Sign in to follow this  
Batuulo

Somali F e m a l e President

Recommended Posts

Arawella   

Ok, I can take a hint. I am not welcome here till I am fluent in Somali hence I shall keep my comments to myself. On a serious note, I blame my childhood education for not placing Somali as a valuable language. Therefore shame those teachers rather than the helpless student.

 

In addition, couldn’t you at least reply back in English since I have enunciated that my command of reading Somali is extremely poor? What’s with the punishment? I have spent precious minutes trying to read and more trying to understand your vocabulary.

 

Adios for now, I am off to have my lessons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fathia, if you can't read/write somali well, what are you doing in the Dood wadaag section? The whole point of this section is so that our ESL brothers and sisters can also feel at home here on SOL. Lets show them some respect by keeping this section Somali only! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arawella   

Waayahay walalo.

 

Mardanbay kuma hadlidono Ingariis. Imakana waxaan xoog saridona inan barto afkayna.

 

Opinion kaygu for Somali Female President is Ha.

 

Ralinogda dhamantiin for trespassing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

As salaamu calaykum.

 

Waan ka soo horjeedaa fikradaa anigu, in dumar madaxwayne aynu ka yeelano.

 

Hada ayaaa Soomaali dagaal ku baa ba'daye hadii dumar madaxwayne aynu ka yeelano waa markay isa sii dhamaystiri lahaayeen ooy eber iska dhigi lahaayeen.....walaahu aclam.

 

Tallo waxay iga tahay aynu Diinteena ku dhaqano hadii kale waynu khasaari aduun iyo aakhiroba"ciyaadan bilaah"!

 

Wabilaahi towfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan idin weydiiyey kuwa leh dumar madax ma noqon karaan:

Hal Su'aal: maxaa idin daliil ah? Bal aan idin xasuusiyo Suuratul Namal (Annaml) Balqiis waxay dadkeeda ku hogaamisay si wanaagsan, markii raggii ay kibir damceen inay ugu jawaabaan Nebi Sulaymaan (CS) way ka talo fiicnaatay, ugu danbeytiina waxay ku hogaamisay inay Islaamaan oo ay dacwadii Nebi Sulaymaan (Calaysi Salaam) qaataan. Bal idinkoo taas dib u fiirinaya..inoo sheega waxa mamnuucay?

 

Salaan dhamaan

 

PS: Just being devil's advocate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

As salaamu calaykum.

 

Legend walaal adiga aan su'aal kugu celiyee xageed ku aragtay Dumar Muslimad ah oo Qu'raanka iyo Sunada ku dhaqmaysa oo Madaxwayne ah?.....kuwa aan diinta ku dhaqmayn oo gaalada ku dayanaya kama hadlaynee.

 

Walaal waxa laga hadlayo halkan waa Dumar Muslimad ah ee Dumar gaalo ah lagama hadlayo, adigana waxaad tusaale usoo qaadatay Bilqiis.......soo ma ogid Bilqiis Naag gaalo ah ayay ahayd markay madaxtinimada haysay ka dib ayuu Nabi Suleymaan"calayhi salaam" Islaamnimada ugu yeedhay,iyadana naag caqli badan bay ahayd oo way imtixaantay oo waa tay hadyo fara badan u dirtay oo uu kusoo ceshay hadyadeedii,markay aragtay inuusan aduunyo iyo boqortinimo doonayn Suleymaan ayay iyadii iyo qowmkeedii u yimaadeen Nabi Suleymaan oo waa tay halkaa ku Muslimeen dhamaantood ka dibna madaxtinimadii halkaa ayay ku dhaaftay ee ma aysan ahayn Madaxwayne markay islaamtay ka dib .......qisada waa macruuf ee dib ugu laabo baarakalaahu fiik.

 

Wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arawella   

Anugu mafahmayo sabaabta oguso orjatin gabadh inonogota madahwayna. Nacamti dadku nin iyo gabadh waa isku qarti iyo fahmad. Kamadiqna fahanku ino kali ku xirdhan yahay genderkaga.

