu Salaan Cali-Dhuux u jawaabin gubana ka qayb gelin ayaa QAwdhan Ducaale Suldan, the guy who had a harsh duel with Abdi-Gahyr, and the winner of Nafti-Hafar series, said to Salaan,

 

Cali Dhuux haddaan loo quturan Qaydarruu imanne

Waayadanba waan qarinayee Qudhacle soo dhaafye

Qoor-Mudhuxyadii Habar jeclona qoobka soo mariye

 

Qoof yimi Salaanoow ninkii qariyey waa liide

Mar haddii qardoofo iyo gabay la idin quulquulay

Inaad aniga ii qayshataan waydin qabataaye

 

After that Salaan said:

 

Hadaaqsi Gabay wa yodheer heenso ma lahayn

hiirtaayo godobtaan ku nacay hadimadiisiiye

hawlo la waran mooye si kale woga haaiyray

Dhaxaan mid hana qaad isbiday so hogaan baray

tixdaan hidyo haneedsiga ayaan haybad ku lahayaae

inaan oday hangaafa noqdiyo haydhuf la imoode

kol hadaan hagoogta iska rogo so hankoobsadaye

heeraabta ma dhigay intaan heesna daba joojay.

 

Wiyil la ma humaajiyo adoon hotana u sidan

Ragunaba maroodigia hunduda heeryadow sida

'

'

'

 

that is just the introduction

Share this post


Link to post
Share on other sites

MM, ALi was the son of his time. Though what he did was not the norm, it was how many poets of his time operated. But you are absolutely right in that he lost the moral summit of that literary contest. Especially his clannish insults which he aimlessly spewed. That’s precisely the reason I think he squarely lost in many areas. The reason so many poets engaged him was not because of a particular interest of his stanzas but it was primarily out of defense of the honor of their clan. It’s not unique for some poets to resort into a wholesale dual to make a political point. I think late Khalif did the same thing. Another reason he went down as a poet without durable wisdom and left a legacy of depressing verses.

 

Having said all of that, let us be fair and say Ali was one of the greatest poets in Somali history. If Somalis were fortunate enough to be a society of pen, his would’ve been imprinted in stone—somewhere in Hawd region. Yes he was harsh and ruthless in his literary shootout. But his were the heavy stuff—not the amateurish kind.

 

Sharmarkow, correct me if I am wrong but that poem was the only contribution Salaan made to the Guba series. One more reason he got my vote. He defended his clan, boasted and bragged about his talents, and put down Ali’s challenge. Shuqul nin weyn; he left the scene while he was ahead.

 

Raggeedii indeed, I say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Thanks Baashi, Xiin, and Sharmarke.. This thread tho is light-years ahead of me. The main thing is the vocabulary, I guess. The abwaans are using afsoomali words aan weligay maqlin..so it's tough to understand the gabay overall.

 

I'll open a Gabay for Dummies thread and hope you guys can lend ur expertise. Somali poetry is simply facinating.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salam,

 

Xiin,

 

No doubt Ali-Dhuux was a poet's poet, a poet par exellence, people ususally says, I mean the people of Somali literature says Raage Ugaas was the best of the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Kashafa,

 

in Riaydh i was studying the EDeb Al carabi (The arabic literature) when on my own quest and on my own interest switched to the looking out Af-Somali gabayo, it became fascinating, cos I found Cajalad full of this gabayo from a school teacher called Lamumbe specially Guba, then it beacme my passtime collecting and searching and looking and learning. you will be amazed by the contents, it's a philosphy on it's own. one of the best aspects is case in points and examples you will learn from. "This is Fasaaxa ah man la fasaaxata lah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Xiin,

 

Anigu ma aan Qabo inuu Cali kuguuleytey isdhaafsigii murtidii qiimaha laheyd. Laakiin, waxaan shaki ku jirin his legacy still lives on; wixii uu doonahayey oo uu gabeygu ku bilaawdeyna hade waa uu heley. Ceelashuu kahadlahayey maanta waxaa kacaba geela sumadiisu ey tahay Laan Alifka.

