Sign in to follow this  
Sophist

Caashaq

Recommended Posts

Jacayl waa dabiyo holac

Hufa iyo dabayl kulul

Baqdin iyo humaag daran

Sagal iyo daruur hoortay

Dur dur iyo xareed maaxan

Dacar iyo sun weeyaan

Dawo malaba weeyaan

Laba dariiq mid weeyaan

 

Waana guul dariyo guul

Hadba kaad ladaristana

Deeq gaara weyaan

Balse doodi waxay taal

ruuxuu Jacayl daran

daadihiyo dhawr sano

baraf duuban beerka

dusha sare kasaaroo

ladoosooma caashaqa

kala darajo weeyaan

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro sxb waxaan ogaa inaad ka hesho Saado Cali Heesaheeda so that was for you I hope u liked it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rudy ,, jacaylka cudur maaha ,,,, miyaanad maqlin:

 

marna waa qaraar

marna waa macaan

kolba waa siduu

kugu soo maree

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool! tell me somthing i dont know!! tell me how come i feel like the buler!! aye!!looool! wait till she has somtinhg in her oven!! then pay big time!! :confused: :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haddii Caashaq ku heloo Cudur kaa dhammaan waayo cunnana aad cuni weydo cudur weeye caashaquye cidnana mayaqaanee Yaa looga Cudur daartaa oo yaqaan dabar gooynta Caashaqa???.......

 

Waraada ani caashaq imahaayo laakiin waxaan ogahay inuu dhibaato badan yahay lee......

 

 

Nabad iyo Caano:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siman   

unlike what is posted so far, here is woman's love poem. This is from:

 

Qisadii Cabaro iyo Calimaax.

This is the one of the love poem she made for him

 

Cambaro:

 

"Casarkii hadaan dhiil laculay caano kugu siiyo. Cishihii hadaan Sarar cusbaleh kugu cashaysiiyo adsaadan caloosha igu hayn Caliyow yeelkaaga"

 

well, I w'd say tht women are much better articulating there feelings than men, may be it is my Bias viewpoint

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^ilaahow "tsunamigaas" naga jir Amin ;)

 

Caashaqu waa indha-sarcaad la "internalize"-gareeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Waxa ku haaya naaso hablood ka weyn qalanjooy.

 

Bal aan isku dayo in aan qeexo sifooyinka iyo marxaladaha ku heysta qalanjooy.

 

Bal ila dareen!!

 

Jacayl i helyoo i heel

hilaaciisaa imaray

ma haybiyeeeh way hayaa

humaag maahee waan hubaa

hogaanbuu igu wadaa

indhuhu tay halacsadeen

hadhkeedi igu lamaan

 

Chorus

anigu hawshaan qabiyo

huqdaa ii gaar ahoo

sidii huur iga batoo

dabayl u halis gashee

hawadu wayiga xuntoo

cidlaan heehaabayaa

 

hegaaradayoo hinqaday

xareedeedii higsaday

ma huurineh waan hingaday

haraadkii igama bi'in

hamuuntii waan qabaa

hablaha taan ugu jeclaa

ayaan kugu halmaamayaa

 

Chorus

anoo heli gaarey baa

habeenkii ii dumoo

sidii huur iga batoo

dabayl u halis gashee

hawadu way iga xuntoo

cidlaan heehaabayaa

 

 

isra aabeheed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Casarkii hadaan dhiil laculay caano kugu siiyo. Cishihii hadaan Sarar cusbaleh kugu cashaysiiyo adsaadan caloosha igu hayn Caliyow yeelkaaga"

And yall go around asking us silly Qs like, 'Why do somalida nimankooda be having calol and skinny lugo?. Well there is the answer! folks. Cant blame farax now will ya?

 

I tell you what,If i ever hear that one more time,ama whoop someone

The darn Xalimos Gabay about Food 24/7. shoot! give me a break. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this