Sign in to follow this  
Shirwac

Waxaan shukaansaday gabar la qabo

Recommended Posts

Pacifist   

Bisinka maxaa tiri baal. Waar culus baa sheegtey. Ohh ya ku sheegay baal? Ma sheeku jiirto oh ruun baa. Waar walaalow waarka baal hobso baal. Cajiib Iyo Nuus. Adunka is running. Shirwac huno ideykeysu imikaan okay. Waxaan umaleyniya waarku ino yahay PraPaGando :D Cajiib baadhana. Marka iska ilaali people ka ohh hadalka baadhan...Too much talking talking is no good absolutely no good. I suggest u that u listen here here that u hear andy listen me here okayyyyyyyyy u istardandi me? I hope u istardandi me aaa what say okay. i mean say that if the girly is xaas then u live her aloni oky. they say in af gaaled

plenti fishi in tha ocean ;)

 

I hopi u istardandi me very well me go now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
HONEY-D   

naag iyadoo la qabo nin kale hunguriyeysay maxaad u sheegeysaa haday qof wax isku faleyso tahay falkaas xun kuma kacdeen marka aniga waxaan ku oran lahaa sumcadaada dhowro kana carar intaad ka carari kartid yaan lagugu ad sawirine.

 

 

nin noolow maxaa aragti kuu laaban tanina ma jirtey walee waa wax lala yaabo.

 

stickievix

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ayaa waxaa la ii sheegay in la qabo,

hubsiinyadu waa dahab, hubso hadalka marka hore, hamigana ha iska halleenin.

 

waxaa dhici karta in warkan aad ka heshay niman iyagu laftirkoodu hunguriyeenayo gabadhaas aad is shukaansateen.

haddii aad warkan gabdho ka maqasheyna iyagaa doonayo inaad shukaansato ood gabadhaasi ka harto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

istacajib iyo nus...aduunyo gaddoon waayabe ma'istiri...naag la qabo, nin kale raad saneyso...

sidey Honey-D hore u tiri, dacaska wax kadday.

 

Naagahaan baan la yaabay oo iska dhigo iney hot and single yahiin wali, ayagoo uurka buuran yahay...mid saas oo kale ah ayaan maalin ku qabtay ayado inan abtigey ah ku heyso. Inaan karbasho baa damcay, laakin ninkeedi already found out (muhahaha)

 

Shirwac, tilaabo dib u qaad....tilaabo oo aad iyo aad u weyn, aint no fun shukaansiying married women, if they don't break your heart, their husbands will ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaan shukaansaday gabar la qabo Ceeb badanaa redface.gif

 

 

Runtii waxaa ceeb ah ama wax laga xishoodo ah in adigoo lagu qabo nin kale aad la sheekaysato. Shirwac walaalkiis runtii adiga wax ceeb ah kuma lihid arintan, balse waxay ahayd inay ayadu kuu sheegto oo ay ku tiraahdo aboowe arintaan baa jirta, hal su'aal though did u ask her if she was u know single or available?

 

TALO YAR:

waxaad samaysaa hubi arintan inay dhab tahay iyo in kale, adigoon ku dag dagin qoftana aad la dagaalin. Waxaad kaloo fiirisaa Qofka kuu sheegay inuu yahay qof la aaminikaro iyo in kale, iyo waliba u sheedada uu kaleeyay sheegidda uu kuu sheegayo. Waad ogtahay waxaa iska jira dadka aan wanaag arki karin jecelna inay ka shaqeeyaan xumaan iyo isku dirka, marka anigu taladayda waxay tahay hubi arintan before u do anything. And if its in fact true u need to step back and leave her alone totally.

 

Wabillaah:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LEEE

Naag laqabo shukaansadoo aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriina"!!!

 

LAx dhimatay laan ka tuugoow aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriinaa"!!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

WAAR SHIRWACOW

 

HMMM NOWHERE TO BE FOUND!!! I HOPE THE HUSBAND DIDN'T BUMB U OFF TO NEVER NEVERLAND. BAAL HEEDHAYAL UH SOO DUCAYA WIILKA YAAR. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadii aand shukaansatey naag laqabo adoon ogeyn inay xaas tahey maxaa macnaha maad aayar iskaga hadhid markaad ogaatey inaa laqabo mise heedhe, wali rajaa kaa haysa? Waxaan umaleyn wali damacbaa kugu jira....Allow sahal umuuraha ragbaa.......hee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

War nagta waalan iskaga har,ogowna hadaad isku daydid inaad ninka ka qaadid,adigana hadhow mid baa kaa qaadi ee u diyaar garoow.What goes around, comes around!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa su'aal lee shirwac yaa arkay, war heedhe wiilka yaa la tagay, bal aan baafinno walaalkeeyn wax kasta baa dhici karee.......

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this