 

Dhankaas marka laga eego, hade waxaa la oran karaa baroordiiqdiisii waa loo rumeeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Sharmarkee:

Lukaansi gabay Faaraxaw laaqin ma lahayne

Laflafkiyo lahwiga loo tirshiyo jaray lurkiisiiye

La'da xarafka laanka iyo ba'daan loyar ku ahaaye

Nin awawgii loox ugu dhigoo liilgashaan ahaye

 

Legjar Faranji niman baa akhriya laawis iyo beene

Oo waliba laasima intay lib isku moodaane

Ase waxan u laaqimahayaa tix ay ku luuqshaane

 

:D Tongue-in-cheeck but with quality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sophist, hawl sahlan maaha in la yiraahdo hebel baa hebel ka gabay badan. Laakiin raggu weligii gabayadda waa kala heli jirey.

 

Tusaale:

 

Markii Geelle oo asagoo dhalinyaro ah nin le'egi ul (hadde waa ul) qorigiisii kaga qaatay ayyaa waxaa damcay nin Gooni la oranjirey oo reer Mudug ahaa inuu kaga faa'idaysto oo sidaa Geelloo maara loo waayey gabayga kaga xiro.

 

Mahayyo gabaygii Gooni. Laakiin markii Geelle loo tiriyey gabaygii Gooni soo dhiibay wuxuu ku jawaabay gabay aan ilaa hadda la yaabo.

 

Badha olosha waa loo godlaa waase baaqima'e

Boodada horeetaa danbeed biri-rifleeyaay'e

Baqal kuma hargalo meel sanguhu maray bariistiiye'e

Bal ogaada reer (hebel) baa soo buraanburaye'e :D.

 

Even literary-challenged reer hebel have a desire to vie :D . Kulahaa!

 

Then he went on to attack Gooni’s smoking habit (odagu tubaakaduu cunijirey ), and reminded him that while it’s probably true that he as a young lad lost his gun to unarmed foe, that information is irrelevant today since Gooni’s clan were the loosing lot.

 

Adigoo bog soo xoodan leh oo biriya toobaakhda

Batal Eeri-goo iyo intaad Bookh ka dabanaysay

…………………………………………………

Baylihisay nimankii ku xigay badina loo laaye’e

Bundukh maxaad ka sheegtaa adaa ba’ay ayyaantaane’e.

 

After Geelle delivered those high-powered verses, it effectively shut off Gooni for good.

 

Sharmaarkow,

 

Qoof yimi Salaanow ninkii qariyey waa liide'e

Marhaddii qordoofo iyo gabay la idin quulquulay

Inaad aniga ii qayshataan waydin qabataaye'e.

 

Qawdhan illeen waa ninka Salaan ka caraysiiyey :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Laakiin miyaan la oran karin maadaama Cali uu heley waxa uu doonayey (Cartey camuud leyska qaad ceelkii reer dalal'eh.....)

 

Ciduu guubaabinayey soo maanta camuud mataalo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

إيه٠إيهÙ! وان من البيان لسحرا

 

It is, by He, doubly refreshing and elating to see many litterateurs and lovers of somali poetry; if only the commoners were so informed. What lingustic wizardry is effected by the altiloquence and eloquence of somali poesy!

 

Keep the ball rolling, folks. I shall come back with a chaste and choice selection of my own, if Allah so permits.

 

With Salams,

PK

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

For the love of poetry, Sayidka while entrusting a poem to one of his main memorizers parted memorable words to him, forming as I see it, some of the best lines in Somali poetry ever recited. I thought I'd share them while the fora is in this mood.

