Sign in to follow this  
Loyan

Ciddu Maxay Sheegtay?

Recommended Posts

Loyan   

Ardaagan oo waxa iigu dambeeyey afsoomaaliga laga dacwoodo... Maasha Allah, sow tan gole dhan loo sameeyey smile.gif

 

Qoob baa igu taagan oo fadhi iima yaallee, akhyaarey waa la idin salaamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Salaam diiraan dabacsan baa lagaaga Qaaday Salaantaadii soo dhawaw "Mininka waa Mininkaadii...

 

 

Nabad & Caano

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Baal walaal so dhawoow, ohh fariso kaalay shax iyo xaalwad cuun....... Alla waan ilowbay baal salaan khatarisan ahh baan ni so shigtiniya :D

 

Jacburis Somali ahh baa socdaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this