Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Wallee anigu waan ka gaabsaday Zu-man, Nafla caari baan ahay, Naf iyo Lacagba waan la caraa. :D

 

Laakiin dadoow,

Ibna aadanka xiin la yiraahdo, xaal ma iiga qaadeen intey caradu nabad-doontahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Xaashaa, adeer yaa arkay anoo xaal diida! Dadka ninkii xaal i weydiiyaan ugu jeclahay. In la igu helaase ka horreysa sow maaha :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinoow, oo hada waxaad i leedahay Gar ima gasho, garna ma qaato. Hadaba qof iga kaa dhicayna meeshaan kuma arko, baashi waakan maqan, bal ilaahey ayaan ku haraayaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^waryee checkmate, adigu malaha ciidankii daraawiishtaad ka hartay saaxiib :D ! waad xujowdaad i leedahay anna saa nin xaal ku bixiya maahi adeer!

 

shaaha iyo caanaha anaa qaba, xataa gogosha anaa dhigaya ee adigu gar igu hel (hadda iga hel maaha), saaxiib :D .

 

[edit]:gartaa waxaa naqaya nuune, l o z, bishaaro, abraar, raula, iyo wiilo. hadday qatifaanna anaa saxaya :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

maxaa kaloo inoo heysaan kulahaa, war kuwaan howl kale ay ku jiraan nooh. where is sxkay tuujiye asigaa dhihi jiray wareer badanaa?

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^sidaa u hanjab ha lagaa baqee,..weliba haddaadan afka abur kasii deyn weli burji malihid
:D
.

LoooL..Xiin. Bal adigu ka gar bax ninkan ay qoryo-lacag ugu magac dareen.

 

Abraarna u dhiibta garta!!!

 

Waa idinkaa.. khayr baan idin ku ogahay!

 

Salaamaat

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

afka abur kasii deyn

L000L. Maxaa? Oomo miyaa asaga? Looooolzz. Flight 13-ka markay dishwasher-ka ku shubaan oomada dharka lagu dhaqo, waxa soo daato baan Abur u aqaanaa! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adiga iyo Bishaaro dhallaan baad tihiin. Raggii hore markay hadlayaan kuwooda xiniinyaha baddan afkay abur kasii deyn jireen. Hadday fadhiyaan intey hal meel iska fariistaan iskama hadli jirine sida ay hadba usikanayaan bay beerka cagaha ka gelinjireen axadkay la hadlayaan :D . Hadde nin afkana ka abruyey beerkana cag kaa saaray ma agfadhinkartaa...soo inaad cagaha wax ka deydid maaha :D . Alla waa sidaan la maagaanaa saaxiibkeen checkmate marka garta uu dhigtay laysugu yimaado :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LoooL..Rag harraad haya Aarr ha nooga dhigan anaga. :D tan kale, adoon go'goshiiba ku guuleysan miyaad ii hanjabeysaa xiinoow? oo damac santahay in aad sidii rati qooqon igu durdurisid. :D

 

[edit]:gartaa waxaa naqaya nuune, l o z, bishaaro, abraar, raula, iyo wiilo. hadday qatifaanna anaa saxaya

LooooL..hadday qatifaan aa, :D oo hada waa la'iga kaa celin la yahay xiinoow, ogoow reerkaan ka dhashay hadey adigu ku waayaan, ina adeerkaa bey la tagaayaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wow bootatada aan ka helay checkmate.... :D

 

 

Bishaaro aniga iyo flight 13, waraa waxaanba u maleynayaa adigaa ah flight 13, waxaan maqli jiray meel bukta iyo far aa is og. Anaa laakin kaa fiican nooh ani waxaan ahay flight 14 wax yar aan kaa dambeeyay :D

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

dadka! caawa dan ban idhin axrinaaye, saaxiibad baa igu dhadey af somali baro! so waxaan raaba inaan noqdho wiil af somali macaan!

 

marka, waxaan rabaa inaan noqdho gar qaadhey! so marka bal ii sheega waxa isku dhacaya!

 

wiilo iska dhaafa, hadii kaley, rudy baa ku dhili

maqal hadal ka!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Dalaq Kulahaa asoo kabo Luujiteesanaayo!!

 

Kuligiin (iljibis) aan idinku salamay........

 

Meeshaan waxaa iigu danbeysay iyadoo 10 page eh, hadana waaba la jiidee seecamal..

 

Reer Baro aa laga hadlooyaa wili.. Sidaas hadii noo jecleedeen, markii naloo qayilaaye oo nala kala daadinaaye, maxaa ololaha aan waday igula qaban weyseen........

 

Reer Baro feebaro lee ka haray oona eh aniga ina baqti lagde...Hadana magacaas waaba la ii diiday in aan la baxo...

 

Reer Baro dhan kala qeebis iyo power aa lagu af duubtay... nuune aa laga bilaabay..niikadiisa markee badatay aa loo dhiibay mareer lasoo gooyo oo kabiir aa loogaga dhigay one of the forums koooooow, checkmate aa ku xigay, maraxaas isaga luqada xitaa in aas badasho uu keenay..yan biri iyo nus uu dhuxul ruugaaye si uu u hingaadiyo erayada qaarkood...majirtid adoomoo..., Wiilo aa kuu soo haray,Baranbaro, Maraxdaas fuufu ee la baxday then took a leadership imbili ee noo xoortay, Ani iyo Qacbaro iyo Jaceelbaro aa soo harnay. Jaceelbaro Wiilo suu ugaga daba ordaaye intaan dagaalka ku jirnay dhan isaga ubax guroo uu ku jiray markaas nugu soo noqdayna isagoo oo fuunto eh uu soo noqday oo murayadiisa gees kaste ka dil dilaacsan tahay...nacalaa iskaarbihiisa ku taalee....... Ani iyo Sxb kee QacQac aka Qacbaro aa isku soo harnay..... Sxbkee Shock uu qaaday oo bajaq kaste iyo xaaji kaste oo SOL dhan aas iska dhex aragyey ilaa iyo hada Shock uu ku jiraa.. Anine Ina libaax bajaq san kataabte aa gogol iigu fadhiistay dhoorayaashaana jileec ee igu noqdeen.......

 

Now hada ani SOL waa kusoo Noqday, waxaa raadinooyaa gurmad cusub oo ad adag.. dhiigooda ka sameesan yahay xabag. Ciyaal booc booc aa inta kasoo buuxsamay. Ciyaalka xaafada oo cusub aa la raadinooyaa wili kuwo who don't give a F of anything..madaxa kusocdaan cagacana dadka kusalaamaan...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this