Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kowda Luulyo--Happy Independence Day

Recommended Posts

Sanadguuro wanaagsan oo wacan mar kale Soomaalida sharafta leh dadkooda iyo dalkoodaba wada jecel. Mar kale guul iyo gobonnimo wanaagsan.

 

Kowda Luulyo ha waarto, ha jirto, hala xuso - halyeey baa madaxbannaanimadeena naftooda iyo maalkoodaba u huray. Waana xasuustii iyaga iyo dhammaan inta dalkeena iyo dadkeena u soo halgamay. Ha jirto Kowda Luulyo!

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mgaalooyinka Gothenburg iyo Söderhamn iyo wacdaraha maalinta Xuriyada

 

Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Gothenburg iyo Söderhamn waxaa lagu wargalinayaa in munaasabada maalinta xuriyada ee kowdda luulyo la qaban doono 2-da bisha Luulyo, iyada oo xafladahaasina ay ka soo qeybgali doonaan fanaaniin iyo abwaaniin, iyo sidoo kale taariikh yahano ka sheekeyn doono halgankii xuriyada loo soo maray.

 

Hadaba si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho halkan ka daawo goobta lagu qabanayo xaflada Söderhamn.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Maskiin waad soo dhaqsatay but happy kowda luulyo indeed! i intend to celebrate and remember my parents celebrating in barxada wardhiigley insha allah

 

Calanka lula indeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koobka koowda Luulyo oo lagu wado in lagu qabto Xaafada Southall

 

Waxaa lagu qabanayaa magaalada London gaar ahaan xaafada Southall koob loogu magacdarey ‘’koobka Koowda Luulyo’’, oo ku beegan 51-guuradii madax banaanida dalka Soomaaliya, yacni markii Soomaaliya loo aqoonsadey inay Qaran buuxa oo xor ah tahey.

Koobkaas waxaa ka soo qayb galaya ilaa 7 kooxood oo u badan dhalinyarada cuslaatey ee degan magaalada London xaafadaheeda iyo hal koox oo ka socota magaalada Manchester kuna magacdheer (Old Boys team), waxaana soo qabanqaabiyay mudane Cabdikariin Cabdulle Shiidle “Black’’ iyo Mustaf Farey oo labaduba ka soo mid ahaan jirey ciyaartooydii hore kooxaha Wagad iyo Badda ee barisamaadka dalka Soomaaliya, kuwaasoo sanadihii ugu dambeeyay deganaa xaafada Southall.

Ciyaarahaan xiisaha badan waxaa lagu qaban doonaa maalinimada Sabtida taariikhduna tahey:

 

02/01/2011

Saacaduna tahey : 12:00 duhurnimo

Garoonka weyn: Dominican Centre

112 The Green. Southall

 

Waxaa barnaamijkaan marka laga soot ago kooxaha ka qayb galaya marti sharaf isboorti iyo ururada isboortiga dalkaan ka dhisan kuwooda ugu wanaagsan, halka SSPAMEDIA & Barnaamijka faaqidaada Cayaaraha TV-ga caalamiga ah ee Universal uu gacan weyn ka geysan doono sidii uu bulshada Soomaaliyeed ee isboortiga jecel ugu soo taban lahaa tartanka lagu weynaynaayo maalintii dalka Soomaaliya laga surey Calanka Buluuga ah,islamarkaana aan ka xaroowdey gumaystaha reer Galbeedka.

Hadaba hadii aad doonaysid wixii faahfaahin ah kale xiriir Black iyo Mustafe oo ah gudiga qabanqaabada koobka koowda Luulyo ee lagu qaban doono magaalada London gaarahaan xaafada Southall.

Xaafada Southall waxaa degan jaaliyad Soomaaliyeed oo aad u farabadan Allaha deystee, kuwaasoo aad u jecel isboortiga kuna wanaagsan martisoorka martida timaada xaafadda Southall, kuwaasoo diyaargaroow ugu jira sidii ay u martigalin lahaayeen koobka koowda Luulyo.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid*Somal;731431 wrote:
Kowda Luulyo is not independence day - it is Union Day - unfortunately there is no union to celebrate as such.

I repeat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Indeed Soomaalida dalkooda iyo dadkooda jecel sanad guuro wacan oo wanaagsan. kowda luuliyo ha Waarto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

It is,, saxiib waa xoriyadii koonfurta iyo is raacii koonfur iyo waqooyi waa maalin laba jeer qiimo u lahayd shacabka xalaashaa

Baryahanse waxaa nagusoo batay casaabad jecel kala qoqob iyo heeso aan nuxur lahayn saynta ha la ruxo igu dayo iyo calanyahow cagaarani iyo biti biti aan kala go'lahayn wax macnaana samaynayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dabcan saxiib,, hadaan wada xalaal nahay sow intaan qiblada u jeesano hal iimaam ma yelaneen iyo dal iyo dad mida?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.