 

Malaha ooriyad baynu haylidona maarkaynu gabadh saarno darajada madaxwanaha Somaliyad.

 

Ogada, dintanu ba cadasa inay dumarku iyo ragu islasimanyahin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

As salaamu calaykum.

 

Fathia walaal Allaah ayaa ogg waxa ay maslaxada inoogu jirto markaa walaal Dumarka Allaah ayaa sharfay oo dowr ka wanaagsan Madaxtinimo siiyay,waa howl ragga loogu talo galay arinkaa, Mas'uuliyad adag iyo dhib iyo qaxar weeye Madaxwaynenimadu,hadaan dumar nahayna kama bixi karno arinkaa sababo badan awgood.

 

Dumarkii Saxaabada ayaa ugu Diin iyo Caqli badnaa oo iyagaa Amiirul-Mu'miniin laga dhigi lahaa hadii ay maslaxo ku jirto, Allaahna wuxuu Dumarka ku dari lahaa Anbiyada iyo Rususha oo Nabi Dumar ah ama Rasuul Dumar ah ayuu soo diri lahaaa.

 

Arinkan aynu iska xirno ikhwaanii Diinteena iyo Salafkii ayaa ku dayasho inoogu filane.

 

Wasalaaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Oo hadda Ilaah ban kugu dhaarshee ma waxanaa la soo shir tagtay? Inaa naga dhaadhiciso caqli ma laha Dumarka? Ma kaa dhab baa? Raggaas kuraasida isku qaraacaayo sidii Lo' carootay maa hadaa caqli leh? Maxaad ku hadlaysaa! Ma che cosa stai dicendo?

 

 

** Where's the Advil **

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Dagaalkii markuu dhacay baala arkay kartida dumarka.. Walaahi in eesan been aheen inta reer oo dagaalka kasoo baxsatay oo wili iyagoo kheyr iyo nolol fiican hora kahelay waxee heysteen haweeno aad u fiican.... Ninkaste wuxuu ka shalayey sababta uusan u dhalin gabar meesha uu wiil ka dhalay.. Ilaahoo gabar isii baa lagu duceystaa hada meeshii ee awal somalida ragooda kaga duceysan jireen wiil.. Raga somalida iyo dumarka somalida maanta 100 iyo 100 walaahi dumarka ayaa na dhaama!!!......

So ilaaho gabar iigaga dhig curad hadaa caruur i siisid..aamiin...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bal Aan kuu jawaabo in kasta oo aadan faahfaahin iyo jawaab aadan ka bixin su'aashii aan soo ganay.

 

Waxaad tiri Balqiis markay xukunka haysay waxay ahayd Gaal, waxaadna raacisay markay islaamtay ka dib way dhaaftay madaxtinameedii. Waxaan ku leeyahay uma aysan dhaafin madaxtinameedii maxaa yeelay waxay ahayd dumar.

 

Sababaha Ay ooga tagtay xukunka

1) Qof kale uma aysan ahaan inuu ahaado boqor ayadoo oo uu joogo Nebi Sulaymaan (CS) xataa hadday ahaan lahayd nin Rag ah way un ka tegi lahayd xukunka..maxaa yeelay sidaad oola socoto Ilaahayna uu Quraanka ku caddeeyey In Nebi Sulaymaan (CS) uu u diray reer Sabba fariin ah inay isu dhiibaan oo ay san is wayneysiin.

 

Saad ogtahay Raggii shuuradeeda ahaa oo Ulul amriga ahaa ma aysan fahmin Fariintii Nebi Sulaymaan (CS) umana aragti dheerayn sida ay iyadu u aragti dheerayd. Halkaa waxaa ka cad in dumarka qaarkii ay kaga haboon yihiin madaxnimada ragga qaarkii. waxaad kaloo fahamtaa..haddii ragga ayada la socday ay talada hayn lahaayeen Reer Sabba way halaagmi lahaayeen.

