Sign in to follow this  
Tuujiye

Geerisheeynn

Recommended Posts

Tuujiye   

Aduunkaan waxaa la dhahay saa u joogtid shiinees caano geelcabaayo oo hilib ari ruugaayo aa arkee...

 

Geerisheeyn: waa maxay?

Waxaa Jiraan Rag qayila oo sheeko iskaga marqaama..

Waxaa jiraan Dumar Qayila oo xan iyo heeso ku marqaama..

 

Waxaa kaloo jiraan Rag iyo Dumar oo sheeko iyo heeso iyo mada daalo ku marqaama..

 

Waxaa hada soo baxay oo lala yaabanyahay waa

GEERISHEEYN...

 

Waxaa jira dumar iyo rag qayila oo ku marqaama is dulsaar !! "igu gur aan kugu guree" calaashaan... Waxaana loobixiyey "GEERISHEEYN"

 

Ajaaaaaja....aduunkaan waa la taraaraxay yaa taako isku dhigaa!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Geerisheeyn, eraygan markaan maqlaba waxaan soo xasuustaa Juus Gareen erayga la yiraahdo, in kastooyna isku mid aheyn labada eray, balse si kadis ah ayaan u soo xasuustaa,

 

Hadaba aan sharraxaad yar oo kooban ka bixiyo geerisheeyn waxa ay tahay in kastoo uusan Tuujiye sii tafsiirinin oo uu dulmar gaaban ku sameeyey,

 

erayga geerisheeyn waxaad inta badan ka maqli kartaa dadka jaadka cuna, waana kalmad barakeysan oo gooni ah looguna tala galey ragga iyo dumarka qayyila iney ku haasaawaan oo ku baashaalaan.

 

 

waxaa inta badan dhacdo in ninka iyo naagta ay geerisheeyaan, micnaha ay is abaahiyaan ama is rimiyaan ama is boodaan ama is kudaan ama is dhawaan, hadba saad u taqaano ama iska raaxeestaan, geerisheenta micnaheedu waa saas, labada qof oo isku galmoodey weeyaan geerisheentu, laakin qaab baa jira loo geerisheeyo oo ay isticmaalaan labada qof ee ninka iyo naagta ee qayyilaya markaas ama qaadka cunaya, noocaas hadaba waxaa weeyaan anoo yara dul maraya labada qof wey is hor fadhiyaan waana la iska soo horjeedaa, ayagoo markaas qaarka hore ka qaawan, naagtuna ay qabto gorgorad basa ninkuna macawiis uu qabo kaliya jaadkana la cunaya taqsiintuna ay buuxdo lawska iyo shaahana la is dhaafsanayo, isla markaasna la is dul saaranyahay oo la is fuushanyahay iyagoo fadhiyo saan sheegay,

 

 

hadaba wixii faahfaahin kuna saabsan erayga geerisheeyn waxaa sii wadi karo akhyaarta maqashey ama taqaano wuxuu yahay, waayo eraygan waa eray baaxad weyn, waa bad, isticmaalkiisuna waa noocya badanyahay,

 

 

geerisheentu labada qof ee is qaba ayuu ku wanaagsanyahay, halkan ma ahan waxaan ugu sharxey inaan xayeeysiiyo in la isticmaalo geerisheeyn balse kaliya in la ogaado wuxuu yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune sxb aad baad u mahad santahay....

Hadalka aa sheegtay waa hadalka waaweenka!

 

Waxa aan u keenay eraygan waxee aheed in ee dadka ku waayo aragsadaan kiliya ee aniga xitaa igama aha xayeesiin......

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Nin nooloow maxaa aragti kuu laaban. hada labadina maxawaan baad lasoo shir tagteen. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ceeblaay, waxaa la yiri waxaad ceeb u dhaqan qof bey camalkiisa tahay, waxaan ku keenay waa saad sheegtey adduunkan wax kasta waala maqli, waana la arki, waxan waa wax jira, soo jireena ahaa, jirina doona, kolleey waxaas wax ka daran baa idinka dumarka la idin ka maqley waana Juus Gareen garan maayo inaad ka war heyso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

:rolleyes: walee indhaha wacwac, waligey ma maqlin eraygaan, marka wax baa laga kororsan.

 

suaalyar, tuujiye muxuu ku keenay, nuunase maxaa barey :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:rolleyes: ......yarta qufitaanka jooji iyo shaki dhaliska nooh...

 

Anaa mara qariis..maskiin walaa saqiir yaaqee..

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Horta hargeiso iyo galkacyo waa leeska geerashgareeyaa laakiinse I don't know about other parts of Somalia...? Yaa war ka haayo talow!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

hibo, meelaha kaloo soomaaliyaba aad baa looga geerisheeyaa iyo jabbuutiiba, in kastooy labada meelood aad sheegtey caan ku sii yihiin iyo Carta aka jabuuti

 

juxa, huuno waxani waa wax la yaqaano caana ka ah waddankeena, qurbahana kusoo shaac baxey waayahan danbe,

 

Bishaarooy, hadaadan waligaa maqlin geerisheeyn waxa la yiraahdo, dee ka faaiideeso, cilmi hakkuu kororee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Nuune waxaan hada wexee ka socdaan UK iyo meelaha kale ee yurub..mareekanka only minasota uu kasoo gaaray aan maqlay..waxas run miyaa???

 

Geerisheeyn magac ku fiican ma aha...kuweesto magaca iyo actionka maba islahee....

 

so nuune maxaa u bixinlaheed adi?

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Magaca iyo actionka iney is lahaadaanba looguma tala galin, erayga geerisheyn inta badan barjeyn buu u dhawyahay ama qayyilaad,

 

 

magac kale oon kan ka aheyn umaba baxsheen, kan baa goor hore loo bixiyey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa niikiska beenta ah daa ee magac iska soo baar sidii in ee injir kugu jirto camal...

 

Ani waxaan u bixin lahaa "beerfaloo"..lol..

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta waxyaalahaan inaad aniga i waydiisaanay ahayd ,,,,, Geerashayn iyo waxaan annagaa ka boromoosnay nooooh :D:D

 

Geerashay wax cusub maaha laakiin weligeed waa la isticmaali jiray ,,,, waa rag iyo haween wada qayila ka dibna isku marqaama ,,,, :D

 

ilaa hadda way socotaa ,,, i think somalia oo dhan waa laga isticmaalaa ,,,, laakiin meelo si gaar ah ugu caan baxay way jiraan sida horeba loo sheegay ,,,,,,,

 

ma garan karo waxa Geerashsyn loogu bixiyay waxaanse filayaa in ay ku jirto yar asturaad ,,,, means ,,, Baabuurka aa Geerashka ku xeroonaya Nooh :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooool jaceeeeeeeeeel...looooooool

 

Wax waalan aa tahay walaahi..parking aa baabuurka gelisay yaah...loool

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this