Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

raula   

^^^I hope iam entailing to that.

 

Abraarey mandhay waad iga qoslise..huuno waxaan ka wade dee habartaa waalaan(BISHAARO BOOD-DHEER :D ). Mandhay markay ii tiri dee waan ku cashaaqe..kud baan isku iri..maskaxdii yareed waxeey sawirate..niin lee..nin rag. N'ways it was all about the satire..I was kidding BISHAARO hadaad iga xanaaqde mandhay..U know u guys are my dose of fun, smooth jazz to my ears(come to think of it that the only jazz station in Mpls is taken over by a drug addict :mad: )and genuine friendship plus my palm of sisterhood :D

Markaa dont sweat it sisters..I love you all...

 

Ok..maxaa tiri ina abraarey..ma minnesota baad hada kusheege magaalo joog xumooyin iney ka buxaan? horta waa runtaayo..marki meel lagu badaanyahay..fadeexadaada iyo folxumada ummada weey muqaneysa...but we got the best of the best in somali here as well.

 

Mandhay hadii reer magalonimo aad kanada igu sheegeysid....xaal qaado. ma ummada 911 mindly kurakibaan..waaba fuduud yihiin kuwaas..canadhow haiso marin .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wiilo shaf wayn ayadana hanjabaad bay raaxada nooga qaaday, aaheey waaba ka helaa bootadeeda.

Bishaaro walaashay aniga xamar aan ku dhashay marka haddii aan booteeyo ha ilayaabin nooh.

 

 

Wiilo...walaley waamaxay 'walalkiis'? Ileen marki la yidhaa guurku dadka qalbi-camo ayuu ku ridaa waa run...Uhm It's walaashiis! oh and waxaad baafiso oo badan ilaah ha kuu sahlo..ameen dheh

Abraar walaashay iga raali noqo, xoogaa guurkii iyo noloshii kale aa i wareerisee, u know wat i mean :D:D teeda kale sxbtay adigaa hadba magaca badasho nooh, marka maxaa loogu wareeri waayay dee...

 

 

Kaalay Wiilo thread kaan waa ku khafiiftay ma istiraahdeen. Xoogaa markay joogtaba iyadoo iskoobe wadata bay ku soo galeysaa ! War yaa Ilaahay yaqaan oo nooga maciina ? I thought raula could be of help here.

xiin sxb maxaan u qafiifi waayay waa u jeedaa anigaan hadda abraar ugu yeedhay walaal. yaaqayow guurka wareerraas leeyahay, markii aad guursataan aan idin sugaa nooh.........

 

Nabad iyo Caano:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Wiilo, qatyaan baa lagaa gaaray, qof kasto waa kaa cabaaday! Xamara ku dhashay kuteenoo, midhaa anaa Baadiyo ku dhashtay? L0L. Raula ugu faan Xamar inaad ku dhalatay, ayadaa baadiyaha Kenya ku dhalataye. :D

 

Raulooy, intaa ayeeyooyinka noo soo kicisid baa hadana sorry na leedahay miyaa? Ma inaan anna ayeeyday Qorran (ala yarxama) soo kiciyo aa rabtaa?

 

Magaalo jooq xumo walle MN ay taalaa, dadkiina waxaa wada buuxo diyaarada ku soo raacay kadaloob-ka, sidii Nairobi laydinkaga soo qaaday, straight JFK baa laydinka soo dajiyay, idinkoo weli sidii u kadalooba! Fadhiista waa tii laydinku kari waayay, nakataa! Markaasa anagga wax naga sheegeesaa! Iska aamus, Ceeb Allah asturo, wax kale kuma dhihii karee. :D Anyways, this summer baan imaanaayaa IA, take the red carpet to the cleaners yaah..waana badannahay, ina abtideey Abraar way ila socotaa, barkimo, & joorari yaal-na sii gad. Also waxaan kaa rabaa, inaad nagu raadiso Xiin , meelaha uu shaaxa ku cab-cabo soo ogoow, ama Halal Stores ka uu ka gato Habad Sooda-da. Si dhaqso leh u soo ogoow, aan ka kor dhacneee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Bishaaro:

Raulooy
, intaa ayeeyooyinka noo soo kicisid baa hadana sorry na leedahay miyaa? Ma inaan anna ayeeyday Qorran (ala yarxama) soo kiciyo aa rabtaa?

