Sign in to follow this  
lol

Dacaayadooyin

Recommended Posts

RedSea   

nin reer Mudug ah ayaa wuxuu dhageystay BBC da, markaa waxaa laga soo daayey hees ay qaadayaan nin layidhaah maxamed (moogeh) iyo magool.

 

Markaa heestu waxay tidhaahdaa "maxamed maxamed,magooleey".

 

odaygii heestii markuu dhagta udhigay, ayuu wuxuu maqlay maxamedkan lasheeygayo iyo magooshan.

 

Markaasuu wuxuu yidhi: war heedhe maandhow Maxamed kan kartaye oo wa rasuulkeenii subaanaa eeh, magoolna maxay ahayd, ma asxaabihii ay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ :D Reer waqoyi & diin maxaa kala haysta!!

 

Nin rer waqoyi baa masjid la geeyay, markii salaadi la xiran rabo uu wuxu arkay nimankii ku dhawaa oo ku soo dur durkaayo, markaasuu yiri:

 

Rer Waqooyi dude: War waaxay dee, maad halkaas ku tukataan, maxaad hoosta nooga soo galaysaan oo inoo cariir-yaysaan, naw? :D

 

Nimankii kale: War nabigaa ku sali, shaytankaa na soo dhex galaayo haddii kale, oo waa inaan block-gareenaa.

 

Reer Waqooyi dude: Dee maxaad shaytaanka u cayrinaysaan, hadduu rabo inuu tukado iska daaya ha tukadee. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Ninkoo reer Xamar ah ayaa maalin maalmaha kamid ah yimi magaalada Buuhoodle (waa 1977 dagaalkii gaalada madowka aan kula jirney. Ninkii ayaa makhaayad yimi. Xoogaa markuu joogey oo cidina u iman weydey, ayuu kor u dhaqaaqey! "waraa kabalyeeri ku aaway". Inankii kobta kashaqeynayey ayaa u iyimi "Maandhoow maxaan ka iibiyaa"? Adeer hilib iyo bariis ii keen.

 

Xoogaa markuu joogey, ayaa wiilkii ukeeney hilib iyo Bariis. Cadkii loo keeney ayuu saluugey, markaas ayuu yiri "duqa iga soo badel nooh". Inankii intu sidaa udhugtey ayuu yiri "maandhoow, maxaa jira" Duqa waa laf kaliya nooh, hilib masaarnaa!! Inankii intuu dhoola cadeeyey ayuu yiri--- Adeer yaa kaa itaalyar oo lasiin doonaa cadkan!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this