Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Maah Maahyo

Recommended Posts

Luuqluuq marow lazim laamigaas kusoo dhacaa.

 

Canjeero sii u kala koreeso aaloo kala qaataa.

 

Kabo kaa weyn dhiiqo ay kugu farjiyaan.

 

Khamro hadaas cabtid, marqaan aad noqohee

 

Jidka tartiib aaas loo maraa, hadiis kale baa buur asku dhecee.

 

Kastuumo kaa weyn jinkaa maahin.

 

Xanjo buufis ilmaha ma u roono.

 

TipTop badan hergeb aas lee yahay.

 

Qorax kuleel ookiyaalo madow u gasho.

 

Rafaad raaxo aaka dambeesaa.

 

Ibnu Adam is waayi arinaa kala geesi.

 

Been ha sheegin, haddii sheegeesid neh aniga ha iisheegin.

 

Wixii soo wadid iyo webiga yaa weyn.

 

Lama qaawan ma is xumbaarto.

 

Hiilis hilib aas u baahan yahay.

 

Af daboolan dahab waaye.

 

Far keligeed fool ma dhaqdo.

 

Xanfar haddii jiro samsamaaniko haku wareegin.

 

 

Maanyo meehii laga galo dhanaan waaye.

 

Muufadaada aa maraq kuugu jirtaa.

 

Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato.

 

Jini ninkii keeno aa bixiyaa.

 

Naarbo naar kale ay ka ashahaadataa.

 

Nin tuur leh sii u jiifto usaa yaqaanaa.

 

Wareer cawo waaloo waa' bariistaa.

 

Ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa.

 

God walaal ha qodin haddii qodeesid neh ha dheereenin, ku hoobatidaa Alla og.

 

Adeeg ma cabsado, ninkiisaa cabsado.

 

Af joogo maloo adeego.

 

Aabo kan yar iga celi kan weyn anaa iska celihaayo.

 

Dhalin foolka ay ku taalaa.

 

Haddii xanaaqdid funaanadaada maka badaheesid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

Luuqluuq marow lazim laamigaas kusoo dhacaa.

 

Canjeero sii u kala koreeso aaloo kala qaataa.

 

Khamro hadaas cabtid, marqaan aad noqohee

Like DUH... :D:D tank yuu Nin Yaaban...saan u qoslaayay baan fuuray

 

reer xamar ppl like simplicity yaah

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

lol@nin yaaban,maahmaah aaba lasoo gashay yaah, cajiiib!

 

 

Maku sixi kari oo wax badan aa la i yiri nin kaa weeyn hortaa oo xanaaqaa. Anoo luqada ku fiicneen neh hadaan qaamuus kuusoo qaato waxaa la i leeyahay tani sheekadeeda waa hooyo saan aa loo dhalaa , marka maahmaahda meheeda nooga wada :D

 

If my somali is shyte, bare with me, yaa la iskugu keey tagin lee icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

People ask me why I'm so weard in SOL, don't they know that I am how I am because of This man. NIN YAABAN..lol....

 

Nin yaaban sxb they don't know nothing about maah maahyaashan saxiibkee....waxaan dhan oo maah maah ah anigaa iga heli laheyd sxb......lol..

 

waxaa la dhahay nin waalan bilaah uma waalna

waxaa ladhahay bajaq hadee afka kuu tuurto, bilaash uma tuurin...

waxaa la dhahay nin gaaban bilaash uma gaabna.

waxaa la dhahay gabar tii aheed waa la kolkoolshaa nuunoow camal...

 

Ma wadaa????...

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
king_450   

Canjeero sii u kala koreeso aaloo kala qaataa.

Nin-Yaaban broh, that one i missed, cz i always go with the middle hot canjeero to eat first,how come ,i must be smart then or this maah maah is intended for the opposite of what it stands?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Matkey   

Aaah this what i call maahmahyo.

 

Xanfar haddii jiro samsamaaniko haku wareegi. :D:D

 

kastuumo kaa weyn jinkaa maahin.

 

Xanjo buufis ilmaha ma u roono.

 

Lama qaawan ma is xumbaarto

.

:D:D

 

macalinka dhahaayo wa af ciyaal macno malaha reer koreey maloogu tala galin iney fahmaan, marka, taasi waa fikradaada xaq baana uleedahay inaad dhiibato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Garab Tuujiye:

People ask me why I'm so weard in SOL, don't they know that I am how I am because of This man. NIN YAABAN..lol....

 

Nin yaaban sxb they don't know nothing about maah maahyaashan saxiibkee....waxaan dhan oo maah maah ah anigaa iga heli laheyd sxb......lol..

 

waxaa la dhahay nin waalan bilaah uma waalna

waxaa ladhahay bajaq hadee afka kuu tuurto, bilaash uma tuurin...

waxaa la dhahay nin gaaban bilaash uma gaabna.

waxaa la dhahay gabar tii aheed waa la kolkoolshaa nuunoow camal...

 

Ma wadaa????...

wareer badanaa!!!!

haa inoo wad sxb, bajaqna u micnee dadka aan ereygaas micnihiisa aqoonin. jacybaro kolba garan maayee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

I think we still ought to respect the ppl who talk like that, and use this kind of languages.. we can't call them they use simplicity, and hamaraawi this and that... respect ppl..

 

waxaan waa waxa soomaaliya la rogmatay, anaa kaa af fiican, mise adiga, let's leave the jaahilnimada behind pls..

 

p.s also waxaan rabaa in aan ku daro labo thing

 

bir siin siin maxaa dheereeye, ciibara lee waaye..

 

sac madoow canihiis maxaa cadeeyey, cibaaro lee waaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this