Sign in to follow this  
Shirwac

Waxaan shukaansaday gabar la qabo

Recommended Posts

Qac Qaac   

walaal qof kuu arko jaahil horta ma jiro.. laakiin walaal wax yaalaha xun oo ku jira dhaqankeena waa in wax laga badalaa.. oo aan isku daynaa in aan wax ka qabanno qabiil dirirkaan wadanka ka socdo..

 

marka hadduu qof walba guursadu dadkiisa taasi ma xuma, laakiin maxaa loo xaaritimeen wax uu ilaahey baneeyay.. also no kollayba gabadha unbaa guursan.. cideeda wixii xunna, awolba waa in aad ka ilaalisaa caruurtaada, ama haddii kale way kaa sumeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Qac'Qac..sxb kaalay scieniskaan xagee kasoo baratay? fanjactu qaliilul cadiim...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sarandi   

Waxaan u malaynayaa in ninkii naagtu qarinaysay ay is helleen. Waa xaal haween inay nimanka isku diraan e....Hey bro shirwa Halla at me if you need backup....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hay, hay, hay, not all women like that, i'm woman and i don't do that,,,,, ha isku jamcin all women..........

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa la yaabay!, wallaahi shirwac jawaabtiisi dambe ee ahayd siduu uga haray igaarti uu gaclooday waa wax laga xumaado. fajacnaa! he made a fool of himself, ...haddana hey hold on, then man is 1000 time better than many folks here, he at least honest and experessed his biased views towards certain somali tribes balse asaga lee dhibeysaa nooh markii oo ina-adeertis hada ka timid dhulkii madaxa burus kala dhacdo boing.gif uu ogaanaa he was wrong!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this