Sign in to follow this  
Umm al_khair

Xaqa Xaasku ku leedahay ninkeada

Recommended Posts

Bismillaah wa salaatu wa salaamu calaa Nabiyinaa Muxamad wa calaa Aalihi wa saxbihi wa salam intaa ka dib.

Alle Xaqa uu inagu leeyahay waa inaan Caabudno oo aynaan cidna la wadaajin Cibaadadiisa, kan Alle ugu cabsi badan baa ugu karaamo badan Adoomada Alle.

Inshaa allah waax yar ayan ii noga sheagi Xaqa Xaasku ku leedahay ninkeada,

Xaqa Xaasku ku leedahay ninkeada waa

1.meherkeeda wuu ino siyo

2. waa inuu ogaado inuu isagu musuulkayahay waaxay kunoolaan lahayd oo dhan.

3.inuu siwanaagsan ula dhaqmo inuu ka ilaaliyo hadalka xun.

Ilaahay wuxu yidhi sw ‘wacaa sharuuna bilmacruuf’ kulana noolaada si fiican (surata al nisaa 19)

Waaxa kalaa allah yidhi sw ‘wallahunna mislu ladii calayhinna bilmacruuf’ haweenkuna waxay leeyihiin wax la mid ah waxa korkooda ah si fiican ( baqraa 228)

Ibnu cabbas wuxu yidhi marku ayadan akriyay waxaan jecalyahay inaan aniguna iskuu qurxiyo xaaskayga, iyagu baa xaq bay naqu leeyihin lamida kaan ku leenahay.

Ibnuu katiirna marku ayaadan inoo fasilay wuxu yidhi, hadal kaan kula hadalano dumarkeena waa inu fiicnaado, waan inaad kula dhaqanta akhlaaq wanaagsan in aad ixtriraamto inti karaan kaagaah sidaa adiguba jeclaan lahayd

rasuul keani scw wuxuu yidhi qofka iduunka ficani waa qofka reerkiisa u uwanaagsan anna reer kayga ayaan u wanaagsanyahay (tirmidhi 3897)

4.waa inuu ninku inaan nu ku nicin gabadisa waax kalaad haadi uu ku arko hadaanu ahayn wax diina ku saabsan.

Rasoolkeani SCW wuxu yidhi nin allah rumaysani inuu naco ma’aha gabadh allah rumaysan, haduu wax ku naco kolay wax kalea ayu ku jeclaan. (muslim 1469)

Maar asaxaabtii aya way diiyeen rasoolka SCW waa maxay xaqay xaaskayagu nagu leedahay wuxuu yidhi SCW ‘ markaad wax cunaysid iyadana cuntaysii, markaad dhar ibsanaysid iyadana ci’ibi’ (abu daauud 2142)

Inkastoo ninkuu reerkisa mas’uul kayahay masruuf kooda ilaahay wuxuu yidhi sw nafna laguma dhibo waxaanay awoodi karayn (baqra 233)

4. waxaa ka loo saran ninkaa waa inuu baro diinta oo uu xasuusiyo marka ay iilowdo.

Waxaa ugu mihiimsan inuu usheago alla kali nimadiisa iyo sidii ay asaxaabtii ilaahay u caabudi jireen una dhaqmi jireen.

Allah wuxuu yidhi SW ninka allah rumeeyoy naftaada iyo ehelkagaa ka ilaali naarta ay dadku iyo dhaqaxaan xaabo uyihiin (suratul taxriim:6)

Allah haa inaga ilaaliyo naarta.

Waxaa waanag san iin xaqa lays faro raguna ay gartaan xuuquugda ay dumarkoodu kuleeyihiin iyo caruurtooda mas uul kooda.

Sidaynu ognahay wakh tigan xaadirka ah ragii way is ga dhaga mariyaan oo xil masaaran wixii ku waajib ahaa inyaar oo allah u naxariistay mooyaane

Waxaa jiraa rag badan oon dankalahayn caruurtoodii iyo xaaskood toona oo mafrash yada iskaga barjeeya, oon waxba kaa ogayn wuxuu dadkii allah masuul ka ga digay ku sugaan yihiin, iyo niman badan oo shaqaysta laakin sapaarayde sheeganayaa oon kala ogayn amma dhankalahayn xalaal iyo xaaran.

Share this post

Link to post
Share on other sites

lol   

Ukhti........JazakaAllah qeyran sis.... waad mahadsantahay walaasheey.. hada waa u qabnaa tii raga...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sarandi   

Asalaamu Aleykum,

Thank you, Ummo Al-khayr but I want remind you that you need to learn Xaqa uu ninku ku leeyahay xaaskiisa, that is where you need to expertise. You were thought only "what you need from your husband" but not "what you can do for your husband".

so look before you leap.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Ajaaja!!! Umul-Kheyr waa mahadsan tahay abaayo ilaahey kheyr hakaa siiyo!!!

Laakiin ani iyo xaaskeyga ma sameysan karnoo wax anaga kili noo go an.. xaqaan saan u badan kistoo masoo yareen karnoo?...

Wareer Badanaa!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ looool short cut aad rabtaa miyaa, xaqa ma soo yareenoo kulahaa, kaaga yaree keeda full ha u ahaado, waraa waxaa u hadashey sidii qof khaata billaahi naagtiisa ka taagan camal, waanba kaa naxey

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this