Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Yaa Fahmi kara Gabaygan

Recommended Posts

Hangaalli hungaalli

Hegaan hega gaalli

Hunjaalli hantoolli

Bidhaan had-hadowga

Hiwaali hahoodka

Jibaanjib hunnuunnu

Huraalka hiraalka

Hambaaber mardaali

Hadeedab mardaadi

Kallaal himbiriirsi

Hawaawir hayaayir

Sadaad herimooya

Hunnnuushle hannaashle

Sareedo hamboori

Hankooble hayooshe

Falaad habbabbaale

Hanquusle halowle

Garaad himhimowle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Sxb Jaceyl ina Baro wuxu gabay ma aha ee waa geeraar. Wax badanna kama fahmin. Kolay xikmad badan kuma jidho. Hadde waa sidey ila tahay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool ,,, oo imika waxaad i leedihiin ma fahmayno ???

 

Walaahi waa gabay jira oo weliba ka mid ah gabayada ugu caansan ee Abwaan Hadraawi uu tiriyay ,,,,,,,,,,

 

I can even post the full version aad ku dawakhdeene ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this