Sign in to follow this  
Shirwac

Waxaan shukaansaday gabar la qabo

Recommended Posts

Nephissa   

Dadkiinan Gardaro baa idinka badatay. Iska daaya isagaa choice-ka leh.

 

Shirwac: Fiiri, ninka hoos kuugu sawiran, adi miyaa? muxuuse cabaayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

bishaaro waxaas uu cabbaayo waxaa waaye:

 

khamriga Heinekenka ah oo lagu darey Guiness iyo inyaroo vodka ah si ay kuleel u noqoto booska vodkada waxaa la galin karaa kistoo yariis oo brimish ah ama nus litir budweiser ah waa aar galaan ama fijaan muggiis camal

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Nuune meeqo sano aan ku dhahaayey qamriga iska jooji walaalkiis, anaka sharaaxada qamriga kuma weydiinin ok. marxaba hadiin iska dhaafeyn waa ku tuugaa iska yareey yaaah, garka iyo jilbaha aan ku heystaa.

 

Tuujiye,

 

Dadka rake dhalaayo arkey, maxaa u dhiman yaa kheey. Gooryaan dhalaayo maa u dhiman talow?

 

shirwac,

 

Dadkii hore ayaa ka hartay ayaan filanayaa, waxaan maqli jiray " Wax layaqaan guurso saa waxaa taqaanid baa dhaleysaaye" marka taa baa wali kugu qufulan? casrigu wuu is badalay, jaahilyadiina wey dhamaatay, dookha diinta dhankeedu u dhugo walaalkiis.

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa checkie, saas ma ahan duqa, meeshaan joogo adoon cabbin xattaa takhasus aa lagu yahay khamriga, because markey ku salaamaayaan xattaa, yo buddie(budweiser ii dhiib) or where is my guinies(where is my friend), so waxani waa dhaqan ee ma ahan sidaad moodey, adigaba haddaad noo imaato waanu ku galaafaneynaa, welcome heinkeken

Share this post


Link to post
Share on other sites

heinkien= haye ina keen :D

 

Marmarsiiyo aduunka adaa dhameeyey ma is tiri, walaalkeey iga weyn aa tahay nuune, waa ku tuugaa, garka iyo jilbaha aan ku heystaa iska dhaaf bahashaas aboowe. :D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

CHACKAaaaa, ani nuune sawirkiis in uu niikanaayo aan u qabo laakiiini socod ee ka tahay miyaaa...abooootoooooy..nuunka abaa kan qamri qamiir ah waaye. Iska dhaaf nacaska kabaha uu ka dhameeyee..dacas waa dhaafta, jabaati waa is gooseen, kooyo col aa noqoteen, teeba maba isbarin wili, waterbaruufna, gafuurka uu kuu taagay..dacas la'aana hadii noqotay dhulka maa isku sanifteen..najoota bilcilmika.iga faaf aa lagudhahy...Chackaa, waa ku tuugaa sxbkeebarasis lugaha uu ku xirto usoo gorgori ilaah aa u maqanee..waleel keen ween oo meelkaste ka cirooway xitaa bisqinta maa maanta " aaal kuliiste umbariyaako" lagu kor ooriyeye..shaqfir mina yaasir walaa aragnaa xitaa maqalnaa......

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Meeshaan alaalax dhan maxee isku baheysteen. Tutigiin aaskuluusto umbaryaako waaxidiin. Cabdi Aalkole aaba isoo xasuusiseen dariskeena ahaa oo cabi jiray aalkoda farmashiyaasha lagu gado gaduudan oo nus biyo lagu daro oo barafna lagu sii daro.....ooh, casar walba casariya camal uu u cabi jiray, marqaankiis muxuu shidnaa, anagana aaskuluusto umbaryaakonimadeena waa noogu jirtay oo u sugi jirnay galabtii. Tuuryo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sheekada waxay maraysaa miyaa in laga sheekeeyo Inta Qabri ah oo adduunka ka jorto, ajaaja, aalkuliiste hubburiyaako aan maqli jiray nooh. nuune sxb haddii ay saa tahay ani uma soo socdo meesha aad joogto, maxaa qabri aa leysku salaamaa aa, i dhaafsii........

 

 

Salaama Ka Dheh:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Cabdi alkolo..or should I say maskiinka..lol..farmashiye ikwatore aduu ahaa guyga dhalooyinka ambashaliiniga eber ka dhigi jiray yaah...faleebo been ah aa iska taagee..lol..Asxaabul koolo dhuuq aan ani ka danbeeyey nooh..koolada kabaha aa taagi jiray abaaaaaaaaaaaaay...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LOL...waraa SOL ma jirto la'aantiin nooh........

 

Ani meeshaan asxaabtaan lee iga fahanto...dadka kale waa iga reer magaal san yihiin ama somaliga ee iga badiyaan..lol..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^kuwa kaa reer magaalsan waa kuwee? isfiilitada ha igu kicin fadlan! meesha dhan reerka BARO lee nuuriya....inta kale sheeko alaalax ee wadaan ma istiri....laakiin annaka naguma socoto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Nasiib daro inanta iyo aniga ayaa labo qabiil kala noqanay, sidaa daraadeed sheekadeeda waan isaga haray.

cajiib badanaa somali waa umad wareersan. walaal gabadha qabiil darteed maad u guursaneesay mise in aad mustaqbal isla dhisataan iyada shaqsiyan ahaan?

 

shibirba shibirtiisa ayuu la duulaa, qabiilkaaga haka dhaxbixinin waatan iyaga lahee (umada somaliyeed especially oldies) yaa guranteed siiyay in uu guurkaaga hagaagayo hadii aad qabiilkaaga ka guursatid? xinkan ita aan wadno waligeen cudurkan nagama baxaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Labo wajiilnimada waa laga wanaagsan yahay. Intiina wax soo qortay oo ka hadlay jaahilnimadayda, maadaama aan ka gaabsaday inaan la sii sheekaysto inan aan labo kla qabiil noqonay, waxaan jeclaan lahaa inaan idin weydiiyo su'aalahaan si aad jaahilnimda iiga bixisaan.

 

I. Inaad ii sheegtaan dhibka ay leedahay in aad la sheekaysato, is jeclaataan, guursato qof tolkaaga ah.

 

II. Haddii ay dhacdo inaad shisheeyo guursato, qabiiladiinana ay is dirirayaan sidee baad dareemi laheed goortaad tolkaaga lacag u direyso, goortaad tolkaaga taleefan kula hadlayso, goorta ilma adeeradaa kuu yimaadaanoo dagaalada socda ay ka hadlayaan

 

III. Taariikhda Soomalida marka laga hadlayo waxyaalaha qaarkood ma kala xishoon laheed inaad gurigaa uga dhex hadasho. Tusaale ahaan, hadduu awoowgaa awoowgii fardo ahaan jiray, taa guursatayna awoowgeed uu fardaha kooraha u dadbi jiray.

 

Ina adeertaa hadaad guursato jaceelkiina waxaa ku dheehnaanaya tolnimo, waxaa u saa'idaya xishood dheeraad ah, hadaad bari dhimatani ka wel weli maysid xaaskaaga iyo caruurta.

 

Aan sidan ku soo gabagabeeyo...

Runta kama gabado, fikradayda waa sidaa, waxa keenayna waa wixii 1989 bilaawday ilaa iyo haddana socda. Jaahil hadaad ii aragtaan iyo haddii kalana waa idinka. Qof Soomaliya oo aysan qabiilnimo ku jirin ma jirto, illaah mahadii labo wajiile ma ahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this