Sign in to follow this  
Wiilo

Awguuriyo raula Graduated From Adult School, ppl

Recommended Posts

Wiilo   

Waxaan halkani tahniyad iyo bogaadin ugu dirayaa Sxbtayda Qaaliga ah raula oo dhowaan ka qalin jabisay iskuulka dadka waawayn, (kaftan) Uni..

 

Waxaan hawada kuu soo mariyanaa tahnimad ballaaran waxaana ku leeyahay sxbtayda qaaliga ahay awguuriyo waan ku faraxsanahay inaad ka qalinjabisay iskuulkii aad soo waday muddo badan.

 

Halbalyo iyo Guubaabin kasocota sxbtaa Wiilo. cap.jpg

 

sAlaAmA kA dhEh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^mucho grasias saxiibey(mac mac). Aheeey-wale hada baan inan yar kagacnta kudhigi kara icon_razz.gif iska taxadara mandhowyaal-waa ayeeyo raula-ee waan soo socdaa, ii joogi "caasiga" :D

 

My GED can't look more impressive than it is icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Raula macda, aw guuriyo hee, mabruuk, kheyr aan kuu rajeenaa iyo aayatiin mustaqbal wanaagsan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ruala, so whoish your daddy-faraax thats gonna put yah to work?? lol!!

 

guess, i ceyah when u have no class!! redface.gif

 

congrat!! gone gal! rock the world!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

hehehehuahahauahauwhahahaha..aaaaaaaaa...huahahahahahaahahahauahahaha!!!!

 

misana

 

eheheehehehehehehe!!!

 

RAula yariiseey/cooneey/abooteey....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

I just found one of the pictures that I took from raula's graduation,

 

Daawasho wacan ppl.

 

Graduation%20Girl.jpg

 

 

sAlAamA kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^I wish wasee wa S**** wangeniona na GED yangu-yaani mpaka yule mwalimu wa S****primary angechinja INGOKHO :D

 

Thanks all, and May Allah s.w. accept our Dua.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^Sida aan wada ogsoonnahay caadana inoo ah haddii aan nahay Soomaali, gabdhaheenna markii ay ka qalin jabiyaan iskuulada "Dadka-Waaweyn" way guursadaan ama la guursadaa(Hadba ruuxii Guurka u kulul :D ) Anyhow...sxbtayda qaaliga ah raula waa in aan u raadinnaa macalinkii daruusta mugdiga lagu dhigo u dhigilahaa nooh. Marka kii referal sameelahaa kii asiga is soo sharxilahaa ogaada we're accepting an applications at the moment, any qualified canidates around....Send your resumes to raula qaali

C/o Wiilo

somewhere in the world.

 

Thanks for your interesting.... :D

 

Warning:

 

This above statement/opinion may not reflect raula's own opinion and may not be used/taken as a serious statement.

 

Thank y'all.. :D;)smile.gif

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

raula congrats abaayo, u did us proud smile.gif

 

ps: am just crossing the border with jeeg oodkac ah if you get a call, it is me, bring the bail money :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this