 

Aragtida ah dumar sunnada iyo quraanka ku dhaqmi oo madax ah inaysan jirin. Bal ii sheeg Rag sunnada iyo Quraanka ku dhaqma oo madax ah?

 

Akhii..waxaan rabay waxayd ahayd in Daliil la radiyo ee Ra'yi bani aadam sidaad ogtahayba wuxuu ahaan kara sax ama qalad. Bal adiga haddaad hayso daliil sunnada iyo quraanka ku salaysan bal keen?

 

Salaams

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

^^ Walaal aniga dumar ayaan ahay hadii aad nin i mooday.

 

Dumarka qayb wayn ayay ku leeyihiin bulshada Soomaliyeed mana diidani inay jiraan dumar ragga qaarkii ka caqli badan laakiinse waxa hada la is waydiiyay dumar Muslimad ah madax ma noqon kartaa? jawaabtu waa MAYA waanad ogtay inaysan Diiniyan banaanayn arintaa sababo badan awgood.

 

Wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yonis   

Batuulo Waxaan Qabaa Hadii ay dumar xukunka u dhiiban lahaayeen Wax badan baa is badali lahaa somalia...

Yes, I agree with you… Ragii wey ku daaleen oo ku heshiin waayeen kursiga, bal dumarka haloo dhiibo this time. Batuulo, waan arkaa dadka badidii wey kugu raaceen your suggestion. So, bootada meeshan kala tag eee orodoo isa soo sharax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Legend of Zu:

Waxaad tiri Balqiis markay xukunka haysay waxay ahayd Gaal, waxaadna raacisay markay islaamtay ka dib way dhaaftay madaxtinameedii. Waxaan ku leeyahay uma aysan dhaafin madaxtinameedii maxaa yeelay waxay ahayd dumar.

Legend of zu ..

 

Bilqees ( the quen of Saba) was a disbeliever at that time as is clear from the verses: "I found her and her nation prostrating to the sun ...." [Verse 24]

 

"Verily she was of a disbelieving people". [Verse 43]

 

Later, with the invitation of Hazrat Sulayman (Alaihis salâm) she brought Islam. She said: "Oh my Rabb! Verily I have wronged my soul and I have surrendered with Sulayman to Allâh, Rabb of the worlds."[Verse 44]

 

After embracing Islam, she also surrended her kingdom to Sulayman (AS) as was the order of Sulayman (AS). This is apparent in the following verse: He said: "Do you give me abundance in wealth .... go back to them, for we will most certainly come to them with such armies that they will not be able to oppose, and we shall expel them in disgrace and they will be humbled."

It is sometimes argued that after Bilqees brought Imân, Sulayman (AS) married her and therafter sent her to rule Yemen. This argument is however incorrect because it is based on very weak Israeli narrations and besides being weak,

It may be concluded that although men and women are equal and that both have rights, they do not have the same rights. Among the sole rights of a male is that he is always the head of a family since he is the guardian of the women. Leadership of a country is in a similar vein the sole right of men. Most commentators of the Qurân have explained the verse under discussion that just as men only rule a country, lead the salâh etc. only men can be the head of a family.

 

A few examples are :

QURTUBI Says..... and the judges, rulers and mujahideen are among the men and this is not found among the women."

 

IBN KATHEER Says..... that is why nubuwat is reserved for men just as rulership ..

 

BAIDAWI " .... that is why nubuwat (prophethood), leading the salâh, leading a country and establishment of other sha-âir (distinguishing features) of deen (e.g. adhân, iqamah) are confined to men only.

 

among the ummah that female leadership is not permissible. Ijmâ is the third most important source of Islamic law and cannot be opposed.

 

Rasulullah sallallahu alaihi wasallam said: "A lady is 'AWRAH' (something to be concealed). Thus when she leaves, shaytân stares at her.

 

In short, this verses has a major reason why women cannot rule in the Shariah. Just as she cannot lead a home, she cannot lead a country.

 

May Allah (sw)Increase our Islamic knowledge Ameen

w/salaam all

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this