Sign in to follow this  
Wiilo

Maxay Tahay Talada aad siinkareyso Qof Raba Inuu Guursado?

Recommended Posts

Wiilo   

Dear my follow Namads, Maxay Tahay Talada aad siinkareyso Qof Raba Inuu Guursado? Marka horre aniga maahan qofka raba inuu guursado (I will one day) balse waa gabar aan cousins nahay, waxay i waydiisay talo, runtiina maadaama aan aniga wali guursan ma siinkaro wax talo ah haddii aan siiyana waxay uun noqonaysaa sida ay aniga ila tahay, marka waan ogahay SOL aqayaar fara badan oo family ah ay joogaan marka brothers and sister talo keena, soo daaya the ups and the downs, the bad and the good, anything and everything that there is to know.

 

Thanks for the help.

 

sAlaAmA kA dhEh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Wiilo: Walaasheey si talo aad u siisid qof walaalkaa ahi qasab ma ahan in aad adiga tahay qof guur soo arkay. Aniga run ahaantii qofka aan jeclahay oo guursanaayo waxaan talo ahaan u siin lahaa labo shey:

 

1. Samir yeelo, guriga qof unbuu ku dhisan yahay marka qofka sabra noqo.

2. Communication. Waa in ay dadka wada hadalaan, la tashlaa wax lees weydiyaa, lees dhageystaa, wax leeska maqlaa... marka... la hadal xaaskaada ama odeygaada una sheeg dareemahaaga iyo sida aad u rabtid in aad wax u sameysaan... ama talo siin.

 

I guess intaas ayaan kugu caawin karaa.. inta kale.. asxaabta guurka aan u daynay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

get all you can get............habeen, maalin , duhur, casar, waqti kaste is murxiya!!!!loooooool

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@tuujiska, tala xumaa muxuu wax soo murxiyey.

 

taladaan dhiibi lahaa waxaa waaye halkoo xabbo lee sababtana waa kasee because an xaasley ma ihi, intaas ka badanna maba dhiibi karo, waa tanaa hasheyda:

 

1- guurka waa dabin ama siriq lagu dhaco, dabintaas haddaad gashana iska ilaali inaad kasoo baxdo!!

 

 

qofkii taladaas qumaati u fahmaa dhuuxa waxa ku duugan, qurquriyo waxa ku aasan, uma baahno talo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Anigu laftigaygu ma'ihi Oday (xaasle), balse aragtidayda ayaan ka dhiibanayaa.

 

1)kudadaal dhisida, ilaalinta iyo kobcinta guri Muslim ah. Macnaa, ha noqon qof hawo raac ah ama ku cabira farxadda iyo dhismaha qoyska waxyaabo aan muhim ahayn sida lacagta, iwm.

 

2) hanoqoto doorashadaada qofka aad la noolaysid mid ka turjumaysa your dedication to Allah/Islam. Macnaa, dooro qof diinta si fiican ugu xiran waayo, qofkii midaas ku sifooba ayaa laga arkaa inuu yahay qof farxad iyo jaceel dhab ah la'imaan kara.

 

3)ogsoonow (ogow) xilka ku saaran as a Muslim-zawjah.

 

4)As far as the worldy aspect goes, if he has the potential to cover your family expenses (maxaa ladhahaa "quutul duruuri") that is enough. no need for 6-figures bank account balance verification!

 

4)tawakal Cala-Allah!!

 

*Ilaah gabarta cousinkaaga "calaf" wanaagsan ha siiyo- A man who is equally aware of his obligation/duties as a Zawj, Muslim, and who is fit for a family responsibility.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hibo walaashay iyo aad ayaad ugu mahadsantahay taladaada wanaagsan, runtiina waa talo la qaadankaro. Aniga naftirkayga waxaan ku tiri communication is a key, waxaad moodaa in Soomaalidu ay taa ka maqantahay somehow.

 

 

Tuujiye sxb maxaa waaye adiga taladaada waadba iga yaabisee, afka suubso/sameyso....

 

 

nuune thanks man

 

F.G.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Walaal dhowr talo oo muhiim ah ayaan ku baraarujin lahaa walaasheen guursaneysa. Guurka waa go’aan qofka noloshiisa inta ka hartay wax ka badalaya marka waxaa haboon inuu ka fiirsado intuusan guursan ka hor. Dhibaatooyin badan ayuu leeyahay guurka aan laga fiirsan iyo wiliba guurka Soomaalida qurbaha ku nool.

 

Khaladaadka dhalinyarada Soomaalida ay suubiyaan waxaa ka mid ah

 

1. Xaflada Guurka

2. Dhaqanka iyo mucaamalaadka labada is qaba

3. Furitaanka

 

Xaflada aad ayey ugu fasahaadaan dhalinyarada Soomaalida ee qurbaha ku nool. Wax aysan awood u laheyn amaba xaaraan ah ayey isku dayaan inay suubiyaan ilaa la gaarsiiyey in hadii aan gabadha loo suubin aroos gaalada oo kale inaysan aqal galeyn. Guri xaaraan lagu aasaasay mudo dheer ma taagnaado haduu taagnaadona qeylo iyo khilaaf kama dhamaado. Rag badan ayaad arkeysaan oo labo iyo sadex shift shaqeynaya oo ku leh qarash badan ayaan galay waagii aan aroosayey.