^^^ OO Booto ayaad dadka ku haysataa...meeshaana waxaad leedahay dadka Aakhira jira yaan soo kicin..war tanoo kale!!

 

dadkiina waxaa wada buuxo diyaarada ku soo raacay kadaloob-ka, sidii Nairobi laydinkaga soo qaaday, straight JFK baa laydinka soo dajiyay, idinkoo weli sidii u kadalooba! Fadhiista waa tii laydinku kari waayay

Kada loob aa roon..waxaa la sheegay in oday meesha ku jiray uu markii BBCda la gaaray uu u yeeray Raula " Naa Bal Maandheey kaalay iigu aadi ookiyaal ma haystee"...sayte "waa yahay adeer" Say u raadinaysay way waysay... markaas bay waxay u yeertay wiil dhinaca kale ee diyaarada fadhiyey asagiina wuu ku daalay sidii mid mid ay ugu yeeraayeen ayaa dadka diyaarada nuskooda ay hal dhinac isugu tageen ... midbaa xanaaqay oo yiri "Raadiyaha waa qaraab..beteri fiicana ma laha... bal Pilotka noo weydiiya inuu nooga soo baxsho beteriga from his Radio" :D:D

 

Raula korkeeda Allaha ka yeelo

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Lejenoow, waxba hayska saarin, adbo waa ku jirtaa. :D Waa tii markaas adigoo xiiq-dheerta ku haysay kaa baxday, oo lagu soo gu-gubay, dhuunta & dhafoorada, lagaa soo dajiyay Aweestareeliyo. :D Waxaan maqlay inaad plastic surgery isku suubisay, oo scars-kii kaa ba'eeen hadda. Good job!

 

Shears.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^^^looooooool walahi caadi ma tihid..speaking of gu'gubitaan...looooool..kuwa lasoo gu'gubee how do they explain that when ajnaabi asks them what is that scar..lol...

 

Bishaaro I think LEGEND +XIIN have that scar around thier mouth FROM AFQALOOC..or wateva that syndrome oo laga gubi jire markeey afka qaloocdaan :D loooooooooooooooool..ala i cant' wait to see that..hehehehehehehe ala beerkii baa ii xanuune...ina lilahi waina ileyhi rajicuun..I shouldn't be laughing this hard coz its really not funny..but sorry I cant' help it..

 

Islaan baa jirte in my tuulo ;) where she would check for signs of hemorroids(baabasiir/qoormaaley) by looking at thier nails..then she would go to the duurka(bush) and get this thorn(qodax) oo godan(curved-shaped)then use that to literally go and cut it(u know where its located) :D then cusbo(salt) bey isla marki marin...Iam telling ya this is a open wound that is exposed instantly then u apply salt to it :mad: :mad: man gals were screaming. Then after that waxeey gubee qori(a special kind)..qorigii oo weli iftimaayo oo laakin dhaciif ah beey tush iyo tush kusiin one's arms(on the shoulder claft)then 4 times to the caloosha and back..and that concludes the ritual :eek: and she would prescribe a strict diet of first day SUBAG IDAAD(sheep oil) then baris cad or rodhi qalaalan. wow

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

anaka maagalo joog xumadeena waan fahansanahay..laakin umaada over-civilizedka iska dhigaayaan oo qoyska iyo naruurada axkaamta dhaqankooda ka ordaayan baa bohol iska rideen. kuwaasna kuwa kale ma ehee waa ilma KORONTO(as MMA puts)-canada for that matter.

 

iga daa laakin reer canada waxeey kuusocdaan fooda hore noh..ina lillahi..waxaad isoo xasuusise..summerka especially in MN. When I got to the somali mall to shop saa waxaa arkaa umaad wada labisaan oo mesha wada dhooban..mid baa wuxuu isku arkaa "HOT" in cotton pants oo summerka la gashto saa ayagoo dhaan baa kuu dhadanaaya..war ileen.

