Sign in to follow this  
Wiilo

GREETINGS FROM JACAYLBARO

Recommended Posts

Wiilo   

Dhammaan aqayaarta SOL waxaan idin Salaamaya nin aad wada taqaanaan oo magaciisa la yiraahdo Jeceylbaro, salaan dabadeed wuxuu idin leeyahay oo gaa ayaan yara shiiday oo waxaa ii gooyaya Computer internet leh, marka sidaa ayaa ii weydeyn, but now waxaan soo helay computer internet leh marka hadda kadib waan soo noqonaa ee aqataarta sidaa ula socda.

 

 

Okey, you guys might have questions like how did Wiilo know all those info, waxaa laga yaabaa inaan ogahay iyo inaan iska sameystay marka labaday mid tahay :D;)smile.gif

 

sAlaAmA kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Baaac Baaac Waar ba ka dacaay

 

I smell something fishy :D

 

Walashaay macaan I missed you so dhawoow kaalay ..

 

Jacaylbaro also please do the same for me tell him hasna said Hello..... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wiilo adna ayaamahaan, waalagu waayay, ma aqal gasheen kaalay horta.. salaant waa laga qaaday oday j baro..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

aqal gal kulahaa waraa honeymoon ma la dhihi jiray kaas aan ku jirni nooh...kidding...

 

waraada waan noolaa nooh, waxaa igu dhacay internetkii aan iska gooyay nooh kadib markii aan iska bixin waayay bill-ka marka hadda waan soo noqday nooh...

 

sAlaAma kA dhEh:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Nagu salaan.. Jacaylbaro......Ilaaheey shiidnimada hakaa saaro dheh....naag aroos ku dheh... shiid ma noqoneysidee... Ilaaheey aa kugu risqaayo.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

shuute iga dheh sxbkeey Ray maa salaantaan soo direyna, iga gaarsii hee abaay wiilo, ku dheh, nakab kusii too yaniistoo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe minkii jeceylbaro ahaa wuxuu yiri iga gaarsiin salaan waan ku soo noqondoonaa SOL balse lama hayee waa maxay dee sidatan, war heedhe jeceylbaro ku mee? Waa lagu sugayaa ee bal la soco.

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abooooootoooooooooooooy....Wiilo saas miyaa!! ninkii aa ka faani jirtay maa maanta secratery u noqotay oo boostoole kaa dhigtay?...ar walaashee saan maa kuu danbeesay? anina Zabta waa iga qarsatay marax yahee...

 

Jaceelbaro iigu salaan walashee waxaana siiyey u sheega bilada shaxaarinimada qaranka ee sanadkii 2004...

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Juujiye sxb aniga iyo Zab maxaa idin kala heysta, waxaa ani secratery uma ihi jeceylbaro ok.. laakiin farriin lee u soo gaarsiiyay nooh...

 

 

sAlaAma kA dhEh:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heeeeeeeeeeey ,,, waa i kanaaa ,,, waan soo dhacay ,,, ka warran ,,, ilaa waagii waan soo gurguuranayay ,,, haye ,,, salaantii ma idin soo gaartay ,,, adinka tiiniina waan helay ,, waad mahadsan tihiin ,,,,

 

haye ,, maxaa iga dambeeyay ,,, yaa nool, yaa ka baxay ,, yaa dhintay ,,,yaa guursaday ,, mashruucii jacaylka ee SOL iiga warrama ,, xagee marayaa ,,, i need someone to update me ,,, come on ,,, don't be shy like this ,,, ii sheega warka oo dhan ,,, maxaad ii diyaariseen ileen warka waad hayseen inaan soo socdo e ,,,,

 

Akhiyaartii SOL ,,, yaa ka maqan ,, dad badan warkooda waan xiisaynayaa runtii ,,, haye ,,

 

Waan ku faraxsanahay inaan soo noqdo ,, dhamaantiina waad salaaman tihiin mar kele ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Kaaba Laadar Rey, waa is keentey miyaa, dhuumashaa galee, haddiibo la helo too yariistoo oo la biya biyeesto mala dhuumanaa, barxada lafaha chatroomka is keen hadda kadib duqa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahlaaaaaaaaaaan Duq Nuune ,,, haye weli ma noolayd ,, alla maxaa rag nool ,,,,, ilaahayow ku daa ,,, haye ,,,,,, waa lala dhuumanaa maxaa ,,, see waaye ,,,, meeshaan oo chatroomka aa sheegayso ,, dhowr mar aan galay hal qof waan ka garan waayay ,,, dadkaba magacyo kale aa la sitaa ,,, iga dhaaf ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahlan wa sahlan walaalaheyga aad qiimada badan oo aan sol daradood u jeclahay (sol family-noolaada), salaan ka bacdi waa la faayaa oo dhib ma jiro xiiso aan idiin wada qabo inta aan ka eheen everything waa cool.

 

waxaan meeshaan uugu hambalyeynayaa walaalkey NUUNE oo soo helay title'ka MODERATOR it was about time these "outlaws" got some sort of recognition.....my ni99a I salute YOU!

 

walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope

 

qq- my main man wus up dude - when we gonna link up

 

cm - akhayaar - adi iyo single mother yaa raay?

 

Tuujiye- magacaaga kaliix aa qosol iigu filan, la'aantaa abaar waaye.... i love u man, shactiroole adiga ka hor ma jirin...keep it up

 

ooh i missed u all so much , u guys r so dear to me....love u loads....n remember increase da peace

 

laters homies

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope"

 

Sweet than your Tea sbx yeah i had a lovely summer than you so much for asking....

 

 

Thanks....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this