Sign in to follow this  
guleedyare

Galiilyooday

Recommended Posts

xiinow meelaha kale intaan hadalka dhataq kasiiyo baan ka dhaqaaqaa meeshan laakiin doodwadaag baa liyiraahdaa. Hadaadan cararina waxa badan baad hurdo seegi doontaa adeer. anigoo qoonxun daba jooga baad isoo gashay warma qaareenkii ay qabsadeen baad tahay.

Marwaduna afkeeda caano riyaad lagu qabaye iyadaaba ku hiilanaysa adeer oo kaa hadal khatarsan. waxay sheegtay inaanay ku jurin qoonkii aan maagay hadalkeeduna waa ii cadeeyay.

somaalidu labo shariif bay leedahay mid nin aan ogahay iyo umadii somaaliyeed baa ka dhaqaaqi la midna somaliaonline buu ku jiraayoo libaax buu doonayaa inuu la lagdamo. war ilayn nin aan libaax aqoon baa lax ka rida. shariif anugu uma hurdo seegee 5 daqiiq isii aan heestaada uga jawaabo.

 

nin aftahanimo rabi haybad u siiyay

iyo nin buug ka higaad shay

isma haybsankaraan oo halmawadaagi karaane

inta aanan ku halgaadin iska hooyo

habeenyahow.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guleed ashaxii gabaye waa hayaa iyo asluubtiiye

Xiinow adaan hanaan gabaye aqoon iyo hadalka qaarkiise

Adigaa hadba meel u howle sidii howtelhamagiiye

Adigaa ku hurdo seegay oo hadana heelo daabacaye

Ka hilaabo yaan sidii hebelladaan ugaa haada ku cunsiine

Afartaa horudhac gabay iyo higaadii dheh

Halkuu ina hasan ka hayn jiray iyo asaaskii dheh

Hosaasintii cali aadan iyo haybadii mire dheh

Waxa aad la hees heesaysaa waa cabdiaan weedho ka horgeeyay

Inaaan ku hayo oo halbowlaha ku jaray oo hooskii kaa kiciyay

Wadigaa hinqaday oo hanaddadii doodwadaag hiilo ugu baaqay

Marhadayan howd iyo ka iman hoyadii gabayga

Hurin hurin baan habaaska u cunsiin oo heegan baan ahaye

Warka hagoogo haweenkuna haday doonayaan inay ku hiilshaane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guuleedyare; adeer gabaygaagu waa kii Ciise- cagoole! :D

 

It was reported that when Ciise-cagoole was challenged by the one of the poets of Mudug and in the face of his sheer inability to get close, much less match, the net yields of literary heavyweights, he cunningly resorted to what amounted pure Cantarabaqash, all-be-it satirical and quite entertaining.

 

Najjisyahow najjis-ku dhalay sidaad iigusoo baxdaad kuugu soo baxaye.

:D .......................

I could see a matching analogous in your embarrassing effort to close the distance between us.

 

Adeer wax badan baa kuu dhimman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMali baa yiri

nin naagi wado iyo rati rati wado midna kaama leexdo.

 

Bari baa 3 wiil oo jaamacada lafoole dhigta baa u yimi islaan dukaan haysata. labadii jaamacada ku cusbaa baa english ku wada hadlay islaantii baa waxay tiri war ma english kaa inii cusub kii kale baa soo booday oo yiri eedo anigu sanad kan baa qalin jabin waa labadane maxaad ku garatay?

hadaba wiilkan dood wadaag english kaga hadlayow waan ku gartay.

armood baan kugu daayaye

1 muran beena

2 magacaaga oo ah waxa la fuulo

3 waalid aadan aqoon caydiisa

4 ragii aan faduuliyaye oo ka gaabsaday

5 gabaygaaga oo ah jacbur aad ku hurdo seegtay

Share this post


Link to post
Share on other sites

redface.gifredface.gif @3 waalid aadan aqoon caydiisa.

 

War guuledow u yara kaadi. Najiska najisku dhalay adiga kaama wadin ee wuxuu hor dhac u ahaa jacburkii Ciise. Malaha ingiriiska aan qoray baa ku qalday ee cay igama suurowdo walaal. Ilaa heerka inay sheekadu gaarayso kama fakarin.

 

Balo ku degtay :mad: .

 

Intaa hanoo joogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Guleed

 

C'mom man...are you kidding me? That shyt has no rhythm.

 

Yaanu policekii suugaanta Somaalidu ku qabsanee saaxiib iska aamus.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this