 

I went to a family wedding maalin dhaweed..and i saw this bunch of 28+ man's wearing half-long ties that are FAT and scarfs :rolleyes: with "ITALIAN SHOES" icon_razz.gif war ileen..iwas just grinnin' the whole time..I was told all of them are from KANATA...xaal qaata marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Tutigiin Xamar wax ku dhashay ma jiraan..

 

Wiilo adi waxaa ku dhalatay Qurac hoostiisa..Xamarna maka baxo. Koow..

Bishaaro..Bilqeer dheh bacaw yahee..Adi desert aa ku dhalatay iyo jaay kor kiisa..xamarna bacaad oo qoyan ee laheed..So adi xitaa riyo xamar ma ku arkin..Raula..adi mushunguli aa tahay so sharci nasoo weydiiso oo Somali eh horta..kkkkkkkkkk (joke)

 

Minni waxaa la dhahay dhoore kaste oo joogo xamar (bakaaraha iyo Madiino) aan ka imaday uu dhahaa!!...kkkkkkk.. MMA aa warkaas soo wax yooday run miyaa...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bishaaroy:

white_flag.gif

I surrender. Waa is dhiibay. Xiin waa oday biiq; Bishaaro caadi ma tihid wallaahi :D . Yaa saacaddaan qaamankiisa guban la arkaa :D . ruala iigu daran and her gubniin ritual narrative :D . Tush aa lagu siinaa ku lahaa. ha isoo marin.

 

Tuujiska & LZ; gabdhahaan caadi ma aha. Meesha iska cararaay :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Bishaaroy
:

white_flag.gif

I surrender. Waa is dhiibay.
Xiin
waa oday biiq; Bishaaro caadi ma tihid wallaahi
:D
. Yaa saacaddaan qaamankiisa guban la arkaa
:D
.
ruala
iigu daran and her gubniin ritual narrative
:D
. Tush aa lagu siinaa ku lahaa. ha isoo marin.

 

Tuujiska & LZ; gabdhahaan caadi ma aha. Meesha iska cararaay
:D
.

Haddaaba adigii na hogaaminayey is dhiibtay...annaguna dhignay hubkii.. :D

 

Waxaan xasuustay markay Wiilwaal xaaskiisa lugta ku kicisay wuxxu ugu jawaabay raggii waydiiiyey ee amakaagsanaa..wuxuu yiri " Waxaan Rag la qaybsado maxay ka ogtahay "..anigana waxaan leeyahay sidoo kale..marka ma xuma haddaan is dhiibno ayaan u jeedaa...

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan u xiisay walaalaheygi aa la kaftami jiray habeen iyo maalin...kuwaas oo kala ahaay Qacda, Tuujiye, Checkmate, Nuune iyo Wiilo.....I miss us guys....baro family.....waa la kala dhumay, dadka qaarkood xitaa hadaan isku dayo inaan la kaftamo qosol maba iga keeni karaano sidaad idinka iiga keeni jirteen.

 

Farxadi aan SOL uugu imaan jiray waa la iga boobay....i dont check doodwadaag anymore...............................and where the hell is my broda qac qaac? I miss him walaahi.......Tuujiye is still around....but he is not as fun as he use to be back then.....Nuune is taking the moderator job too seriously, he is another level.....well what can I say about sister wiilo......I miss our chat sis......the jokes and teasing other baro members.........good old days.......u guys have all changed.....normally change is good....but SOL nowdays is not as lively as it use to be....its suffering lack of VITAMIN BARO FAMILY.

 

I want u all back..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ loool walaashey Passion, adigana magac badalowga aa ku diley, revolution khattar ayuu ahaa markaan isla aheyn Reer Baro, is baddal weyn ayaa ku dhacey SOL, hadda waad ogtahay waa la kala dhumey dadkii dhannaa wax fakadey iyo wax duurka iska galey ay kala qnodeen, waa in la soo celiyo heybadii BARO FAMILY ay lahaan jireen

 

Passion, sister saa sheegtay waaye SOL vitaminkii baro family aa ka maqan wax kale ma ahan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this