Sign in to follow this  
Shirwac

Waxaan shukaansaday gabar la qabo

Recommended Posts

amuu ninkii naagta qabay sheekadoodi oogaaday, uu labadoodiiba ka takhalusayba. :eek: :eek:

 

wakhtigaan wax waliba waa suuroobaan. :eek: :eek:

 

wa ileen tanoo kale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^nin yaaban sxb maxaa tala ah illeen ninkii lama hayee illaa iyo hadda, bal si aan yeelno oo aan raadinno ninkii shirwac ahaa.....

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Eeda labaduba way leeyahiin, markuu ogaaday in la qabo, muu faraha ka qaado, maxaa wali daba lulay. :confused:

 

Aduunyo waa shalay iyo maanta :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin gidigiin waqtiga aad siiseen qoraalkayga.

 

Turns out inanta lama qabin. Dadka igu yiri waa la qabaa ayaa inanta nafsadooda la doonayay. Nasiib daro inanta iyo aniga ayaa labo qabiil kala noqanay, sidaa daraadeed sheekadeeda waan isaga haray. Marka sheekdaa waa intaa. Mar labaad aad iyo aad baad u mahadsantihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

labo qabiil kala noqdoy.. what is this mean.. does it mean.. those tribes could never marry from each other again.. parents won't allow it..

 

subxanallah jaahilnimo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Qaqac

 

...Sooamliya jawiga ay maanta taagantahay baa keentay. Jaahilnimo taa hadaad u aragtana nin/inan huradaad tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Originally posted by Shirwac:

Nasiib daro inanta iyo aniga ayaa labo qabiil kala noqanay, sidaa daraadeed sheekadeeda waan isaga haray.

Brother, If you live by that principle you will miss out alot in this world

 

just my opinion

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Shirwac walalo hadii gabaraad shukansaneysay lagu yiri waa laqabaa oo soo ogatay in laqabin waxa shekada kusoo tabiyayna yihiin niman isurabo gabarta aniga waxa kudhihi laha gabartas hadi aad damac kaleedahay yaysan kudhafin kala qabiil aan nahay iyo sheekoyinkas laga tagyaye ...hadi xata qabiladina kala guursan oo adiga gabarta rabtid than i think is between u n her soo mahan.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa shirwac, sawirka ninwaaye haye....aqaseeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee..............

 

waraa leerta nasii nooh...

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@different tribes waraa it is 21st century,like qacqaac said jaahilnimo weyn weeye inaan gabadh ku guursato according to her qabiil. Man wake up

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

aduunkaan waxaa la dhahay saa u socotid rah dhalaayo aa arkee....

 

Shirwac ban aa ku fadhisaa abaa..xaanshida musqusha waakugu yartahay..

 

Qabiil nin ama naag ku guursaneyso horta jaahiliin waaye..hadii taas laga wareegtona baac waaye hadii laga sii kala fireestona xoolo waaye..

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this