 

Xuseenoow ninkii laab leh baan luminin weedhey eh

Maantaad lixyowdiyo adoo leylafoo gaban ah

Wax badan baan sidii laan Quraan looxa kuu dhigay eh

Nimankii laqbada labay ii dhadhami labanka caanuhuye

Loolkiyo laamaha laysku xidhay laabatada qoyska

hadaan laaman-doodsado hordada, waanan ladi hayne

Lahanka iyo caradaan qabaan, laba ligdeeyaaye;

liicaanta Soomaali baa, luli caloosheeyde

Lufluftadaasaan u dhiman laafa lugudkeede

 

Maandhoow laftii iga jabtaan, luudayaa weliye

Maandhow raggii laxadh jiroo loodhadhaa yimiye

Luxuskii horey ii ekayd liinka gubiddiiye

Maandhoow lix saban buu fadhiyey laaso iyo cayn e'

Maandhoow lixaadkaan qabaa laacib baan ahaye

Maandhoow libbaan kala hagaa leexa dirireede

Maandhoow laqdabo waa ka duufan iyo laaleeys e'

 

Wax badan baan libeystoo gashadey baalag lagadheere

Aarkuba haduu soo lalabo laga lenleemooye

Gaashaanka nin lowga u dhigaa waa la' aan jirine

Maandhoow waxaa igu lamaan duciyo liilaafe

Liibaanta Eebiyo waxay laray daraawiish e'

Waxa igu laxaamadan kuwaad laxan wadaagtaane

 

Hadaanan diinta laayicin, xaqaa lagu labaadaaye

Inkastuu luguug daba-kufrigu ladirka ii keeno

Waxaa igu Lilaahi ah inaan layga lalineyne

Maandhoow wax badan baad luridey gaalka luunka lehe

Wax badan baa Waarabu lud iyo loogsin kaa heley e'

Waxa badan baad lakiday Ferenjigii loloshka dheeraaye

 

Marka igu ladoo gabaygu yuu laydha iga raacin

Maandhow adaan laxaw ku hayn laylana ha baajinin

Adigaa lamaantaye ka dhowr laakib iyo ceebta

Listankii horaa kugu jiriyo lufuq habowgiiye

Inkastoon ku laal baray fahmadu kuuma looshana e'

Maandhoow ha leeleelin yey leexan maansaduye

Luuqdana ha bi'in sowdku waa laaxiiboon yahay e'

Maandhoow lukowlaha ka dhowr laba haw hoorrin

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Leecaanta Somaali baa luri calooshaye

Luufluuftadaasbaan u dhiman laafa lugudkeede

Mandhow laftii iga jabtaan luudayaa weliye

 

Mandhow raggi laxar jiree loorra yimiye

Loxoskii horey ii ekayd liin ka gubiddiye

Mandhow lix seben buu fadhiyay laaso iyo cayne

Mandhow laxaadkaan qaba oo laacib baan ahaye

Mandhow lib baan kala taga leexa dirireede

Mandhow laqdabo waa ka duuf aniyo laaleyse

 

Mandhow waxaa igu lammaaan duciyo liilaafe

Liibaanta Eebe iyo waxa i laray Daraawiishe

Waxa igu lilaahiya inaan laygya lalanayne

 

Meesha marsi ya Paragon waad haysaaayee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adigaa lamaantaye ka dhowr laakib iyo ceebta

Listankii horaa kugu jiriyo lufuq habowgiiye :D

Inkastoon ku laal baray fahmadu kuuma looshana e'

Maandhoow ha leeliyin yeysan leexan maansaduye'e

Luuqdana ha bi'in sowdku waa laaxiiboon :D yahay e'

Maandhoow lukowlaha ka dhowr labana haw hoorrin .

 

^^Didactic yet beautiful; such was Sayid’s literary style. Thanks Paragon.

 

Yaa erayadaab usoo baxay :D ?

 

1-Listan

2-Luquf

3-Lukowle

4-Looshan

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Listan ---> waa lisitaan, originally lis dhay ah - canaha freshka ah , freshly milk or canaha inta hore ee liska ah. I guess, the Sayid is using heavy artillery voca indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Luquf micnaheedu waxa u noqonayaa Habeen gabal dhac, mar ay cadceedu idhaha kaa qabato, mar ay sheeko kula tagto

 

Luwokle Micnaheedu waa Kirli ama weel loo isticmaalo in lagu weyseeysto ama lagu istijoowdo

 

Looshaan micnaheedu waa Ergo, tabalcaaro, siisid,

 

Xiinoow Gacaliye, Improvement aad la'arag oo la maqal ma sameeyey mise ma sameenin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this