Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kowda Luulyo--Happy Independence Day

Recommended Posts

Kowda Luulyo waa maalin taariiq dheer nagu leh, aan la iloobi karin. Ha jirto Soomaaliya iyo Soomaaliweyn. Soomaali diidoow silic u dhimo. Aabiyaashii gobonnimodoonkana Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin.

 

Sanadkaan Kowda Luulyo bisha barakeysan ee Soonka kusoo aaday. Saas ugu wacan inay xafladaha iyo dabaaldegga xoogahoo yaraadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.