 

Dhalinta yar waxaa ku yar fahanka iyo qiimeynta guriga ama ahalkiisa. Dhalinyaro badan ayaad arkeysaa aan u dhimrineyn ahalkooda amaba xaqa lagu leeyahay aan siday aheyd uga soo baxeyn. Mida kale, furitaanka waan ku degdegnaa kamana fiirsano. Furitaanka wuxuu yimaadaa markii laga quusto in labada qof heshiiyaan ama wada noolaadaan. Furitaanka xalka hore ma aha ee waa xalka ugu dambeeya. Furitaanka sida uu noogu fudud yahay waxaad ka garaneysaa maahmaahdaan, “Si xun ama silic ku joog sodon guursataa dhaanta†Soomaalida qurbaha guurkooda waxaa dhibaatooyinka ugu badan keena waa maal aduun iyo diin daro.

 

Waxaan kula talin lahaa walaasheen inay guurka barato. Waxaa jira kitaabo badan oo arrimahaan laga qoray balse waxaan kula talin lahaa hadii carabi taqaan inay akhriso kitaabka “ADAABU ZIFAAF†oo uu alifay Sh. Albaani Alle ha u naxariiso. Waa kitaab yar oo aad ka heli kartid your local maktabad. Sidoo kale hadii aad waqti heysid dhageyso culumada soomaaliyeed muxaadarooyinkooda. Bogagaan ka fiiri.

 

Khalid Mosque.com

Boqolsoon.com

Altaqwaa.com

aflax.net

 

Dhowr sano ka hor ayaan dhageystay muxaado uu duubay Sh. Mustafa Xaaji. Waan kugula talin lahaa hadii aad heli kartid. Waxaan u maleynayaa cinwaanka inuu ahaa Guurka ama Arrimaha Qoyska ama Xaqqa labad isqaba. Walaal diinteena waxay na tuseysaa in guurka cibaado yahay Allena ajar looga heli karo ama dambi lagu galabsan karo. Marka waa muhiim inaad daraaseysid inaatan guursan ka hor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo walashee raali noqo...ani laakiin waxaan aaminsanahay aroos dhan in uu yahay.."isii aan ku siiyee" aroos macnihiisa waxaa waaye aa la dhahay " aboo iga fuji ama abaa iga fuji"...soo ha ila yaabin ani farsamo lee kusocdaa...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bismillaah,

 

Allah baan ku dhaartee markii aan aqriyay qoraaladiinna (H-Mafia & Ducaqabe) waan farxay waana filayay jawaabo ceynkaas ah inaan idinka helayo tan iyo markii aan post-tinkaan sameeyay. Jizaakallaah dhammaantiin intii ii soo jawaabtay oo idil, walina waxaan filayaa inay aqayaar fara badan (Waliba kuwa Familka ah) inay soo buuxin doonaan jawaabo ku dheehan "Experience" si kastaba ha'ahaateen waad ku mahadsantihiin jawaabahiinna. (Sida aan horay u iriba aniga wali ma Guursan balse I'm taking some Notes here ;) )

 

Again Jizaakallaah.

 

Wabillaahi Towfiiq:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

asallam caleykum wr wb marka hore aqyarta dhamaan

Wiilo bal aan aniganah fikradeyda kudarso abaayo horta aniga xaas maahi lakiin waxa aan fikradeyda kaqabo ayan kadhibanaya mesha....

 

Hortu guurku waa calaf sidan uwada ognahayba...marka waxa taladeyda ah in aad qofka aad guursaneysid baratid oo aad isleedahay qofkan waa qof aad noloshada inta kahar laqeyb san kartid( hadi alle inmo).mida kale dabeecada iyo wada dhaqanka waa sheyga muhiim ah iney dadka isqabaan isku afgaran karaan...sidu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hibo Nuro gacaliso waad mahadsantahay runtii sida aad tiriba waa muhiin in labada qof ay is dabeecad yaqaanaan si ay ugu fududaato is fahan gooda. Runtuna waxay tahay annagu haddii aanu nahay Soomaali dhankaa waan ku liidannaa somehow.

 

 

Again waad mahadsantihiin dhammaantiin.

 

 

Wabillaah:....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiiloy, Hooyadey intaa waxay ii sheegi jirtey wax lagu khaldamo guur baa ugu fiican, smile.gif wax la bartana dad (bani-aadam)!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

And................

 

 

what are you trying to say sxb? Guurka halagu qaldamo.....plse brother....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan ku talin lahaa Guurso:

 

1- Qof Muslim ah.

2- Qof aad taqaanid (haddey gabar tahay qaraabo looga dacwooda leh hadduu wiil yahayna tol qabta leh).

2-Qof-aan balwad laheyn.

3- Caafimaadna qaba

 

Intaas haddii aad hesho Ilaahay latasho. Waxaad kale oo tixgelisaa talooyinka ehelkaaga iyo asxaabtaada ilaa xad, Guursana ASAP.

 

Iska illow quruxda, lacagta, da’dda, iyo Qabiilka.

 

Haddaad ku khaldanto; qofna waad baratay khibradna wuu kuu siyaaday! That's what I ma trying to say, Falxado!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Thanks oday Cabdulle, waad mahadsantahay runtiina waa muhiin arimaha aad xustay walaakiis..

 

 

Thanks again...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this