Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

^^^qandho fil daran xaad Baro family iiga saartay? Odigaan avatarka kuu eh aanba nacay.....waan kaa shakiyee adiga maa real life shaxam laxam waloow kaana baruur eh? j/k

 

Waraa........magaceyga wuxuu ahaa ISKEY_BARO...aka CK aka Simply_the_Best...ma la i ilooway? waan kaa xanaaqay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

pashion aka Ikey-baroos, ninkaan waalan iska illoow, maba oga inaad aheeyd dadkii usoo halgamey jiritaanka reer baro family, tuujiye xoogaa maskaxdaa dhagxaan kaga daateen marka warkiisa kasoo qaad malahan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

kkkkkkkkk... ar xaal qaado yaaqee!!!! my OLD School friend.....

 

Yarta adaa leh qaladka nooh!!! meeqa mar aa badalee magacaada nooh!!! hadana waxaa lagu dhahaa fiiri nooh.. ani SOL saan u imaaday halmagac aa la ii yaqaanay GARAB TUUJIYE then waa gaabshay nooh TUUJIYE..laakiin markaan Baro Family u ahaa gaashaanle hoose, aan la baxay Feebaro since uu allways wareer iska kee haayo...

 

Iskey xaaaaax aan ku dhahay!!!kkkkkkkk

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhaha maxaa reer baro-family inoogu sheegsheegeysaan they are not here, naga daaya nooh. Anaa joogaa, tuujiyaa joogaa, P4F aan joogtaa, raula joogtaa abaa kutubaay aa joogtaa nuune kuusoow kuntuwaaroow aa joogaa, maxaa dad kale ka faleysiin yaaqayow..... :D:D

 

 

"Wareer Badanaa"...

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

W-dii kale waxaa lahaa...

 

war kuwaan waalan,

dhanaansi iyo diir kululeysi

war iyo waabsi

daandaansi iyo dheel

walbaahar iyo dumar kawaal

diiq iyo dooro la jileey :Dicon_razz.gif

wax loo joogin

ileen waa dhalinyaaro duqoodee

weger! walee waa walac inaantu :D

 

 

maxaa la sheege..salaamz all. Raula missed u guyz.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Salams darling, kheyr baa la hayaa kow dhe, lakiin adaaba lagu waayey maalmahane sidey wax ujuraan huuno ;) ...waxaan islahaa, aggah..waa maxey shib shib tani, ma sidanaa 'nafis corner-kii' udambeysay...anoo usoo socda reer baro inaan ku idhaa war bal dhinac nooga beedha dabadeedna baafin aan galo ayaadba soo gashey. Listen....dhagta iigu sheeg, qof aan ogahay maa walac ah? :D ...quick, aan alalaas inoogu dhuftee :D

 

Tolow akhyaartii kalena aawaye? Bishaarooy, adna ku mee gabareey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^^^looooooool..mandhoy as the english say: where there is smoke there is fire soo ma ahan..marka koleytaaba arooskii bishy haduu soo dhawyahaay maxaa ku xigo icon_razz.gif

 

alaalaaska noogu dhowr mandhay :D

 

abaayo ani waan yara xanuunsade ma'ahane..inta kale alxamdulilah..kula qeyr.

 

w/s

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Raula, lol abaayaadiis karroon, waxaa i soo xasuusisey heestii dhuule "duufaan ku qaadiyo waa sahal dabeeshuye ayaan daadka kula tagin" marka dadkii daadkii eysan iska moosin ayaa wada qaadey ayagoo malaha islahaa qabowga iska celiya.

 

Khaalid hoodeeyn soo dhawoow Suufi, halkanna maxaad ka soo doontey waa su'aalee waligeyba kugu maan aragee mise inaad dagaal waabsi nala soo gashaad rabtaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^waa runta..horta qabowga labadaan beri ka jire halaheena mid zamhariira uu dhow beey aheed. Alaha naga xijaabe. marka waa laga yaaba.

 

KHAALID soo dhawoow awoowe. bal adi qaraabadii ka waran, kuweeni cad iyo caano kama haynee icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this