Sign in to follow this  
Daandaansi

Help!

Recommended Posts

Hey,u guys is there are any of u who knows waxa lagu dhaho Cudurka ay somalidu utaqaan Samboor ka waxa Englishka lagu yiraahdo if u know pls dont hesitate its important.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mayeeey walaashaa aad qabto bahalyohow lol.

 

sorry bro mayeey sxb dhaqtar aan iska dhigi robaa marka Somali badan ayaa iga codsaday samboor maxaa layiraahdaa luuqada Englishka.

 

hadaan qabo anigu cid maweydiiyeen wax lagu dweeyo waan kadharagsanahay geedka caday ah xashkiisa ayaan sanka kushuban lahaa lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daanka, sanboor daawo waxtar leh ma arkin. Aniga sanboor maalintaa dhashay ilaa hadaan qabo, oo waa mid kuwa ila dhashay dhan badankiis wada qabno; aabaheynaa aa laga keenay.

 

Mid xun ayuu qabi jiray aabaheena xataa marmar neefta ku reebeyso, aniga xataa markaa yaraa aan kan neefta qabi jiray, oo daadawiis neefta igu buufin jiray, laakiin hada kan neefta waaka roonaaday.

 

Aniga kan kuleelaha aan qabaa, oo summerkii ayaan dhib isku qabnaa meeshaan. Soomaaliya markii la joogay aad aan ugu dhiboon jiray, duhurkii markii la gaaro oo wax walba dhagdhag ahayeen, taqsina sanka kuu daba taagan. Anigoo iska ilooway sanadyo kahor aan ku noqday Soomaaliya, lee...Ar maxee igu soo noqotay. Maalmo dhan ayaa 'xadishoow' ku jiray.

 

NB: Qofka kaa koreeye aad la hadleysid igaartoo waaye, ma'aha igaar.

 

NB: Yaa daandaansataa? Hadaa daansi rabtid, sankeey taabo, adigaa arkeysid tii ka dhacdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraa macruuf adigaaba samboor shaaha lacabay aniga laakiin moos aan isla fiiqanay nooh.

Passion girl sorry i thouth u r a man,ma anigaan garan geela doofaarku laayay saas ula ma hadleen gabadha macruuf hdaan moodaaayay inay gabartahay waayo hadal gabdhaha ka mamnuuc ah in layiraahdo aan iri taasna waad fahmi kartaa marka waxaan leeyahay walaashay xaar qaado sorry i mean xaal lol waraa aniga sankaaga xaa ii geeeeeynaayo !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this