Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

raula   

^^^wa hagaag mandhay(Wiilo).

 

Bishaaro waxaa la yiri tuug intaanan tuug dhihiin buu tuug kuyiraahda..(some like that) :D marka mandhay hadaad cawitaan deg deg uu bahantahay..sheeg noh..minnesota waad ogtahay in laga buuxee icon_razz.gif its not rocket science.

 

looooool...mandhay horta cirmi aan jaceyl uugu fafakan lahaa kuma jiri..laakin adaa fakad ah ...allow yaa ogaado mid hadii luguu keeno adoo dhan biriq daadi baa laweyn icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraada reer MN.. Oday cabdule u sheega gar dhuubka "qandha la gar dheeratayee" Canada ninka lacagta aa kasoo dhiitisay u celi hadii kale adiga iyo Ciyaalka jaamacadaha aa is daba socotaanba MN intaan ugu imaano aan how doododa kicineenaa!!!

 

Gardhuubka ama GARKA..in uu la baxo waaye oo uu iska dhigo Oday cabdule ...Somali naasees aan loo joogin ee ku dhajiyaan dadka!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^horta midkaan xirsiga qoorta ku wataa muxuu ahaa :D ?

 

abraar & raula, Cedar gabdhahu waa 50% off, sarta UNta waa 30% off, hadaad North ka aadidna xoogaa rajey leeyihiin! Ok now, raula adiga dhabiib aad tahay soo Qalanjoy you can never shrink in value :D .

 

abraardhuubo, xaal waa iga diyaar laakiin gogasha aan xaalka ku bixinayo waa in Bishaaro joogtaa, oo raula joogtaa, oo Falxado joogtaa :D !

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^wa hagaag..waxaan fila adi iyo sadexdaada odayaal meesha inaad isku soo xaadirin doontan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Simply_I   

Originally posted by raula:

looooool...mandhay horta cirmi aan jaceyl uugu fafakan lahaa kuma jiri..laakin adaa fakad ah ...allow yaa ogaado mid hadii luguu keeno adoo dhan biriq daadi baa laweyn
icon_razz.gif

Haaa magaalada sanco suuqa aad oo u shidanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Bishaarooy, rumour has it that you have mastered the art of ka jajabis...raula faraha ka qaad dee, mise waa sey u sheegtayoo intaan la iga gaadhin ka gaadh weeye xaaladaadu :D

 

Raula, heedhe yaa u diiday dadka da'da ah jaceylka? waxaasu waa prejudice cad ma is tidhi icon_razz.gif

 

Xiin...yara sug bal horta abraar iyo dhuubo isma garab galaanee, lol, waxaan ku idhi xaal baan bixinayaa iyo condition baan dadka ku xirayaa xageed kala timi...wax gogol loo dhigo maba istaahishid adu :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ha i oran abraan waa nin :D ! Ceeb baa dhacday.

Inkastoo ceebi laba af-maroojis :D tahay. Haddana xaal kalaa iga diyaar ah. No conditions attached this time thou.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^oh no, not at all, lol...I was referring to the literal meaning of the name and dhuubo don't go well together smile.gif waan kaa yara wareeriyay mala :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Haddaan gartay. abraar (ma fasiraa dee) baad ka waddey. Baddel magaca dee. Dhuubo is a lot better.

Qoortaa xadiyyan oo dhexdaad qabatin :D moodaaye

Tallaabada qallooc uma dhigtee waa qotomisaaye

Qalbigaa ku faaraxa markay qaado laafyahe'e.

That's the dhuubo i am talking about. So no more abraar, yaa abraar :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Originally posted by Abraar:

Bishaarooy, rumour has it that you have mastered the art of ka jajabis...raula faraha ka qaad dee, mise waa sey u sheegtayoo intaan la iga gaadhin ka gaadh weeye xaaladaadu
:D

 

Raula, heedhe yaa u diiday dadka da'da ah jaceylka? waxaasu waa prejudice cad ma is tidhi
icon_razz.gif

 

mandhay bal ma ila aragte. waa naag maseersan :D:D mowjada ayaa ka qaldaan abaayo abraarey hala yaabin.

 

regarding jaceyl iyo da' mandhay anigu horta waxan aminsanahay..hadaad mar da' culus aad kujirtid jaceylku iyo murtidisa inaad iska yara yareysid..maxaa yeele wuu iska dhib badanyahay.

 

xiin waan kuu jeeda..marna dhuubo..dheereyna dhex yar weey so socota miyaa icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Originally posted by raula:

xiin waan kuu jeeda..marna dhuubo..dheereyna dhex yar weey so socota miyaa

I know eh! You'd think he'd at least be a tad bit more original soomaha...geeljire maxaad ku tiqiinay adu :D

 

Baddel magaca dee. Dhuubo is a lot better.

Macalasaf ya'khi xiin, if only you knew how this sister is waaaay beyond her 'dhuubo' days...imika xaaladu waxey maraysaa qacmaha oo kor loo qaadoo la yidhaahdo...Rabanna Faghfir lanaa Dunuubanaa Wa Kafir Canaa Sayi'aatinaa Wa Tawwafanaa Macal Abraar...dabadeedna waxan ku leeyahay, indhaha hoos udhigoo ameen-ka ku dar ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raali ahaada sxbayaal sababti loogu talagalay topic ayaa ka badasheeyn, waxaan jeclaan lahaa inaad topic-ka aad u deysaan sidii loogu talagay please..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this