Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kowda Luulyo--Happy Independence Day

Recommended Posts

Salaan...

 

Kowda Luulyo is a day we should--would--never forget. No matter how or what. Or where we are.

 

Happy to you all, my fellow nomads.

 

Soomaali hanoolaato. Soomaali ha guuleysato. Soomaali ha midoowdo.

 

firework.gif

 

fw13.gif

 

fw8.gif

 

fw5.gif

 

Fireworks-06.gif

 

fire1.gif

 

Fireworks-04.gif

 

Fireworks-02.gif

 

__________________

 

Macsalaama!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOOMAALAY HAMBALYO KOWDA LUULYO

so.gif

MAALINTII XORNIMADA QAADATAY SOMALIYA

 

firewrk3.gif

 

fw6.gif

 

fw1.gif

 

HAMBALYO KOWDA LUULYO

 

johan2dd.jpg

Aw aqyaar or Aw Maskiin Or Aw ............. lol bro thanx for remainding us this beautiful & memorable day. May Allah bless ya & all the muslims ofcourse (Amin).

firework.html

starmin1.gif

 

Admins, Nomads & the junior nomds Happy kowda luulyo maalintii gacaanga somaliyeed mise maalintii xoriyada somaliyeed. so wherever u r enjoy it. Peace.

 

<img src="

[url=http://www.pgi.org/images/origimages/calendar/1997/markwray5-97.jpg" alt="" />

Share this post


Link to post
Share on other sites

*****HAPPY MARYOOLEEY***** A.K.A ***** HAPPY SOMALIA DAY****

 

SOOMAALIYEEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA'EE

HADBA KIINA TAAG DARENEE TAAGEERA WALIGINNEE

WAXA AAN LA'OOYAAYAA ILMADYDU QUBANEEYSAA

ISTIQYAAR NIN LOO DIIDOO LA'ADOONSADAAN AHAYEE.

 

**NOOLOOW SOOMAALAAY NOOLOW**

**QABIILKA HALA AASO HAL MAALIN OO KALIYA, SABABTA OO AH BADANKEEN MA WADA AASI KARNO GEBIGIISE**

 

**QOLOBAA CALANKEEDUU WAA CAYNEE

INGAGAA KEENU WAA CIRKOO KAL'EE

AAN CAAD NA LAHAY.

XIDIGYAHAY CADI WAAD NA CIIDAMISEE

ALLOW HAKU CELIN CAAWAAD CURATEE**

 

Can't u all tell in aan ku jiri jiray Ubaxa oo aan ka heesi jiray Oriyenteeshinada ;)

 

Long live Maryooleey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

hey nassir: I swear i was gonna say this guy must been in the ubaxa before you mentioned it..that was cool ! ..thanks guys for reminding this eachother..

Share this post


Link to post
Share on other sites

oh you people are true somalis,i can't believe i even forget this special day,thanks to you for reminding me this!!!

 

walaaleheen falastiin aan uduceeno

aqwal-003.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

What Independence????

Somalia is not independent and it has never been independent. Nothing to celebrate especially at this time of our history.

 

But looking forward to that day, InshaAllah, hopefully soon

Share this post


Link to post
Share on other sites

HAPPY INDEPENDENCE DAY TO ALL SOMALIS WHEREVER THEY ARE...and let me remind you this wonderful song from Mohamed Suleiman

 

All maanta ayaanta

iyo ciida wanaagsan

ilaahay ina siiyay

isagaa ku abaal leh

way ahaataye maanta

si wanaagsan u ciida

 

Arday joogta sikuulka

odayaal talinaaya

ilaahay ina siiyay

isagaa ku abaal leh

way ahaataye maanta

si wanaagsan u ciida

 

That is all I can remember for the time being

Share this post


Link to post
Share on other sites

well since everyone said happy independance day and im obsessed with being different

im going to say awesome-day-of-no-more colonization-for-my-country-historically icon_razz.gif

so in a way a birthday happy birthday somalia ;)

 

P.S jamal-11,MMA and buubto nice fireworks ...very bright...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaaaaw, What a great event! Dear brothers & sisters thank you for joining with this momentous & Unforgettable day " SOMALIAS' INDEPENDENCE DAY " The first of July, also thanks for the graceful firework arts as well,I appreciate you all

 

HAPPY INDEPENDENCE DAY! smile.gif

 

so.gif

 

qaran.gif

 

Ingiriiska noollee

Eeddii horraatuu

Kaga tegay adduunyada

Weli ololinaayow

Ologaaga kaa yaal

Farans addeerkaa

Abaankii Talyaaniga

Qawsaar Amxaariyo

Kuukuuu addeega a

Sidaan ahay ugaadhii

Banka laga eryoodee

Oolideeda loo dhacay

Eebadiyo leebkiyo

Qorri lagu asqeeyee

Orrodkiyo badbaadada

U abraarka gooyaha

Ayaxaa rasaastaa

Adinkiisa taalloo

Afarriirkii raxantii

Labadii is ooddoo

Amni diiq ku helayee

Weli oohin iyo diifiyo

...........................

.............................

...................

 

Idilkiinba gaallooy

Aanadii horreetiyo

Odaygaa disheeniyo

Umushaad qasheenoo

Uurkeeda dooxdeen

Ubadkii aggoonkiyo

Noqday aabbe laawaha

Weli waan ogsoonahay

...............................

.............................

A Contribution from Siciid Suugaan :cool:

 

qaran.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Happy Kowda Luulyo my People. Waan ku farxay markaan arkey inta qof oo u ciideysa kowda luulyo. Ilaahey waxaa nooga baryaayaa in uu dalkeena iyo dadkeena noo qaboojo, nagana badbaadsho waxgarad la'aanta Ammin.

 

Si wanaagsan u ciida!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now