Sign in to follow this  
Wiilo

SIDEE LOO KOBCIN KARAA DHAQAALAHA SOOMAALIYA? Pls Ra'yigaada ka Dhiibo

Recommended Posts

Wiilo   

A) Sidee Loo Kobcin karaa dhaqaalaha Soomaaliya?

 

B) Maxaysu tahay sida ugu habboon ee dhaqaalaha dalka sare loogu soo Qaadikaraa?

 

C) Intee madax bannaani ah ayaa la siin karaa Ganacsatashaaya Soomaaliyeed? (Free Market)Maxayse tahay roleka ay Dowladdu ka cayaari karaysa maamulidda waxa soo galaya dalka? (Imports)

 

Fadlan ra'yigaada ka dhiibo arintan.

 

Wabillaah:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Wiilo ,,, runtii waa topic fiican in laga hadlo,,

 

Aniga waxa aan qabaa in wax dhaqaale ah oo la kobcin karo ama wax laga qaban karaa aanay jirin ilaa marka hore la helo amni buuxa oo laga baxo dagaaladan iyo fawdada dalka ka jirta. Markaas baa laga fekeri karaa dhaqaale iyo guud ahaan horumar.

 

Ma idinla tahay inaan marka hore ka hadalno sidee Amni loo heli karaa ,, marka aan taas isla meel dhignana aan ka dib u gudubno arrimaha dhaqaalaha.

 

Peace , , , ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Loyan   

Ganacsiga waddanka marna uma fariisan ammaan xumo. Waxa bannaan in lagu doodo dowladdu in ay xannibaysay horumarka ganacsiga waddanka. Xorriyad ballaaran oo ay helaan ganacsatadu waa sida keliya ee uu waddanku horumar fiican ku gaari karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Loyan I agree with u, xoriyad ayay u baahan yihiin ganacsatayaasha horumarkana wuxuu ku imaankaraa madax bannaani buuxda oo ay helaan ganacsatayaashu. Way tahay in Dowladdu maamusho ama ay ogaato alaabaha soo galaya dalka balse ay bixiso ama ay siiso madax bannaani buuxda isla markaana uu noqdo ganacsigu mid ka madax bannaan dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks,,,,, laakiin anigu kama aanan waramaynin in uu dhaqaaluhu amaan xumo u fadhiyo balse waxaan oran karnaa hadda ayuu ugu fiican yahay,,, waxa keliya ee aan ka hadlayay waxa weeye in hadda ay tahay xiligii laga hadli lahaa ammaanka waddanka ee dhaqaaluhu aanuu wax problem ah lahayn so far ,,, marka dowlad iyo nidaam la helo ayay ku fiican tahay in arrinka dhaqaalaha laga hadlo ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

asalaamu calaykum

 

horta waxkasta wax baa ka horeeya waxaan aniga qabaa in marka hore la helo (1)nabadgalyo buuxdo (2)iskaashi xoogsan oo udhaxeeyo ganacsatada. (3) in ay helaan xorinimo buuxdo ganacsatada. (4) In wadanka gudihiisa laga soo saaro waxyaalah muhiimka ah oo dalka uuga yimaado dibadiisa. In layareeyo waxyaalaha soogalo wadanka gudihiisa oo labadiyo wax kabaxo wadanka. in lamam nuuco Qaadka!lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this