Sign in to follow this  
geeljire-gaboobay

Raaxada guurka[kadhiibo rayigaaga]

Recommended Posts

Originally posted by Jacaylbaro:

LLPP, Soo daa waxaad su'aalo hayso.

Kaw, dee malaha hadda ardaynimo wad ka baxdayo sow adigii jacaylka baranayey gormad noqotay od u dalcday sheekha Jacaylka oo gaadhay darajadaas? wad iska sheganaysaa ninyo.

 

Ta kale koleey su'aashii aan kuweydiin lahaa waan la yara xishoodo tan Nephthys ah aya malaha buuq ka keeni karta is idhi marka wan iskala noqdayoo ma garatay aheeyo anna si kaleto ku weydiin doona inoo wad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool ,,,,, I'm usually the Sheekha Jacaylka during Ramadaan coz waa bil khayr badan markaa waa in Jacaylka Sheekh loo noqdaa :D

 

 

Hadii aaad Nephthys sidaa uga baqanayso ,,, bal ina keen aynu yara faqnee ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

shiekhi Jacaylka aa lol. Jacaylbaro uu aha gormu badalay oo dalcay waaba yaabe. Hada aaba u fiirsaday laakin somali maahmaah ba jirta oo ah laga baray laga badi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geeljire-gaboobay...

Maansha allaah sheekadaada waa i qancisay Laakiin magacaada ma iga jaahil bixin kartaa.?

Qoraal dardiiis maa u gawoowdey mase cimrigaa ku dhaafey??-?..looooooool.....

 

 

 

Thx.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this