Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xaasid Xaasidiina Xasada

Recommended Posts

Salaan...

 

Ruyaawad tan ka qatarsan waligeey ma arkin, mana arki dooni. Intaa yaraa ilaa hada mar alla markaan fiirsado shactiradeeda maba iga dhamaato.

 

Riix inta ama haduu kuu shaqeyn waaye inta

 

Tuug ma aragtay, ma arkin dheh... :cool: :cool:

 

PS, RealPlayer aa u baahantahay iyo Internet Explorer, Mozilla maku shaqeynaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

:D walaal thanks very much I have not laughed like that for a long time

Sheikh abdulkadiroyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

khayanole waxiid

 

Xaasid Xaasidiina Xasada khayanole waxiid tuug

 

Laugh and laughs and laughs can't laugh not more coz if i do i will start to faint

 

 

got anymore Miskin

 

 

Tuug ma aragtay maarkin dheeh

labo nin ordaayo ma aragtay maarkin dheeh

 

Sheikh abdikadiroooooooooooooooooow :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

MMA sxb Xamar iyo Xaafaddeeni aa isoo xusuusisay walaahi, waan xusuustaa subaxda jimcaha aa la soo deyn jiray, i agree its hillleeerouuous runtii...

 

Got More?....

 

 

sAlAama kA DhEh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa macruufka..kaabo dadka waxaan kula yaqaan waa yar yihiin aan ku dhahay..lol..Owkoombe in his prime ee aheed ruwayadaan..lol..

 

Ma heysaa ruwayadii damac aduunyo...sadex kala nooc aa jireen..mida waxaan rabaa uu oday cabdule ku jiro..waar diye uu yahay owkuukuuna wuxuu yahay booyeeska cida..maka xaaji banadir aa ku jiro, awmuudeey, owkoombe, ruwayada waxaa waaye uu oday cabdule u hee saayo kutubeey...

 

Kutubeeey ee kutubeeeeeeeeeey..

Arislaantu waa amoore weyn

igaarka yaa u guurihaa..lol.. remeber..

 

ruwayad ka qosol badan lama sameen sxb...

Oday cabdule ruwayada uu kusoo ilbaxay waaye..

"finya! aa ladhahaa.."lamadiinaba finyaha "lol..man..

 

yo find that for me sxb...

wa ruwayad aad u dheer too..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Waraa marax, mahaan maas mooro dadoow mooday markaa bahalkaa dooro la imaaneysid? Waraa "huunyadaa" nagala tag, sanboor Kuwaataro Sate aa qabaa ee ha igu kicin.

 

Laakiin kaas maa Awkoombe eh, waraa si kale aasba u eg yahay. Sugba waa soo fiirinaa mar labaad. Laakiin Awkoombe nin ka qatarsan waligeey ma arkin, mana arki dooni shactiro markee imaato. Ma maqashay London waxee isku xaafad (Wembley) yihiin yar kamid ah dadka adduunka ugu dheer oo Soomaali eh maanta, marka maalin walba maqaayad aa la isku arkaa, markuu arkana eber uu ka dhigaa, oo uu bilaabaaba: "Mukulaalkii Qalowlaha" ahaa aas soo socdo. (Gaayga 'bisad' aa la dhahaa nooh.)

 

Kaliya Awganbar {ma kasaayi i dheh hee ninkaan sida ciyaal yar yaruuraca camal) iyo Awkuuku aa usoo dhawaan karo, Jeytana, Eebe ha u naxariistee, waa kusoo xigsanaa.

 

Marka waxaa jeclahay markuu saaxiibkiis soo furto saacada, oo garabka ka taabanaayo, wuxuu lasoo boodaa ciyoowba, oo in la qabtay moodo oo waaba iscaarifi rabaa: Walaahi kaligeey maahin, waa la ila jiraa....Shib, shib dheh....Bishimaheey maa shib dhihi karo....Maskiinka ma iska dhaaftidoo, waayeel waaye....

 

Akhiyaarta kale, idinkaa mudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Awkoombe waxaa ka danbeeyey nin aan caadi aheen..

 

Magaciisa waxaa la dhahaa..AJAX..lol.

 

jeete ilahey ha u naxariisto was very creative, waxaa hada kusoo xigo AJAX..

 

Laakiin odayaashii hore waxaa ugu qatar sanaa Oday Cabdule, Maka xaaji Banaadir, Awkoombe iyo kuukuu..hada kuwa cusub waxaa waaye..Ajax, jeeri iyo goof hindi..lol..cadi ma aha kuwaan..

 

Ajax oo jiro wuxuu dhahay..kuunto waxa loo kuusay kastuumo loo galiyey gadaal loo mariye..KIRAAMO..waaye..lol

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this